Sheikhuna Qardawi calls shabab khawarij

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Sheikhuna Qardawi calls shabab khawarij

Post by AhlulbaytSoldier »

Which they are :up:

al-Qardaawi: - Shaki kuma jiro Al-Shabaab diinta ay sheegtaan ee Islaamka aysan dhaafsiisneyn dhuunta
--------------------------------------------------------------------------------
Cape-town, S/Afrika (Calanka.com ) 14-April-2010
--------------------------------------------------------------------------------

Sheekh Yusuf Qardaawi oo ka mid ah culimada ugu waa weyn Islaamka aduunka islamarkaana ah gudoomiyaha caalamul Islaam ayaa soo gaaray dalka S/Africa, iyadoo si weyn ay u soo dhoweeyeen Culumada Islaamka ee S/Africa.

Imaatinka Sheekh Yusuf Qardaawi ayaa la sheegay in laga shaqeynayey muddo shan sano ah, iyadoo ay suurta gal noqatay in lagu casuumo dalka K/Africa oo ay ku nool yihiin muslimiin badan oo tayo iyo dhaqaaleba leh.

Muxaadaro dheer oo qiira leheyd ayaa waxaa uu ku qabtay Masjidul-Salaam oo ku yaalo xaafadda Atlon ee magaalada Cape town,iyadoo ay ka soo qayb galeen muxaadaradasi kumanaan kun oo isugu jiray Culimo, ganacsato, aqoon-yahano, dhalin-yaro, iyo haween, kuwaasi oo dhammaantoodu ahaayeen muslimiinta ku nool dalka S/Africa.


Sheekh Yusuf Al-Qardaawi ayaa tibaaxay in tiro ahaan iyo dhaqaaleba ay muslimiinta ka badan yihiin wadamada reer galbeedka, lkn waxa ka maqan oo keliya ay tahay hogaan suuban oo la,isku waafaqsan yahay muslimiintuna ay ka amarqaataan.

Isago sheegay in wadamada reer galbeedku ay heystaan kutubo ama masxafyo aan dhaafsiisneyn laba boqol oo sano, halka muslimiintuna ay heystaan kumanaan kun, sidaasi darteedna ay muslimiintu hadey ahaan lahayd diin iyo taariiqi intaba ay ka sareeyaan wadamada reer galbeedka iyo xulufadooda.

Waxaa uu xusay Sheekh Yusuf Qardaawi in loo baahan yahay in ey midoobaan dhammaan muslimiinta aduunka islamarkaana la, iska dhiciyo waxa uu ugu yeeray gaalada caadeystay ee ku duulaya dhulka Islaamka, isagoo raaciyey sida uu isaga dhici jiray sheikh saaluxu diin.


Dhinaca kale mar uu soo hadal qaaday dagaalada ka socda dalka Soomaaliya iyo xarakada Al-shabaab dagaalada ay kula jiraan dowladda Soomaaliya waxa ay diinta ka qabto ayaa waxaa uu sheekh Yusuf Qardaawi ku sheegay in uu la mid yahay Qoladii ama dadkii dilay Seyd cali iyo seyd Xusein (Owlaadi Nabiga) ee sheeganayey in ey yihiin muslimiin.

Nabiga (CSW) ayaa ku sifeeyey qoladan in ey yihiin Khawaarij, sida uu hadalka u dhigay Skeekh Yusuf Qadraawi oo hadalkiisa raaciyey in Al-shabaab aysan dhuunta dhaafsiisneen diinta ey sheeganayaan ee ah ta muslimka.

Sheekh Yusuf Qadraawi ayaa sheegay in sanadii 2009-ka isku dayey in maslaxad uu kala dhex dhigo dowladda Soomaaliya iyo xarakada Al-shabaab, taasoo uu isugu yeeray in ey ugu yimaadan dalka Masar oo uu xiligaasi ku sugnaa.


