The Big Boys (ismaacil FaqaSH, Darawal, Ina Sandon=KULMIYE
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
The Big Boys (ismaacil FaqaSH, Darawal, Ina Sandon=KULMIYE
Hargeisa (GNS)-Garabka is bahaysiga isbeddel doonka xisbiga udub ayaa maanta la filayaa inay si rasmi ah ugu digo rogtaan xisbiga mucaaridka ah ee kulmiye, Sida uu noo Xaqiijiyay Gudoomiyaha Garabka isbeddel doonka ah ee Xisbiga udub Axmed Sandoon Xasan, Saaka ayaa lagu wadaa in Xisbiga kulmiye ku qaabilo soo dhawayntooda .
Waxa ay wararka na soo gaadhayaa sheegayaan ilaa imika in xisbiga kulmiye oo ku soo dhawayn doono qaabilaad aanay u kala hadhin masuuliyiin iyo xubno-ba
Garabka isbedel doonka xisbiga udub oo iyagu ka mid ah Masuuliyiint Xisbiga udub oo ay ku jiraan Aasaayaashii xisbiga udub hase yeeshee uu khilaaf wayni soo kala dhex galay iyaga iyo Madaxwayne riyaale, markii ay qaarkood ku dhawaaqeen inay u Tartamayaan jagada madaxtinimo ee Xisbiga udub Dhexdiisa, Arintaana uu ka diiday Madaxwayne Rayaale, iyada oo qaarkood laga hor istaagay shirwaynihii Xisbiga udub uu ku dooranayay musharixiinta uga qayb galay Tartanka Doorashada madaxtinimo.
Xubnaha Garabka isbedel Doonka Xisbiga udub waxaa ka mid ah:
C/laahi Xuseen Iimaan (Dirawal)
Axmed Sandoon Xasan
Ismaaciil Aadan Xuseen (Ismaaciil yare)
Iyo Qaar kale oo badan
Warkaasi oo Faahfaasan waxaad kala socon doontaa Shabakada Wararka ee Gabiley News iyo wararkayaga Danbe.
Siciid Khadar C/laahi
Gabiley News Reporter
Hargeisa/Somaliland
muxaafid@gmail.com

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: The Big Boys (ismaacil FaqaSH, Darawal, Ina Sandon=KULMIYE
Good news walee

- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: The Big Boys (ismaacil FaqaSH, Darawal, Ina Sandon=KULMIYE
WTF?
Ismail faqash
.
This remind me Markii ina Saleebaan weyne yidhi, Berigaan wasiirka ahaa been baan sheegii jiray, oo waxaan odhan jiray warshaddo badan ayaan la dhisi doonaa. Markii shaqada laga eryayna wuxuu ku dhawaaqay inuu inuu ku biirayo UCUD. Ucudna way soo dhaweeyeen Beenaalahaas.
Hada Kulmiye waxay diyaar u yihiin in qashinkii Rayaale xashiishka ku guray ay hoosta gashadaan "Isamaaciil faqash"!!Waa maxay xisbiyadan aan aqoonba sida sumcada loo ilaashado.

Djiboutisomli
It's funny you are from Djibouti and you are calling others Mirqaanland
Aren't you product of ceeb murqaansan?
It's funny you are from Djibouti and you are calling others Mirqaanland

Re: The Big Boys (ismaacil FaqaSH, Darawal, Ina Sandon=KULMIYE
Rightwing wrote:Djiboutisomli
It's funny you are from Djibouti and you are calling others Mirqaanland![]()
![]()
Rightwing bravo

Last edited by yasmin on Tue Apr 20, 2010 12:37 pm, edited 1 time in total.
- *Nobleman*
- SomaliNet Super
- Posts: 6864
- Joined: Wed Jul 13, 2005 2:49 pm
- Location: United- Not arrogant, just better
Re: The Big Boys (ismaacil FaqaSH, Darawal, Ina Sandon=KULMIYE
what Ismail yare is joining kulmiye?
I'm related to Ismail adan.
I'm related to Ismail adan.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: The Big Boys (ismaacil FaqaSH, Darawal, Ina Sandon=KULMIYE
Ismaacil yare or Ismaacil faqash is the Lion of Hargeisa its either Him or Muse Biixi! and now they are the ones Running Kulmiye along with the Arap Daan Dhagax! Sacabka
Rightwing.... Ismaacil Faqash and Darawal wanted run for President and Vice President in UDUB but Riyaale refused and used his Army+tekniko against ismaacil Faqash....

