Page 1 of 1

Puntlands Military Parade

Posted: Wed Apr 21, 2010 6:28 pm
by Son_of_Somalia
Not bad :som: :up: Inshallah, can't wait when Galmudug starts doing its own parades. But i can't wait when Mogadishu does the biggest and best parade :som:
[youtube]jzDsNlHP9ig&playnext_from=TL&videos=6QjGOBDnhOw[/youtube]

Re: Puntlands Military Parade

Posted: Wed Apr 21, 2010 6:35 pm
by Son_of_Somalia
Mogadishu Navy Parade, inshallah this year we will do a better and bigger one, to include army. To celebrate a new greater somalia

Re: Puntlands Military Parade

Posted: Wed Apr 21, 2010 8:35 pm
by SahanGalbeed
War niyow wallahi wax ka ' ma cadcadda video-ga hore ! :lol:

Okay 1st of all .
xagga band-ka ugu horeeya ciidanka .
Drum major ka oo ah ninka usha sita e hor kacaya ciidanka muusikada , labada gacmood ba ma'rogo :lol: Mid un bu kolna kor u qaada marna hoos usoo dhiga , in rhytm wih the boom -boom-boom that indicate each time the troops hit their left foot on the ground .
Midda kale , nimankan company-walba hor socda , ciidanka dhex-dhexaad-kisa ayay ka hor istaagan .Halkan waxaad arkaysa qaar badan o dhiniicisa bidix ka soo xiga .
no3 qaar koofiyaad midab kale gashan baa dhex socda ciidanka {NO-NO!!}
no4 expert-yo faraobadan oo dhinacyada ka kala amraya ciidanka baa i muuqda aniga :lol: NO-NO!! Intaanu ciidanku soo dabal degin baa tababar la soo siiya , maalintu shicibkiisa hor maraya se , wax lagu ma daro !!
no5 , niman farobadn baan arka markey salaanta ay bixinayaan dhamaystiraan , cagta la waayaya cidanka ay hor socdaa :lol: NO-NO!!

Come back next year for a better review and GET TO WORK !

Re: Puntlands Military Parade

Posted: Wed Apr 21, 2010 8:40 pm
by GacanSareeye
Sahan waxaan dowlad ma aha waa maamul goboleed. hadii ey xabada tuuri karaan waa niman rag ah :lol:

Re: Puntlands Military Parade

Posted: Wed Apr 21, 2010 10:18 pm
by wagardhac

Re: Puntlands Military Parade

Posted: Thu Apr 22, 2010 12:08 am
by Murax
Wagardhac,

Who do You think will be the next President of Puntland sxb?