100s of Hisbul Islam Mujahidins heading to Mataban

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Umal Zamzam
Posts: 51
Joined: Tue Aug 11, 2009 9:55 am

100s of Hisbul Islam Mujahidins heading to Mataban

Post by Umal Zamzam »

Boqolaal katirsan Ciidamada Maamulka Xisbul Islaam degmada B/weyne oo u dhaqaaqay dhanka Matabaan iyo Guriceel Gobalka G/gaduud.

Thursday, 08 April 2010 08:34


Boqolaal Askari oo taabacsan maamulka Ururka Xisbul islaam gobalka Hiiraan ayaa saaka gaaray deegaanka Beergadiid gobalka Hiiraan oo aan ka fogayn degmada Balanballe ee dhacda xadka ay wadaagaan Hiiraan iyo G/gaduud.

Afhayeenka Maamulka Xisbul islaam degamda B/weyne Sheykh Max'med Wehliye Odawaa oo la socda ciidanka Xisbiga ayaa sheegay in ay salaadda Duhurka Insha Allaah ku tukan doonaan Matabaan salaadda Cishahana ku tukan doonaan degamda Guriceel ama ay shahaaddo heli doonaan sida uu hadalka u dhigay.

Ciidamadan oo ku hubaysan labaatameeyo gaadiidka dagaalka ah ayaa xalay saqdii dhexe ka amba baxay deegaanka Ceelgaal duleedka magaalada B/weyne oo ay maalmihii lasoo dhaafay isku aruursanayeen.

Wararka nagasoo gaaraya Beer Gadiid waxay xaqiijinayaa in ciidamada Xisbul Islaam oo aad u qalabaysan ay muddo Daqiiqada ah ku hakadeen tuulada Bacda kadibna ay u jahaysteen dhanka Matabaan.

Matabaan oo maalmo ka hor ay galeen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ah meel aad unugul oo ay marna soo galaan marna ka baxaan Maleeshiyaad Qabuura Galeen.
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: 100s of Hisbul Islam Mujahidins heading to Mataban

Post by Cirwaaq »

Will you cry for them when they are beheaded? and given the same treatment they gave their hostages?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”