Ceerigaabo: Bandow Lagu Soo Rogay Guud Ahaan Magaalada
Moderator: Moderators
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Ceerigaabo: Bandow Lagu Soo Rogay Guud Ahaan Magaalada
Ceerigaabo: Bandow Lagu Soo Rogay Guud Ahaan Magaalada Iyo Dhaqdhaq Maleeshiyo Beeleed Oo Jira
Wararka ugu danbeeyey ee Magaalada Ceerigaabo maanta ayaa ah in maanta magaaladu ay degan tahay, kadib markii shalay ay dhaceen fal toogasho ah oo uu ku geeriyooday hal nin halka Mid kale ku dhaawacmay, waxaa wararka qaar sheegayan in ay jiraan Afduubyo ka dhacay meelaha Miyiga ah kuwaas oo ay isugu yimaadaan dadka reer miyiga ahi, Iyadoo wararkaas aan ilaa ahda si rasmiya loo xaqiijin hadana sida ay sheegeen qaar ka tirsan dadka degaankaasi waxay sheegeen in ay Afduubteen Beesha ay ka soo jeedeen Marxuumka dhintay, Dad geel jire ah oo Beelo kale ka soo jeeda.
Hadaba Sidee Wax U dhaceen Maalinimadii Shalay Iyo Ka Hor?
Dablayda Shalayto gaysatay Dilka, ayaa beeshooda nin ka soo jeeda hore loogu dilay meelaha miyaiga Ceergaabo ka baxsan, Jufada Ninkaasi ka soo jeeday waxay Marar badan ka dhursugayeen in Gacan ku dhiiglihii loo soo gacan galiyo ama Dawlada loo dhiibo, balse taasi marnba may suuro galin, si kastaba ha ahaatee Falkan shalay dhacay ayuu ku dhintay hal nin, Halka taliyihii Saldhiga Fiqifuliye uu dhaawac soo gaadhay, haatan dhaawaciisa loo qaaday Magaalada Hargaysa.
Warar hor leh aya sheegaya In haatan Afar ka mida Beelaha ay Magaca Wadaagaa beesha shalay falka gaysatay in la afduubtay, inkastoo waanwaan ay socoto balse hadana tan ayaa sii hor seedi karta isku dhac dhanka reer Miyiga ka bilaabma ilaa iyo haatan lama sheegin war ku saabsan amuurtan oo ka soo baxay Dhanka Dawlada.
Abaaro shanti galabta waxaa dhinaca koonfurta gobolka kaga yimi magaalada ciidan beeled hubaysan kuwaas oo ka soo jeeda marxuumkii shalay geeriyooday dhinaca dhib geystayasha ayaa iyana difaac hubaysan ku jira ku darso oo .
Dhaqdhaqaaqyada maamulka gobolka ayaa si wayn bulshadu u saluugsan tahay iyadoo culima awdinkuna khudbadihii salaadi jimce si xoogan ugu dhaliilen xukuumada gaar ahaan gudiga nabad gelyada gobolka walaw xalay magaladu ahaayd bandaw boqolaal ciidamo ahina ay dhex marayeen.
Xaaladan ayaa ku soo beegantay wakhti ay kabaabiga soo saaran tahay Doorashadii madaxtinimada dalku si wayna ay dhabar jab ugu noqon karto. Isku soo wada duubo xaalada magalada ayaa ah mid jawi colaaded ka muuqdo doorkii ay ku lahayd xukumaduna ay gabtay
Waxa Magaalada lagu diley mid dhulbahante ah midkale oo dhulbahante ah oo taliyaha Fiqifuliye ahaanaa waa laa dhaawacay, Sido kale beesha Habar Yoonis oo ah beesha dilkaa geysatey ayaa lagaa afduubay afar nin, laba Sacad Yoonis ah iyo laba muuse Ismaaciil ah. degaanka beeluhu iskaa soo gaadhaan ayaa waxa lagaa sheegayaa sansan colaadeed

Last edited by Bohol iyo karaman on Fri Apr 16, 2010 7:11 pm, edited 1 time in total.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ceerigaabo: Bandow Lagu Soo Rogay Guud Ahaan Magaalada
habaryoonis dadka idin martiida ah maxaad u leynaysaan

- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Ceerigaabo: Bandow Lagu Soo Rogay Guud Ahaan Magaalada
waar intay degaankayagii noogu yimaadeenbay welibaa kibir kuu darsadeen, laakiinse magaaladii waa kaa qaxeen shalay iyo caawabaa,
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ceerigaabo: Bandow Lagu Soo Rogay Guud Ahaan Magaalada
Kuwaa naaleeye axmedka la yidha haday isku kiin waal walaan so qa qabta berbera igu keen maxkammad baan saarii doonayeBohol iyo karaman wrote:waar intay degaankayagii noogu yimaadeenbay welibaa kibir kuu darsadeen, laakiinse magaaladii waa kaa qaxeen shalay iyo caawabaa,

Suldaan Emperior

Re: Ceerigaabo: Bandow Lagu Soo Rogay Guud Ahaan Magaalada
Bohol, who is the fighting who ma sacad yoonis ba la dagaalamaya dhullos ka mise muse ismaaciil?
Re: Ceerigaabo: Bandow Lagu Soo Rogay Guud Ahaan Magaalada
bohol can you also tell me who lives in deegaanka el qohle?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Ceerigaabo: Bandow Lagu Soo Rogay Guud Ahaan Magaalada
REER ADAN,NALYE.
OR DO YOU BELIEVE YOUR OWN BULLSHIT THAT SANAAG IS DHULBAHANTE FREE?
OR DO YOU BELIEVE YOUR OWN BULLSHIT THAT SANAAG IS DHULBAHANTE FREE?
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Ceerigaabo: Bandow Lagu Soo Rogay Guud Ahaan Magaalada
muuse ismaaciilbaa markii hore lagaa diley nin geel jiree ah iyanaa waxay ugu aareen laba nin mid dhintay inkasto kii dhaawacaa ahaanaa laygu yidhi wuxu ku dhintay Hargeysa. waa muse ismaaciil v Dhulbahante iyo warsangeli iswata.
war hadaa isoo gaadhaa ay wuxu ii sheegayaa in la soo daayeey afar nin oo ay afduubteen daaroodku.
war hadaa isoo gaadhaa ay wuxu ii sheegayaa in la soo daayeey afar nin oo ay afduubteen daaroodku.
Re: Ceerigaabo: Bandow Lagu Soo Rogay Guud Ahaan Magaalada
Bohol Iyo Karaman, wa ruunta nimanka wax dilay wa muse ismaaciil siiba Urursuge, dhullos ina la karbaasho bi rabaan oo sanaag oo dhaan laga saro siidi wagi hore laakinse maxa meesha warsangelina so galiyey? ma hartinimo ugu hilinayan?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ceerigaabo: Bandow Lagu Soo Rogay Guud Ahaan Magaalada
Siciid nimanka gadhweyn ku fiilan Wasakhgaliga iyo Dhulmahantaha, u will see maalin dhow iyago gadhka ku dhagaya nimanka gadhweyn oo leh let us live in sanaag in peace again 

Re: Ceerigaabo: Bandow Lagu Soo Rogay Guud Ahaan Magaalada
dhulbahante kumalahoo war waa reer naaleeye axmed kamid ah iyo reer habar yoonis ah dhuloos kaloo meeshaa degaaba maysagaa jira so get your facts straight before you assume thingBohol iyo karaman wrote:muuse ismaaciilbaa markii hore lagaa diley nin geel jiree ah iyanaa waxay ugu aareen laba nin mid dhintay inkasto kii dhaawacaa ahaanaa laygu yidhi wuxu ku dhintay Hargeysa. waa muse ismaaciil v Dhulbahante iyo warsangeli iswata.
war hadaa isoo gaadhaa ay wuxu ii sheegayaa in la soo daayeey afar nin oo ay afduubteen daaroodku.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 268 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 667 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 347 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 1 Replies
- 241 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 0 Replies
- 414 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 1 Replies
- 320 Views
-
Last post by Guul13
-
- 1 Replies
- 414 Views
-
Last post by Berke
-
- 0 Replies
- 1362 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 13 Replies
- 873 Views
-
Last post by Cirwaaq