Page 1 of 1

My day starting good

Posted: Fri Apr 09, 2010 10:02 am
by AhlulbaytSoldier
Degmada Hodon ee magaalada Muqdisho oo noqotay degmadii ugu horeysay ee uu ka bilowdo kacdoon ka dhan ah ururka Al-Shabaab

Mogadishu Friday 9 April 2010 SMC

Degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa noqotay degmadii ugu horeysay ee uu ka bilowdo kacdoon ka dhan ah ururka Al-Shabaab oo isagu gacanta ku haya inta badan gobolada dalka Soomaaliya.

Dhallinyaro is abaabushay oo la sheegay qaarkood inay ka tirsan yihiin xerta Caalimkii weynaa ee Macallim Nuur Maxamed Siyaad Allaha u naxariistee oo ka tirsan mashaa’iqda dariiqada suufiyada ee Ahlu Sunna Waljameeca ayaa degmadaasi ka bilaabay dhaqdhaqaaq aan caadi ahayn, iyagoo gebi ahaanba ka eryay kolonyo ka tirsan xarakada Al-Shabaab degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Ilaa iyo iminka lama oga tirada dhabta ah ee ciidamadaasi ay gaarayaan, hase yeeshee sida ay sheegayaan dadka degaanka inay cagta mariyeen fariisimo Shabaabku ku lahaayeen halkaasi, iyagoona siibay calanka madow isla markaasina ku bedelay calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya astaanta u ah.

Dhinaca kale tallaabadaan ayaa ku soo beegantay xilli Culumada Ahlu Sunna Waljameeca ay iclaamiyeen dagaal toos ah oo ay kala hor tegayaan xarakada Al-Shabaab, kaddib markii ay bilaabeen in qabuurahooda ay fagaan hoggaamiyayaashii diinta Islaamka ku faafiyay guud ahaan dalka Soomaaliya, waxaana haatan bilaabanaya kacdoonno looga horjeedo Al-Shabaab oo ka socda gudaha magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka.
:up:

Re: My day starting good

Posted: Fri Apr 09, 2010 10:38 am
by Cirwaaq
:clap: Al-shuban their days are numbered i look forward to the day there is in place an Al-shuban cleasing army to catch and put on trial all Al-shuban collaborators. Give them strict sharia law.

I would like to see their leaderrship all burried to their necks in a circle all facing each other with blood smeared on their faces and left in hyena infested countryside. Oh yeah record the event anf broadcast on universal TV.

I am generally pro-life but these guys need a taste of their own medicen.

Re: My day starting good

Posted: Fri Apr 09, 2010 10:43 am
by AbdiWahab252
Madarkicis Hiiraab :up:

Re: My day starting good

Posted: Fri Apr 09, 2010 12:11 pm
by SahanGalbeed
.

Re: My day starting good

Posted: Fri Apr 09, 2010 12:54 pm
by manarab
HutuKing01 wrote:Dhallinyaro is abaabushay oo la sheegay qaarkood inay ka tirsan yihiin xerta Caalimkii weynaa ee Macallim Nuur Maxamed Siyaad Allaha u naxariistee oo ka tirsan mashaa’iqda dariiqada suufiyada ee Ahlu Sunna Waljameeca ayaa degmadaasi ka bilaabay dhaqdhaqaaq aan caadi ahayn, iyagoo gebi ahaanba ka eryay kolonyo ka tirsan xarakada Al-Shabaab degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
I wonder, what supernatural powers have been attributed to the suufi Macallim.

Re: My day starting good

Posted: Fri Apr 09, 2010 2:03 pm
by Twisted_Logic
AbdiWahab252 wrote:Madarkicis Hiiraab :up:
Not in this case. Wacesley Mudulood :P

Re: My day starting good

Posted: Fri Apr 09, 2010 2:19 pm
by AbdiWahab252
TL,

Hiiraab :up:

Re: My day starting good

Posted: Fri Apr 09, 2010 2:20 pm
by Twisted_Logic
AbdiWahab252 wrote:TL,

Hiiraab :up:
Always :som: :up:

Re: My day starting good

Posted: Fri Apr 09, 2010 3:50 pm
by D-Runner
^Bidaarti baa dhinac kasta ka dilaacdey walinaa qabiil bay u durbaan tumayan ...Indeed The Future's So Bleak For Our Nation Since Were a Nationalist-less Nation.