Page 1 of 1

I AM African American.

Posted: Fri Apr 02, 2010 1:27 pm
by Basra-
Hayee---the latest news---An article on Yahoo claims Obama has checked the "African American" box on his census population forms. Duh?? Heloooooo Of course he would. Alaa Cadaan they are just something! :clap:




http://news.yahoo.com/s/ap/20100402/ap_ ... ama_census

Re: I AM African American.

Posted: Fri Apr 02, 2010 1:34 pm
by nomadicwarlord
No box for "Kenyan American"? His dad wasn't a slave from Africa thus no need to check the "African American" box. He is still down with his Caucasian brethren too. :up:

Re: I AM African American.

Posted: Fri Apr 02, 2010 1:38 pm
by Basra-
nomad

the question here is not nationality as r u kenya or american. it is r u white or adoon? kenyaans are the adoonest u can get. :? :roll:

Re: I AM African American.

Posted: Fri Apr 02, 2010 1:40 pm
by SahanGalbeed
I have yet to see anybody stay as dumb as you with consistency and lenght of time

Re: I AM African American.

Posted: Fri Apr 02, 2010 1:41 pm
by Basra-
[quote="SahanGalbeed"]I have yet to see anybody stay as dumb as you with consistency and lenght of time[/quote]


Sahan

Walaal i am a fellow Colombus Ohion--please tafadhall be nice. :cry:

Re: I AM African American.

Posted: Fri Apr 02, 2010 1:54 pm
by manarab
SahanGalbeed wrote:I have yet to see anybody stay as dumb as you with consistency and lenght of time
Ina Baxaaroow, weli ma nooshahay?

Re: I AM African American.

Posted: Fri Apr 02, 2010 2:04 pm
by SahanGalbeed
Qofka muslinka isku sheegaya , intaanu qof kale hadalka ku bilaabin salaama caleekum bu odhan jiray .
Nimankan al shabaabta , wax wada dabeecad xun iyo social skills aad u liita leh weeye niyow :lol:

Mayee akhiro baan ka soo hadlaya oo , internet kii ba shalay la isoo gashay !!

Re: I AM African American.

Posted: Fri Apr 02, 2010 7:19 pm
by manarab
Sahanoow, si sahlan baad u xanaaqdaa, ee is deji. Balwaduna iska daa.

Re: I AM African American.

Posted: Fri Apr 02, 2010 7:29 pm
by SahanGalbeed
Horta anigu berigaan balwada laha , weligey maan qarsan oo waxaan oga inu Ilaahey iga saarayo maalinta aan soo diyaar garoobo . Maantana xaalkeygu waa Al Xamdulilah .
Adigu se , waxaad hayso oo dhan baa wax meel gaaban laga soo ururiyay ah .
Dabeecad xun baad leedahay , cidna la saxiib ma tihid , weliga adiga oo qof la kaftamaya meeshan kugu maan arag , shadh kaa weyn na waad isu gelisay o , nin Ilaahey difaacisa iyo diinta karimka loo xil saaray oo kale baad iska dhigta .
Anigu nin iskii isku neceb , oon cid wax ka maqlin weligey wax ka ma' dhagaysto .

Eeg hadda , salama calekum baan ku idhi igu fur dacwada , haddaad waxaad sheegato ay ka dhab tahay .
Waad isla han weyntahay o , doqonimadii hore baad fadeexad dambe raacisay , maxa dadka iga saaray na waad is leedahay :lol:

Re: I AM African American.

Posted: Fri Apr 02, 2010 7:37 pm
by SahanGalbeed
Warye , so jawaab de . Anigu nin Ilaahey yaqaan baan ahay . Ku ma' aqaan , halka laga haysto na ma'ogi , laakin aqligaa Ilaahey i siiyay baan isticmaalaya o , insha Allah adiga ii sheegi doona halku shoodh-ku iska galay , haddaadan iska cararin de , yacnii de..sidii caadada idiin ahayd nimankiina caruurta af-duubta :lol:

Re: I AM African American.

Posted: Fri Apr 02, 2010 7:41 pm
by manarab
:lol: