Somaliland a market for somali children organs

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Bicir100
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 324
Joined: Fri Mar 06, 2009 10:56 am

Somaliland a market for somali children organs

Post by Bicir100 »

Carruurtii meeshay joogtay ayaa maalin shaybaadh caafimaad la wada mariyey, aniga markii la I baadhayna waxa la iga helay beer xannuun, waxayna kooxdii na baadhaysay yidhaahdeen tani way xannuun sanaysaaye inaga celiya, sidaa ayaana la iigu soo celiyey Hargeysa oo markii dambena Burco la ii keenay, aniga aabay waxa uu joogi jiray Xamar, hooyaydayna way dhimatay, waxaanan la joogay walaashay oo aan hadda xaafadeedii garanayo, hadii Garoowe la I geeyo," ayey tidhi; Nimco Maxamed Xuseen oo ah inanta yar ee laga soo xaday magaalada Garoowe.

maya maya maya maya....maxaa haray oo la sugayaa..
Waxaa xusud mudan in ilamaahani ay cadeeyeen in lageeyay xerro kutaala dalka itobiya, halkaasoo ay ku xareysnaayeen caruur Soomaaliyeed oo tiro badan,kuwasoo sidii xoolihii la mariyay baritaan caafimaad, kadibna sugaya in la qasho, ma jirtaa cid ka hadashay arinkaan?

Waxaana wax laga naxo ah in xiligaan ay jiraan curuur Soomaaliyeed oo ku xareysan xeryo loogu talagalay in lagu qasho,ayadoo waliba ay dhici karto in saacadan ay jirto curuur kawaanka saaran oo si araxan daro ah loo qalanayo,cuqubaadas xagee aakhiro laga aadayaa..

Xaliimo cismaan waxay sheegtay in ay gabadheeda la baxsatay naag oromo ah ayadoo dooneysa iney iibsato, Taas ku haystay magaalada burco ee somaliland kadibna ay ogaatay, isla markaasna ay tagtay Magaaladsi burco ayadoo markaa u dacwootay somaliland maamulka halkaasi ka jira.

Cuqaal kala duwan oo loo saaray arintaan iyo Xukunkii Maxakamada islaamiga magaaladaasi ayaa waxaa ka horyimid oo diiday Maamulka Somaliland ee magaaladasi.
Bicir100
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 324
Joined: Fri Mar 06, 2009 10:56 am

Re: Somaliland a market for somali children organs

Post by Bicir100 »

What a shame :sland: :down:
The hate This iidoors have For other Somalis is beyond humanity.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”