SOMALIS STANDING UP FOR THEMSELVES,
WALLAHI I LOVE HABAR GEDIR BECAUSE THEY ARE FEARLESS AND MERCILESS,
THESE SOUTH AFRICAN ADOON HAVE MADE REALLY A HABIT OF KILLING POOR SOMALIS AS YOU ALL KNOW FROM THE NEWS,
IN ONLY THIS YEAR ALONE THEY HAVE KILLED OVER 130 SOMALI BUSINESS OWNERS AND BURNT THEIR STORES DOWN,
BUT I GUESS THEY DIDN'T KNOW WHICH KINDA OF SOMALI OWNED THIS STORE


COME TO ROB YOUR STORE, ATTACK YOU AND TAKE YOUR LIFE?
WHY
FUUCKIN KILL THEM,
ONLY WAY THEY LEARN: THE LAW OF THE JUNGLE

and quote
"Koox burcad ah ayaa shaley galinkii danbe weerar ku soo qaadeen Dukaan Soomaaliyeed oo ku yaaley magaaalo lagu magacaabo Shashanguva oo 30 kiiloo miter dhinaca waqooyi ka xigta magaalada Pretoria, halkaasoo markii danbe dhalinyaradii Soomaalida aheyd ee Dukaankaasi joogtey ay dileen mid ka mid ahaa kooxdii burcada aheyd ee soo weerartey dukaankaasi Soomaaliyeed halka mid kalane ay u geysteen dhaawac aad u culus."
FEARLESS

OTALI
-------------------------
Wiil Soomaaliyeed oo dhalinyaro ah oo diley Nin South African ah mid kalane u geystay dhaawac culus kadib markii ay soo weerareen Dukaankii uu joogey.
July 28, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia.
Cabdinasir Maxamed Cabdi “Soomaneâ€Â,Johannesburg South Africa.
Wiil Soomaaliyeed oo dhalinyaro ah ayaa diley Nin South African ah halka mid kalane uu u geystay dhaawac aad u culus kadib markii ay soo weerareen Dukaankii uu joogey.
Koox burcad ah ayaa shaley galinkii danbe weerar ku soo qaadeen Dukaan Soomaaliyeed oo ku yaaley magaaalo lagu magacaabo Shashanguva oo 30 kiiloo miter dhinaca waqooyi ka xigta magaalada Pretoria, halkaasoo markii danbe dhalinyaradii Soomaalida aheyd ee Dukaankaasi joogtey ay dileen mid ka mid ahaa kooxdii burcada aheyd ee soo weerartey dukaankaasi Soomaaliyeed halka mid kalane ay u geysteen dhaawac aad u culus.
Milkiilihii dukaankaasi leylo Maxamed Faarax ayaa u sheegtay Idaacadda Hornafrik xafiiska ay ku leedahay magaalada Johannesburg, tirada kooxda burcada ah ee weerarka ku soo qaadey Dukaankeeda in ay ahaayeen ilaa iyo sideed “8†Nin oo ku hubeysnaa bistoolado.
Laba ka mid ahaa burcadaasi ayaa soo galay gudaha Dukaankaasi iyagoo dhafoorka ka saaray bistooladihii ay wateen labadii dhalinyaro ee Dukaankaasi joogtey, halkaaasoo markii danbe mid ka mid ahaa labadii dhalinyaro ee Soomaaalida ahaa ee dukaanka joogtey kuna hubeysnaa isagana bistoolad uu rasaas ooda kaga qaadey kuna diley goobtaasi mid ka mid ahaa kooxdii burcada aheyd halka mid kalane uu u geystay dhaawac aad u culus, burcadii kalena ay cagaha wax ka daayeen iyagoo xitaa awoodi waaayey in ay dhaawacoodii halkaasi ka qaataan.
Booliiska magaaladaasi Shashanguva oo markii danbe yimid goobta uu shilku ka dhacay ayaa sheegay in Ninka south africanka ah ee ku dhintay halkaasi iyo midka kale ee dhaawaca soo gaarey ay ahaayeen burcad danbiilayaal ah oo in mudda ah Booliisku baadigoob ugu jireen sidii ay gacan ugu soo dhigi lahaayeen cidii maanta dishayne aan wax danbi ah loo heysan, maadaama ayey yiraahdeen Booliisku ay dadkaasi ahaayeen dad danbiilayaal ah oo dhibaatooyin badan u geysatay dadka deegaankaasi gaar ahaan dadka ajnabiga ah ee ku nool magaaladaasi.
Wiilkaasi dhalinyarada ah ee Soomaaliyeed ee u geystay dilka iyo dhaawacaba burcadaas oo ka cudur daartey in aan magaciisa soo xigano, ayaa Booliisku sii daayeen isla shaley galinkeedii danbe, kadib markii ay su’aalo weydiiyeen Booliiska isagoo ku andacoonayey in nafsadiisa uu badbaadinaayey Bistolada uu dilka ku geystayna ay iska lahaayeen kooxdaasi burcada ah ee weerarka ku soo qaadey.
Maxamed Cali Cabdi oo ka mid ah Soomaalida ku ganacsata magaaaladaasi uu shilku ka dhacay, ayaa Idaacadda Hornafrik u sheegay in toban “10†cisho ka hor ay ashtako u gudbiyeen Booliiska magaaladaasi kaddib markii koox burcada ah ay dhaceen gaari Soomaaliyeed Booliiskuna ay ku jawaabeen, anagu wax mas’uul ah kama nihin wixii la idiin ka dhaco iyo wixii dhibaato ah ee la idiin geysto, adinka ayaa nafsadiina mas’uul ka ah, sidaad isku badbaadin laheedeena adinka ayey idiin taalaa, waxaana idiin ka codsaneynaa in aad magaaladan iskaga guurtaan maadaama aanan anagu waxba ka qaban karin dhibaatdii la idiin geysto.
Dhanka kale, waxaa wali isa soo tarayo cabsida laga qabo in mar labaad weerar loogu soo qaado Dukaankaasi Soomaaliyeed ama ay weeraraan Dukaan kale ay Soomaali iska leedahay maadaama lix Nin oo ka mid aheyd kooxdii burcada aheyd ee weerarka soo qaadey ay baxsadeen walina ay ku dhex jiraan magaaalada gudaheeda sida la sheegayana ay ahaayeen kooxdii burcada aheyd ee weerarka soo qaadey dhalinyaro ka mid ah dadka deegaankaasi ku dhaqan.
Cabdinasir Maxamed Cabdi “Soomaneâ€Â
Hornafrik,Johannesburg South Africa.
E-mail: soomaneyare@hotmail.com