Page 1 of 8
Ogaadeen brothers
Posted: Wed Apr 07, 2010 9:41 am
by hargaysaay
do you think changing the name of ONLF may have posotive impact for your struggle
Re: Ogaadeen brothers
Posted: Wed Apr 07, 2010 9:46 am
by Keyse_0208
hargaysaay, the name ogadenia wa given by the british, it is a colonial name, and these cagdheers are clinging on to this colonial name, talk about loving the white man jeeees

Re: Ogaadeen brothers
Posted: Wed Apr 07, 2010 9:51 am
by hargaysaay
but thats harming there struggle walaahi, many other somali people who hates ethiopians would not support ONLF becouse of the name
Re: Ogaadeen brothers
Posted: Wed Apr 07, 2010 10:08 am
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:but thats harming there struggle walaahi, many other somali people who hates ethiopians would not support ONLF becouse of the name
Actually its not harming their cause , because If you use a different name it will be associated with the former republic of Somalia , Anything Somali will harm their cause. Ogadeni people need to think about their own identity only then they can go forward, So if they use an Ogadeni identity with an ogadeni flag With an ogadeni Liberation front it will contribute to their cause, Do you understand.
Re: Ogaadeen brothers
Posted: Wed Apr 07, 2010 10:12 am
by hargaysaay
maantaan gartay in aanad rabin inay ogaadenia xorowdo.
waar geel jiraha hawd iyo meel walba jooga halganka wuu ka qayb gali lahaa hadii farsamada iyo magaca ONLF la bedalo. somalidu waa dad ficil badan
ta labaad onlf ma dhulka ogaadeen uun bay xoreynaysaa mise dhulka somali galbed
Re: Ogaadeen brothers
Posted: Wed Apr 07, 2010 10:18 am
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:maantaan gartay in aanad rabin inay ogaadenia xorowdo.
waar geel jiraha hawd iyo meel walba jooga halganka wuu ka qayb gali lahaa hadii farsamada iyo magaca ONLF la bedalo. somalidu waa dad ficil badan
ta labaad onlf ma dhulka ogaadeen uun bay xoreynaysaa mise dhulka somali galbed
adigu hadaad leedahay onlf ka qeyb qadaan mayo jabhadooda oo qabil aad ku nasbeysey adigu ciidagalle ayaad tahay jabhad maad sameysatiid xabashida la dagaalantiid intad leedahay jabhada magaca halaga baddalo adigu jabhad maad samaysid dhulkaga xoreysatiid wa simple
Re: Ogaadeen brothers
Posted: Wed Apr 07, 2010 10:29 am
by hargaysaay
two hands do greater job then one hand, gacmo wada jir bay wax ku gooyaan umada soomaliyeed ee ku nool under ethiopian occupation waa 4 million haday midoobaana cid celin kartaa ma jirto.
Re: Ogaadeen brothers
Posted: Wed Apr 07, 2010 10:31 am
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:two hands do greater job then one hand, gacmo wada jir bay wax ku gooyaan umada soomaliyeed ee ku nool under ethiopian occupation waa 4 million haday midoobaana cid celin kartaa ma jirto.
wa dhab weye taasi laakin hadaad jabhadoodii diiday inad wax kula darsantiid intad la shaqeysiid jabhad ka ag furro xabbada ka ag riid dalkaga xoree hadhow na meel kuwadda xajooda wa tallo weye
Re: Ogaadeen brothers
Posted: Wed Apr 07, 2010 10:39 am
by hargaysaay
adigu dadka dhulkooda la xoreynayo miyaanad ku jirin mise in xarshin somaliland tahay baad isleedahay

Re: Ogaadeen brothers
Posted: Wed Apr 07, 2010 10:49 am
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:adigu dadka dhulkooda la xoreynayo miyaanad ku jirin mise in xarshin somaliland tahay baad isleedahay

Anigu waan jeclaan laha inay reer xarshin xabbada qaatan oo ay dhulkooda xoreystaan the same way as reer harta sheikha iyo dhulkayago oo dhan

Re: Ogaadeen brothers
Posted: Wed Apr 07, 2010 10:58 am
by hargaysaay
dee kelogood haday meel maraan ma cd bay wax ka qaadayaan waa maya isku duubnidaa wax lagu qabtaa
Re: Ogaadeen brothers
Posted: Wed Apr 07, 2010 11:05 am
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:dee kelogood haday meel maraan ma cd bay wax ka qaadayaan waa maya isku duubnidaa wax lagu qabtaa
ciisuhu ba jabhad bey leeyihin wa caadi ogadenku ba jabhad wey leeyihin maad ka liidata.
Re: Ogaadeen brothers
Posted: Wed Apr 07, 2010 11:09 am
by hanqadh
Ogaden waa Magaca dhulka looga yaqaan aduunka.
Hada hadii uu nin Wariya hadlo soo "Ogaden" dhulka kuma tilmaami
Haduu nin U.N ah hadlo soo "Ogaden" dhulka kuma tilmaamo
Haduu Gordon Brown hadlo soo "Ogaden" dhulka kuma tilmaamo
Hadaad Buug tariikhi akhridid soo "Ogaden" dhulka laguma Tilmaamo
Ogaden marka waa the "Universally Recognised" name.
Markaa ma Beesha Ogadeen baa dadkaa ku qasabtay? Mise ONLF baa Magaca qaadatay markaa waa in Ogaden dhulka loogu yeedhaa, isma keenayso sxb.
Ta kale Somaliya Dagaaladii 90kii soo mid kasta "S" kama kacaynin hadana qabiil mid kasta kama koobneyn?? Who are we kidding markaa.
SNM-Isaaq
SPM-Ogaden
USC-Hawiye
SSDF-MJ
Its a matter of education not changing the name.
I was listening to a radio interview from a man in Baabili he said Itoopia iyo Ogaden waa laba magac oo la bixiyay maxaan ku diidi ta ii rabta wanaag iyo Xornimo oon ku yeeli tan i gumaadaysa...Now thats a man of wisdom.
This failed argument of why dont you change the name is championed by deluded and ignorant folks who do not want to see the struggle go ahead.If they didnt like ONLF why did they not join UWSLF which felt apart this week?
the struggle only matters to those who feel the oppression, and its not only limited to the Ogadeen clans as popularly believed.Today ONLF would not be in Shinile or Harar, if they didnt have local support.
If an organisation is dealing in petty Triblism it is bound to collapse, ONLF remains firm and with each passing day we see them increasing there reach.
Re: Ogaadeen brothers
Posted: Wed Apr 07, 2010 11:11 am
by hanqadh
The_Emperior5 wrote:hargaysaay wrote:dee kelogood haday meel maraan ma cd bay wax ka qaadayaan waa maya isku duubnidaa wax lagu qabtaa
ciisuhu ba jabhad bey leeyihin wa caadi ogadenku ba jabhad wey leeyihin maad ka liidata.
Ciisaha jabhadoodu ONLF bay noqdeen.

Re: Ogaadeen brothers
Posted: Wed Apr 07, 2010 11:12 am
by The_Emperior5
yeah your right wey ku biireen onlf waan maqlay taas