Habar Yoonis, Way tashatay Cuqaal ilaa Salaadiin
Moderator: Moderators
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Habar Yoonis, Way tashatay Cuqaal ilaa Salaadiin
Waxaana lagu heshiiyay, si aan kala hadh lahayn loo casuumo, gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mud: Ahmed Mohamed Mahamuud, oo beesha oo dhan yar iyo weyn aan loo kala hadhin! Maanta oo jimce ah, 3:30 galabnimo, @ Kaah Hotel.
Waxaa kasoo hor jeestay Intii ina Riyaale daba dhilifka u ahayd oo yidhi shirkaasi ma dhici doono, kuwaas oo ay ka mid yihiin: Ina Sulub, Waran Cadde, iyo Cawil
Kuwaas oo amar ku siiyay mulkiilaha hotelka Kaah inuu Cancel gareeyo shirkaa, haddii kale uu dhiig badane ku daadan doono.
Laakiin taa waxa ka diiday mulkiilaha hotelkaa oo isna Habar Yoonis ah oo yidhi balan adag ayaan la galay cuqaasha iyo madaxda Habar Yoonis mana kaga bixi karo lacagtiina waa la ii qadimay!
Waxay ku yidhaahdeen wasiirada waran cadde iyo siciid sulub mulkiilaha hotelka, lacagta intaad doonto ah ayaa lagu siinayaa kansal gare shirkaa, laakiin wuxuu ku adkaystay inaanu kansal garayn doonin.
Halkaa markay marayso ayay u tageen wasiirada ina sulub iyo waran cadde taliyaha ciidanka qaranka Saqadhi waxaanay ka codsadeen inuu Sii-laanyo u qoro waraaq ka mamnuucaysa inaanu shirkaa ka qayb gali karin, laakiin taa waxaa gaashaanka ku dhuftay madaxda kulmiye
haddaba warkaas oo faahdaahsan ka akhriso Waryatv.com

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Habar Yoonis, Way tashatay Cuqaal ilaa Salaadiin
Waar anuu waxaan ka yaabay saddexdan caada qaatal yaal, ma iyaga aya beesha xukuma siday isu yidhaahden,The_Emperior5 wrote:![]()
![]()
![]()
![]()
Hor istaaga go'aan ay beesha oo dhan gaadhay siiba madaxda beeshu gaadhay,
saddexdan wasiir waa inay ku eekaadaan uun xilka ay dawladda u hayaan oo aanay soo fara gelin arimaha beesha u gaarka ah.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Habar Yoonis, Way tashatay Cuqaal ilaa Salaadiin
Gaboose must be doing a great job in converting people.
These ministries are really embarrassing themselves.
Horta heedhe dadkeena waan la yaaba. How could a small gathering under one roof can determine the faith of major group scattered all over the world? What Siilaanyo could possibly say that can have direct impact to the HY flock uniformly?

These ministries are really embarrassing themselves.

Horta heedhe dadkeena waan la yaaba. How could a small gathering under one roof can determine the faith of major group scattered all over the world? What Siilaanyo could possibly say that can have direct impact to the HY flock uniformly?

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Habar Yoonis, Way tashatay Cuqaal ilaa Salaadiin
KULMIYE oo ka hadlay tallaabo Xukuumaddu isku dayday inay kaga horjoogsato Shir ay qabsanayeen
April 2nd, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE ayaa jawaab ka bixiyay tallaabo uu Taliyaha Booliska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubbad isku dayay in uu ku horjoogsado Munaasibad loo qabtay Dhalinyarada Jaamacadaha kaga jira Beesha bariga Hargeysa.
Guddoomiye-xigeenka Guddida Warfaafinta ee Xisbiga KULMIYE Eng. Maxamed Jaamac Axmed ayaa ayaa ayaan-darro ku tilmaamay tallaabadaas, isla markaana dhaleeceeyay. Waxaanu eedda amarkan dusha u saaray Wasiirada Beesha Habar-Yoonis kaga jira Xukuumadda. “Tallaabadan waxa ka dambeeya Wasiirada Beesha Habar yoonis, oo ka soo horjeeda taageerada badan ee loo hayo xisbiga KULMIYE iyo sida loo nacay xisbigooda UDUB. Arrintani waa mid gef ku ah shuruucda dalka iyadoo la wada ogyahay in xisbiga UDUB uu olale balaadhan ka wado gobolada dalka oo ay xiligan ka wadaan Gobolka Awdal oo ay fagaareyaal ka hadlayaan.” ayuu yidhi Guddoomiye Ku Xigeenka Warfaafinta ee xisbiga KULMIYE.
Qoraalka Taliyaha Ciidanka Boolisku qoray oo uu ku socodsiiyay Mulkiilaha Hudheelka Kaah ee bariga Magaalada Hargeysa, ayuu ugu sheegay in aan wax munaasibad ah lagu qaban.
Qoraalkaasi wuxuu u dhignaa sidan;
“Waxaa lugugu war-gelinayaa [Waa mulkiilaha Huteelka KAAH] in aan wax dhaqdhaqaaq siyaasadeed ah lagu qaban karin Hutel-kaaga, maadaama oo aan la gaadhin wakhtigeedii, adiguna aanad u haysan wax rusqad ah oo lagaga hadlo Huteel-kaaga. Sidaas darteed, in aanad Urur ama Xisbiya-da siyaasadeed u ogolaan Huteelka nabadgelyo awgeed.”
Somaliland.Org
Hargeisa News Desk
wararkasomaliland@gmail.com

