Page 1 of 1

Al shabab captures Bantu child molestor

Posted: Thu Apr 15, 2010 10:22 pm
by grandpakhalif
Maamulka Xarrakatul Shabaab ee Gobollada Bay iyo Bakool oo gacanta ku dhigay Nin Ajnabi ah iyo Haweeney Soomaali ah oo gabar soo xaday

Khamiis, April 15, 2010 (HOL) Maamulka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ee Gobollada Bay iyo Bakool ayaa gacanta ku dhigay Nin Ajnabi ah iyo Haweeney Soomaali ah oo Gabar 12-jir ah kasoo xaday Magaalada Boosaaso ee Puntland.

Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Bay iyo Bakool Sheekh C/llaahi Macallin Maxamed (C/llaahi Yarow) ayaa sheegay isagoo saxaafadda kula hadlay Baydhabo inay ciidamadooda ammaanka gacanta ku dhigeen labadan qof oo xiligaas ku sugnaa degmada Xudur ee Gobolka Bakool.

"Waxaan gacanta ku dhintay nin Tanzaaniyaan ah oo magaciisa ku sheegay Ramadaan Cabdalla iyo Faadumo Qaasim C/llaahi oo Soomaali ah, waxayna wateen gabar 12-jir ah oo ay kasoo xadeen Boosaaso oo lagu Magacaabo Najmo Maxamed Shire" ayuu yiri Sheekh C/llaahi Yariisow.


Mas'uulkan wuxuu ku eedeeyay labadan qof inay gabadha soo siiyeen waxyaabaha lagu sarqaamo ayna gabadhu kusoo naaxday Degmada Xudur, sidaasna ay ugu suurogashay inay gacanta ku dhigaan.

"Gabadha waalidkeed ayaan u sheegnay inaan u hayno, labada qof ee la qabtayna waxaan soo taagaynaa Maxkamad wixii lagu xukumo ayaan lagu fulin doonaa" ayuu yiri Sheekh C/llaahi Yarow oo intaas ku daray in Ninka Tanzaaniyaanka ah baasaboorka uu wato ay ku yaalaan fiisooyin Kenya, Itoobiya, Jabuuti iyo Soomaaliya ah, uuna sheegay inuu gato caruurta uu xado.

Hooyada dhashay Najmo Maxamed Shire oo lagu magacaabo Saynab Maxamuud Faarax ayaa sheegay inay aad ugu faraxday warka ku saabsan in gabadhoodii la helay, ayna u mahadcelinayaan Xarrakatul Shabaab Al-Mujaahidiin.

Degmada Boosaaso ayay sheegtay hooyada dhashay gabadhan lagu qabtay labada qof ee xaday in dhowr gabdhood oo kale sidan loo la'yahay, isagoo xustay in gabadhooda laga kaxaystay jidka.

Re: Al shabab captures Bantu child molestor

Posted: Thu Apr 15, 2010 10:29 pm
by Firewall
this was already posted :up:

Re: Al shabab captures Bantu child molestor

Posted: Fri Apr 16, 2010 12:01 am
by IRONm@N
There are doing better job then Puntland, Somaliland and TFG governments combined. human trafficing happens in Puntland and Somaliland but their governments can't do anything about it, or don't want to, but look how they quickly apprehended child traffickers in Bay.

Re: Al shabab captures Bantu child molestor

Posted: Fri Apr 16, 2010 1:36 am
by wagardhac
he is f-king Hutu idiot hawiye..Then again,I don't see any difference. :D

Re: Al shabab captures Bantu child molestor

Posted: Fri Apr 16, 2010 1:40 am
by Moguul21
wagardhac wrote:he is f-king Hutu idiot hawiye..Then again,I don't see any difference. :D
dameer iyo labadiisa dhagood :mrgreen: