War niyow wallahi wax ka ' ma cadcadda video-ga hore !
Okay 1st of all .
xagga band-ka ugu horeeya ciidanka .
Drum major ka oo ah ninka usha sita e hor kacaya ciidanka muusikada , labada gacmood ba ma'rogo

Mid un bu kolna kor u qaada marna hoos usoo dhiga , in rhytm wih the boom -boom-boom that indicate each time the troops hit their left foot on the ground .
Midda kale , nimankan company-walba hor socda , ciidanka dhex-dhexaad-kisa ayay ka hor istaagan .Halkan waxaad arkaysa qaar badan o dhiniicisa bidix ka soo xiga .
no3 qaar koofiyaad midab kale gashan baa dhex socda ciidanka {NO-NO!!}
no4 expert-yo faraobadan oo dhinacyada ka kala amraya ciidanka baa i muuqda aniga

NO-NO!! Intaanu ciidanku soo dabal degin baa tababar la soo siiya , maalintu shicibkiisa hor maraya se , wax lagu ma daro !!
no5 , niman farobadn baan arka markey salaanta ay bixinayaan dhamaystiraan , cagta la waayaya cidanka ay hor socdaa

NO-NO!!
Come back next year for a better review and GET TO WORK !