The Vice president Axmed Yusuf Yasin Will Go home

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

The Vice president Axmed Yusuf Yasin Will Go home

Post by The_Emperior5 »

Madaxweyne ku xigeenka oo Dalka ku soo Waajahan
Written by Qaran News
Apr 08, 2010 at 12:14 PM
Paris,(Qaran News)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa shalay ka soo ambabaxay dalka Faransiiska oo uu in muddo ah u joogay hawlo Caafimaad

Sida ay sheegeen warar ku dhawdhaw Madaxweyne ku xigeenka Socdaalkiisa waxa la filayaa inuu maalmaha soo socda soo gaadhi doono Hargeysa balse inta ka horaysa waxa la filayaa inuu soo maro imaaraatka Carabta oo uu ku hakan doono

Xaalada Caafimaad ee Madaxweyne ku xigeenka ayaa haatan ah mid aad u fiican sida la sheegay waxaana uu imika in muddo ah dalka faransiiska u joogay la tashiyo uu la samaynayay dhakhaatiirtii dawaynaysay

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin waxa uu muddo laba bilood ka badan dalka uga maqnaa arrimo Caafimaad kadib markii ay soo waajahday xaalad Caafimaad oo looga maarmi waayay in loo qaado debdda iyadoo marka hore qorshuhu ahaa inuu tago dalka Jarmalka balse markii danbe ku hakaday faransiiska oo uu ka helay dhakhtar uu Maraykanku leeyahay oo ku yaala duleedka magaaladda paris


Waaheen
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”