Page 1 of 2

Mr alfaas inadeer

Posted: Thu Apr 15, 2010 4:09 pm
by The_Emperior5
Do u have any habarsiciid relatives?

Re: Mr alfaas inadeer

Posted: Thu Apr 15, 2010 4:16 pm
by Rooble90
The_Emperior5 wrote:Do u have any habarsiciid relatives?

HabarSiciid ?

Qolomay Yihiin Kuwaas ?

Re: Mr alfaas inadeer

Posted: Thu Apr 15, 2010 4:17 pm
by The_Emperior5
Rooble90 wrote:
The_Emperior5 wrote:Do u have any habarsiciid relatives?

HabarSiciid ?

Qolomay Yihiin Kuwaas ?

reer sh isxaaq

Re: Mr alfaas inadeer

Posted: Thu Apr 15, 2010 4:26 pm
by Rooble90
The_Emperior5 wrote:
Rooble90 wrote:
The_Emperior5 wrote:Do u have any habarsiciid relatives?

HabarSiciid ?

Qolomay Yihiin Kuwaas ?

reer sh isxaaq

Yeey Ka Yihiin De ?

Re: Mr alfaas inadeer

Posted: Thu Apr 15, 2010 4:31 pm
by Rightwing
WTF habar siciid :lol:

Re: Mr alfaas inadeer

Posted: Thu Apr 15, 2010 4:33 pm
by The_Emperior5
Rooble wa curudka reer Sh isxaaq :lol:

Re: Mr alfaas inadeer

Posted: Thu Apr 15, 2010 4:48 pm
by Mr_Alfaas
The_Emperior5 wrote:Do u have any habarsiciid relatives?
sxb haa relatives ma nihin like dad badan oo aanu sxb aheyn ayaa ahaa qaar badan usa ayeyba jogaan ...suldanka guud iyo boqorkuba wa habar siciid inader.,

Re: Mr alfaas inadeer

Posted: Thu Apr 15, 2010 4:52 pm
by The_Emperior5
ma taqana nin la odhan jiray Axmed ayubi oo habar sicid ah carabaha ayu ka shaqeyn jiray his mother was cabdalle sacad and he was married to cabdalle sacad

Re: Mr alfaas inadeer

Posted: Thu Apr 15, 2010 4:53 pm
by Mr_Alfaas
Rightwing wrote:WTF habar siciid :lol:
Rightwing looool..sxb wa sidan let me explain it to u.

AYUUUB
Ibarahim Ayuub Habar siciid Ayuub

intasay u kala baxaan Ayuubka.....ma fahamtay imika inader.

Re: Mr alfaas inadeer

Posted: Thu Apr 15, 2010 4:57 pm
by Mr_Alfaas
The_Emperior5 wrote:ma taqana nin la odhan jiray Axmed ayubi oo habar sicid ah carabaha ayu ka shaqeyn jiray his mother was cabdalle sacad and he was married to cabdalle sacad


niyow maya inader ma maqan....there are alot of ayuubiis...

haaji abdi ismail ayuubi...wa odaygii gabyaaga ahaa ee qabrigiisu uu ilaa mele zanaawi booqdo lol..
Haaji abdi Ducaale (DR Ayuubi....wa ninki Bbc DA SOMALIGA ah aasaasay.).
Cali Ayuubi isaguna taajir buu ahaay
abdalla ayuubi..


iyo rag badan oo kale inader................


so wats with that habarsiciid guy....ma abtigaaba :lol:

Re: Mr alfaas inadeer

Posted: Thu Apr 15, 2010 5:01 pm
by The_Emperior5
Dr ayubi ayaan aqaaana abahay bay saaxiib ahayeen :up:
Axmed ayubiga wa oday habarsicid ah oo anu dhalnay oo anu gabadh siinay well known guy in hargeisa.
Nimanka ayubka eeh caanka ah oo dhan magacooda waxay raaciyan al ayubi :lol:

Re: Mr alfaas inadeer

Posted: Thu Apr 15, 2010 5:05 pm
by Mr_Alfaas
The_Emperior5 wrote:Dr ayubi ayaan aqaaana abahay bay saaxiib ahayeen :up:
Axmed ayubiga wa oday habarsicid ah oo anu dhalnay oo anu gabadh siinay well known guy in hargeisa.
Nimanka ayubka eeh caanka ah oo dhan magacooda waxay raaciyan al ayubi :lol:

niyow haa magaacaa barakada badan ayey la baxaan...by the way waxan xasuustay laba hudheelo iyagana al ayuubi la odhan jirey :lol: :lol: ...........midna waxay ku taalay oo ay kaso horjeeday hospitalka weyn ee hargeysa next to mesha koonteenarada waweyn ee daawooyinka la dhigo.....hudheel yaro asal buu ahaa qureecdisan ka heli jirey 2007 markan tagay.

from now on ward alfaas ayuubi ayaa la i yidhaahda :lol: :lol:

Re: Mr alfaas inadeer

Posted: Thu Apr 15, 2010 5:06 pm
by The_Emperior5
ma taqana restaurant hargeisa ay reer samatarku ku leeyihin called ayub its xera aur agteeda qollo reer samatar ah oo reer saudi arabiya aya furtay :lol:

Re: Mr alfaas inadeer

Posted: Thu Apr 15, 2010 5:08 pm
by Mr_Alfaas
The_Emperior5 wrote:ma taqana restaurant hargeisa ay reer samatarku ku leeyihin called ayub its xera aur agteeda qollo reer samatar ah oo reer saudi arabiya aya furtay :lol:
ehehehe Ma mid sadexaad bad keentey labadas unbaan ogaa ....an hore kuugusheegay...

BTW horta inader Impr ayuub yey ka yihiin reer abtigaa :lol: :mrgreen:

Re: Mr alfaas inadeer

Posted: Sun Apr 18, 2010 1:35 pm
by hargaysaay
The_Emperior5 wrote:ma taqana restaurant hargeisa ay reer samatarku ku leeyihin called ayub its xera aur agteeda qollo reer samatar ah oo reer saudi arabiya aya furtay :lol:
ayuub resturant :up: :up: :up: :up: :up: :up: walaahi that resturant is one of my most favourite places in all over hargeisa heeso macaan baan amar walba ka bixi jiray.