Rightwing.... Ismaacil Faqash and Darawal wanted run for President and Vice President in UDUB but Riyaale refused and used his Army+tekniko against ismaacil Faqash....
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: The Big Boys (ismaacil FaqaSH, Darawal, Ina Sandon=KULMIYE
No matter How Much You Guys Pray That Muse Biixi and Silaanyo will Clash
is not gonna happen... ive been reading that Nonsense News, on Qarannews aka Qudhun News since 2005, that there is a problem between Silaanyo and Muse Biixi
Silaanyo is here take power, and Muse Biixi is the only man That can Replace him

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: The Big Boys (ismaacil FaqaSH, Darawal, Ina Sandon=KULMIYE
wax qarsoon maaha inay Siilaayo iyo Muuse Biixi col yihin. Siilaanyo xiitaa wuu ka baqay inuu Muuse Biixi la tartamo oo isagaa keligii isasoo sharaxay. iyadoo labadaa nin is khilaafsanyihiin oo xisbiga inta kalena la kala safteen ayay ururkii qaran kulmiye kusoo biireen oo Siilaanyo taageereen, sidaas ayuu Muuse Biixi kaga awood batay. Groupkan cusub ciday taageeraan ayaa haddana awood badan. Waa la arki....
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: The Big Boys (ismaacil FaqaSH, Darawal, Ina Sandon=KULMIYE
Lol@ibadal doonka in other words REJECTS and jobless!
Waar Ismaciil yare has zero credibility in Hargeisa. Dirawel is a nice guy a soldier with no political tactics. He has Rayaale’s pixs hanging in his house's walls walaahi i saw it myself. I love the gut but he’s opportunist. Waa shaqo raadis isagu.
Col. Muse Biixi is a lion and he is very strategic and calculated individual so as Eng. Maxamed Haashi. Kulmiye will do wonders if used these two individuals wisely. They both have large followers in the west end.
However, Muse Biixi and maxamed Xaashi can co-exist with Ismaciil yare. Their political philosophy is very different. Good vs. Evil
I still think The Eastern states will be the deciders of this upcoming election.
P.S. Don’t sleep on UCID. People are tire of these two giant parties taunting each other daily.

Waar Ismaciil yare has zero credibility in Hargeisa. Dirawel is a nice guy a soldier with no political tactics. He has Rayaale’s pixs hanging in his house's walls walaahi i saw it myself. I love the gut but he’s opportunist. Waa shaqo raadis isagu.
Col. Muse Biixi is a lion and he is very strategic and calculated individual so as Eng. Maxamed Haashi. Kulmiye will do wonders if used these two individuals wisely. They both have large followers in the west end.
However, Muse Biixi and maxamed Xaashi can co-exist with Ismaciil yare. Their political philosophy is very different. Good vs. Evil
I still think The Eastern states will be the deciders of this upcoming election.
P.S. Don’t sleep on UCID. People are tire of these two giant parties taunting each other daily.
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: The Big Boys (ismaacil FaqaSH, Darawal, Ina Sandon=KULMIYE
Dhaga Bacayl wrote:Lol@ibadal doonka in other words REJECTS and jobless!![]()
Waar Ismaciil yare has zero credibility in Hargeisa. Dirawel is a nice guy a soldier with no political tactics. He has Rayaale’s pixs hanging in his house's walls walaahi i saw it myself. I love the gut but he’s opportunist. Waa shaqo raadis isagu.
Col. Muse Biixi is a lion and he is very strategic and calculated individual so as Eng. Maxamed Haashi. Kulmiye will do wonders if used these two individuals wisely. They both have large followers in the west end.
I still think The Eastern states will be the deciders of this upcoming election.
P.S. Don’t sleep on UCID. People are tire of these two giant parties taunting each other daily.
Kulmiye xashiishka Rayaale qubay ayuunbay urursadaan. Ismaaciil waa run has zero credibilty. Shalay Huda waa ninkii dharka u maydhi jiray. Horta goormaynu barandoonaa xumaha iyo wanaaga? Waataynu ogeyn horeba wixii riyaale nacay inay kulmiye ama ucud ku biiraan. Goormaynu baran doonaa in believing principles?
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: The Big Boys (ismaacil FaqaSH, Darawal, Ina Sandon=KULMIYE
muuse biixi used to wear a red Dirac back in the harsh days of 1988 in the fierce hargeisa war, I was dis apointed when he took that dirac of he looked so cute on it
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: The Big Boys (ismaacil FaqaSH, Darawal, Ina Sandon=KULMIYE
hargaysaay wrote:muuse biixi used to wear a red Dirac back in the harsh days of 1988 in the fierce hargeisa war, I was dis apointed when he took that dirac of he looked so cute on it
Are you trying-to-discredit MUJAAHID MUSE BIIXI?
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: The Big Boys (ismaacil FaqaSH, Darawal, Ina Sandon=KULMIYE
nob,
I am just telling that he just looked cute on his red dirac that he used to wear in 1988, it is just fashion advise nothing else

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 694 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 13 Replies
- 801 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 2 Replies
- 311 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 13 Replies
- 1248 Views
-
Last post by ChiefAaqil
-
- 1 Replies
- 749 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 12 Replies
- 1352 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 0 Replies
- 355 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 26 Replies
- 3981 Views
-
Last post by Samatr
-
- 15 Replies
- 2652 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 11 Replies
- 67 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH