Bohol & Karaman Question
Moderator: Moderators
Bohol & Karaman Question
Do you know where this full poem by Abwaan Saalax Laydiray is?
It starts with something like this.
Waxan ahay Ardooy nimaanka degaa Ila Nugaalede
Waxan ahay Ardada shiikhu dhalay kooda aadka ahe
Waxan ahay Ismaaciil Caare iyo Uruurta waawayne
Waxan ahay ab lama haybsadee oosha reer Sacade.
It starts with something like this.
Waxan ahay Ardooy nimaanka degaa Ila Nugaalede
Waxan ahay Ardada shiikhu dhalay kooda aadka ahe
Waxan ahay Ismaaciil Caare iyo Uruurta waawayne
Waxan ahay ab lama haybsadee oosha reer Sacade.
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Bohol & Karaman Question
Horta adiga, habar younistan baas ayaa ku waashay ma istiri? 

Re: Bohol & Karaman Question
Cali Gaab, it's gaining knowledge in the poetry field.
- ToughGong
- SomaliNet Super
- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Bohol & Karaman Question
Cali Sultanku waa inuu dadkiisa kala bartaa dee
- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Bohol & Karaman Question
siciid,
sxb who is your favourite Habar Younis Poet?
sxb who is your favourite Habar Younis Poet?
Re: Bohol & Karaman Question
Timo_Case, my favourite H.Y poets are Xaaji Aadan Afqallooc & Qaasiim AUN.
- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Bohol & Karaman Question
Gartay, Horta Qaasim soo isaxaaq muu ahayn?Siciid85 wrote:Timo_Case, my favourite H.Y poets are Xaaji Aadan Afqallooc & Qaasiim AUN.

Re: Bohol & Karaman Question
Haa isxaaq bu aha he was a good poet who was anti-tribalism.
- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Bohol & Karaman Question
Have u heard of Gamuuute? he was H.J. He was anti-qabiilist himself, who used to hate ingiriiskaSiciid85 wrote:Haa isxaaq bu aha he was a good poet who was anti-tribalism.
Re: Bohol & Karaman Question
Haa waan maqlay sxb.
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Bohol & Karaman Question
Hada intanban kaa xasuustaa oo an qoray laakiinse, wan soo dhamaystiri doonaa inadeer, ( waxan hayaa ilaa labaatan qormo oo gaagaaban oo Salaax malaydiray gabayadiisii ah laakiinse wan soo dhamays tirii doonaa insha allah)Siciid85 wrote:Do you know where this full poem by Abwaan Saalax Laydiray is?
It starts with something like this.
Waxan ahay Ardooy nimaanka degaa Ila Nugaalede
Waxan ahay Ardada shiikhu dhalay kooda aadka ahe
Waxan ahay Ismaaciil Caare iyo Uruurta waawayne
Waxan ahay ab lama haybsadee oosha reer Sacade.
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Bohol & Karaman Question
xaaji aadan af qalooc is one of the greatest somali people you shoukd read his biography
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 42 Replies
- 1825 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 4 Replies
- 686 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 645 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 2 Replies
- 679 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 411 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 473 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 15 Replies
- 1601 Views
-
Last post by NewHargeisaGirl
-
- 10 Replies
- 906 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 3 Replies
- 931 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 12 Replies
- 1367 Views
-
Last post by Siciid85