Dhagabacayl, that is not the issue , the issue is Warancadde got pissed when he heard a meeting was going to be held in his homearea (Gacanlibaax) the Isaxaaq district and most Isaxaaqs support UDUB so he saw them as a competition that is why he said to the hotel man tell them they can't not hold a meeting there and ordered them to stay away from his hometown ( Gacanlibaax) .
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Habar Yoonis, Way tashatay Cuqaal ilaa Salaadiin
Siciid85 wrote:Dhagabacayl, that is not the issue , the issue is Warancadde got pissed when he heard a meeting was going to be held in his homearea (Gacanlibaax) the Isaxaaq district and most Isaxaaqs support UDUB so he saw them as a competition that is why he said to the hotel man tell them they can't not hold a meeting there and ordered them to stay away from his hometown ( Gacanlibaax) .
Negative PR in both sides.

Re: Habar Yoonis, Way tashatay Cuqaal ilaa Salaadiin
Anyway it is only 240 students , i don't know why he was getting worked out about that when infact 18k H.Y votes went to kulmiye last elections, maybe it's something to do with them being from sub clan Isaxaaq - Cabdalle Isaxaaq which angered him.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Habar Yoonis, Way tashatay Cuqaal ilaa Salaadiin
Siciid85 wrote:Dhagabacayl, that is not the issue , the issue is Warancadde got pissed when he heard a meeting was going to be held in his homearea (Gacanlibaax) the Isaxaaq district and most Isaxaaqs support UDUB so he saw them as a competition that is why he said to the hotel man tell them they can't not hold a meeting there and ordered them to stay away from his hometown ( Gacanlibaax) .

Re: Habar Yoonis, Way tashatay Cuqaal ilaa Salaadiin
Liqaaye, that is natural every politicians feel that way at sometime what you have to understand is somaliland when it comes to the parties it's a competition of who can get many voters and convert them, and as usual warancadde doesn't think it's accepectable for his sub sub clan - Isaxaaq - Abdalle Isaxaaq - students to alliagiance themselfs with Kulmiye that is the last thing he wants.
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Habar Yoonis, Way tashatay Cuqaal ilaa Salaadiin
Niyow udub ta mar mar ayaan is idhaahda niyow tutor u noqo......they all crazy waar shir yar oo waliba arday qabsanayaan why do they give hell about it.....caqliga ku yar
..coz they not even aware of the publicity of the kulmiye party...dadki wixi laga celceliyey oogu daran yihin..iyagaaba soo caan bixnaya .
bal eega Ilaah ayan idinku dhaarshe...nabadgelyo awgeyd ku laha..
Allow Somaliland noo barakee dadkan mesha abaarta ka dhigayna qaar ka kheyr badan noogu badal.Aamin
Somaliland is where the heart belongs to.

adiguna aanad u haysan wax rusqad ah oo lagaga hadlo Huteel-kaaga. Sidaas darteed, in aanad Urur ama Xisbiya-da siyaasadeed u ogolaan Huteelka nabadgelyo awgeed.”
bal eega Ilaah ayan idinku dhaarshe...nabadgelyo awgeyd ku laha..
Allow Somaliland noo barakee dadkan mesha abaarta ka dhigayna qaar ka kheyr badan noogu badal.Aamin
Somaliland is where the heart belongs to.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 2116 Views
-
Last post by Basra-
-
- 12 Replies
- 2441 Views
-
Last post by NomadicSoul1
-
- 12 Replies
- 3595 Views
-
Last post by peace08
-
- 0 Replies
- 2692 Views
-
Last post by Unclebin-
-
- 1 Replies
- 2118 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 5 Replies
- 994 Views
-
Last post by wadaniweyn1
-
- 33 Replies
- 3510 Views
-
Last post by wadaniweyn1
-
- 25 Replies
- 2547 Views
-
Last post by lady_ice_4u2nv
-
- 25 Replies
- 2522 Views
-
Last post by street-thug