Hase ahaatee waxaa dalabkiisa aqbalay oo u tagay madaxweyne Sheekh Shariif halka xarakada Al-shabaab ay dhag jalaq usiin waayeen codsigaasi, kadibna waxaa uu sheegay in culumo masaalixo uu udiray magaalada Muqdisho kuwaasoo hadafkoodu ahaa in ey xal kala dhex dhigaan Al-shabaab iyo dowladda Soomaaliya, hase ahaatee Al-shabaab ay ka biyo diideen in ey wax wada hadal ah la galaan dowladda, islamarkaana diiday amaro ay usoo jeediyeen culumadaasi.

Si kastaba ha haatee Sheekha ayaa ku tilmaamay kooxda Al-Shabaab ee dagaalada ka wada koonfurta Somaliya kuwo diinta ay sheeganayaan ee Islaamka ah aysan dhaafsiisnayn waxa uu ugu yeeray dhuunta, waxan uuna yiri mar uu ka hadlayay "- Shaki kuma jiro Al-Shabaab diinta ay sheegtaan ee Islaamka aysan dhaafsiisneyn dhuunta ".

Ugu dambeyntii amniga sheekh yusuf Qardaawi oo si weyn loo sugayey ayaa muxaadarada ku soo afmeeray duco dheeer oo uu eebbe kaga tuugay in musliminta aduunka dhibaatada ka dulqaado,islamarkaana ugu bedelo nabad iyo midnimo, isagoona booqan doono masaajidda waa weyn ee Muslimiinta ku nool dalkani S/Africa ay ku cibaadeystan.

Mustafa Xasan Cali
Mustafaxasan737@hotmail.com


there is no doubt that shabab left the religion,and those who supports them.
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Sheikhuna Qardawi calls shabab khawarij

Post by Shirib »

Suicide bombings are halaal
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Sheikhuna Qardawi calls shabab khawarij

Post by ToughGong »

Can't argue with that,considering the things they do
Look what they've done today,beheaded a man then diplayed his head for all to see

"Maydka nin loo gowracay Sida Xoolaha oo kale ayaa saaka la soo dhigay Isgoyska Bakaaraha Muqdisho(Daawo Sawiro"

Image

http://shacabka.net/view.php?id=8255
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Sheikhuna Qardawi calls shabab khawarij

Post by qoraxeey »

THE HELL WITH AL-SHABAB

AND ALL MOORYAAN DIIMED .. AND OTHER MOORYAANS

THEY HAVE GONE TOO FAR NOW :down:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Sheikhuna Qardawi calls shabab khawarij

Post by AhlulbaytSoldier »

seemeyer wrote:Can't argue with that,considering the things they do
Look what they done today,beheaded a man then diplayed his head for all to see

"Maydka nin loo gowracay Sida Xoolaha oo kale ayaa saaka la soo dhigay Isgoyska Bakaaraha Muqdisho(Daawo Sawiro"

Image

http://shacabka.net/view.php?id=8255

definetely shabaab did it.

Now the question is,why was he killed. Because :
1) he wanted to leave the khawarij club
2) related to Axmed Madoobe
3) listened to radio muqdisho(thus supporter of the islaami government),or he listened to music
4)removed his beard
5)skipped one prayer


It must be one of that!
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Sheikhuna Qardawi calls shabab khawarij

Post by qoraxeey »

Hutu dont u read the news

he was a Business man


they have killed many business men before ... because maybe their businesses are linked to " gaalo "
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Sheikhuna Qardawi calls shabab khawarij

Post by AhlulbaytSoldier »

qoraxeey wrote:Hutu dont u read the news

he was a Business man


they have killed many business men before ... because maybe their businesses are linked to " gaalo "

maybe he wanted to slaughter camel/sheep(remember shabab forbade eating meat),but unfortunately he became one.

Inna lillahi wa inna ilayhi rajicuun.
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Sheikhuna Qardawi calls shabab khawarij

Post by qoraxeey »

HutuKing01 wrote:

maybe he wanted to slaughter camel/sheep(remember shabab forbade eating meat),but unfortunately he became one.

Inna lillahi wa inna ilayhi rajicuun.

Inna Lillah waa inaali rajicuun



rip this poor man
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Sheikhuna Qardawi calls shabab khawarij

Post by abdalla11 »

:lol: :lol: Al-shabaab are giving hutuking sleepless nights :lol:

PS; Qardawi is pro suicide bombing, so i don't know why he's against them
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Sheikhuna Qardawi calls shabab khawarij

Post by AhlulbaytSoldier »

^ you really dont get it why he supported suicideattacks in palestine. every muslim supports that,including me.
but that doesnt mean islam allows suicideattacks.

The reason of support is because any kind of resistance is better than no resistance at all.
Now alhamdulilah hamas became stronger then before,there is no need for suicideattack.
User avatar
AMAT-ALLAH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3406
Joined: Fri Mar 12, 2004 7:00 pm
Location: Cork, Ireland

Re: Sheikhuna Qardawi calls shabab khawarij

Post by AMAT-ALLAH »

May Allah rest his Soul.


I had the great privilage in meeting Sheikh Y.Qadarawi at his home last summer. Bless'd man indeed. Shame about the house arrest.
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Sheikhuna Qardawi calls shabab khawarij

Post by abdalla11 »

HutuKing01 wrote:^ you really dont get it why he supported suicideattacks in palestine. every muslim supports that,including me.
but that doesnt mean islam allows suicideattacks.

The reason of support is because any kind of resistance is better than no resistance at all.
Now alhamdulilah hamas became stronger then before,there is no need for suicideattack.
:lol: :lol: Once a flipflopper always a flipflopper. I don't support shabaab but i like it very much if they drive flipfloppers like you crazy 8-)
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Sheikhuna Qardawi calls shabab khawarij

Post by AhlulbaytSoldier »

abdalla11 wrote:
HutuKing01 wrote:^ you really dont get it why he supported suicideattacks in palestine. every muslim supports that,including me.
but that doesnt mean islam allows suicideattacks.

The reason of support is because any kind of resistance is better than no resistance at all.
Now alhamdulilah hamas became stronger then before,there is no need for suicideattack.
:lol: :lol: Once a flipflopper always a flipflopper. I don't support shabaab but i like it very much if they drive flipfloppers like you crazy 8-)

then wtf am i talking to you.

come back when you support a certain group :arrow:
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Sheikhuna Qardawi calls shabab khawarij

Post by abdalla11 »

HutuKing01 wrote:
abdalla11 wrote:
HutuKing01 wrote:^ you really dont get it why he supported suicideattacks in palestine. every muslim supports that,including me.
but that doesnt mean islam allows suicideattacks.

The reason of support is because any kind of resistance is better than no resistance at all.
Now alhamdulilah hamas became stronger then before,there is no need for suicideattack.
:lol: :lol: Once a flipflopper always a flipflopper. I don't support shabaab but i like it very much if they drive flipfloppers like you crazy 8-)

then wtf am i talking to you.

come back when you support a certain group :arrow:
The fact that you were happy with qardawi being against shabaab shows that you don't have any principles. I remember a thread you made about one shaykh, i think it was Albaani, and you disliked him because he approved suicide bombings in some scenario's. As i said once a flipflopper always a flipflopper :arrow:
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Sheikhuna Qardawi calls shabab khawarij

Post by abdisamad3 »

abdalla11 wrote:
HutuKing01 wrote:^ you really dont get it why he supported suicideattacks in palestine. every muslim supports that,including me.
but that doesnt mean islam allows suicideattacks.

The reason of support is because any kind of resistance is better than no resistance at all.
Now alhamdulilah hamas became stronger then before,there is no need for suicideattack.
:lol: :lol: Once a flipflopper always a flipflopper. I don't support shabaab but i like it very much if they drive flipfloppers like you crazy 8-)
:lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”