Xoogaga Jabhada ONLF oo Magaalooyinka Ogaadeniya Dul Fadhiya

User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Xoogaga Jabhada ONLF oo Magaalooyinka Ogaadeniya Dul Fadhiya

Post by hanqadh »


Wararka naga soo gaaraya Gobalada Ogaadeeniya ayaa sheegaya in Xoogaga Jabhada ONLF ay dul fadhiyaan Magaalooyinka Halkaas oo aan Ujeedada Dhabta ah aan la ogayn, Wararka Intaas waxay Ku darayaan In Goobaha Qaar lagu arkayo Gaadiid ay wataan oo ah Baabuurta Dheeraya ee loo yaqaan Cabdi Bilayaasha, Ilaa hada lama Hayo in Jabhada ONLF maagan tahay weeraro Iyo In ay tahay Dhoola Tus ciidan.

Magaalooyinka ay dul fadhiyaan xoogagaas ayaa ah,Godey, Jigjiga, Qorahay, Fiiq, Dhagax Buur Iyo Tuualada Baabili, Gawaarida soo kala baxay Magaalada Jigjiga iyo Harar ayaa la sheegay in Sedex Habeen u danbaysay Jabhada joojisay Iyagoo ka baaraya Sirdoonka Dharcada ah ee Ciidanka Itoobiya oo mar mar ku soo dhuunta.

Image

Mid ka mid ah Muwaadiniinta oo Magaalada Diridha Jooga ayaa noo xaqiijiyay in Baabur meel u dhow Magaalada Harar ku joojiyeen, Muwaadinkaas wuxuu yiri," Marka hore dadka dhan cabsaday waxaan saarnayn Bus yar ee Makhribkii ka soo baxay Jigjiga, Mid ka mid ah Ciidanka soo dajiyay dadka , wuxuu Hadalka ku Bilaabay, Salaamu Calaykum Ha baqin wax yar idin waydiin?

Kadib wuxuu na waydiyay inaan nahay Sirdoon waxaan u sheegnay inaa nahay Shacab kadib way na faasxeen.

Dhanka Kale Magaalada Godey ayaa Ciidamo Xoogan Fadhiyaan, Waxaa Sidoo kale Joogaan . Dhagaxbuur Dusheeda,

Gaadiida Dowlada Itoobiya laba Bilood Mar baxaa Iyagoo ah ILAA 200 Baabur lama ogola in baxaan.

Xoogagagan ONLF ayaa dagaal kula jira Ciidamada Itoobiya laga soo bilaabo aas aaskii Jabhada ONLF 1984, Balse Jabhada ONLF Ayaa Dagalka Xoogan bilowdy 1993.

Hadafka oogu wayn ee Jabhadan u dagaalanto ayaa ah gooni isu taaga Soomalida Ogaadeeniya ee Xukumada Gumaysigu ee Ingiriiska Iyo Itoobiya isku Wareehiyeen 1896-1954.

Image

Ogadentoday
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Xoogaga Jabhada ONLF oo Magaalooyinka Ogaadeniya Dul Fadhiya

Post by ina aadan »

Haqadhow habeen dhawaayd sowkay dhagaxbuur galeen dabadeed la bexeen dhawr jajuus
war 12 saacna waa axmaarta iyo inta u shaqaysa 12 waa xaqla(O.N.L.F)
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Xoogaga Jabhada ONLF oo Magaalooyinka Ogaadeniya Dul Fadhiya

Post by hanqadh »

waa runtaa oo xita 3-4 isbuuc ka horna waa kay magaalada habeen so galeen oo la baxeen dad xitaa qaar dhawac ahaa baan u malayn.waxoogaa is xabadeyn baa ka dhacday.hada Xabashidu waxay ku gufeysan yihiin xeryohooda, walee inayna xeradooda Dagaxbuur kasoo bixi karin...wixii kasoo baxaya iyo wixii galaya Jabhadaa gacanta ku haysa.

ina aadanow sanadkan waxbaa isoo ifeya, tolow hashii mandeeq way so hoyanaysaa miyaa xaaladu?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”