Muran Ku Saabsan Qaabka Isticmaalka Dekadda Cusub Oo Ka Dhex-oogmay Ethiopia iyo Jabuuti.
Jabuuti, 23-Apr-2010 – Dowladaha Itoobiya iyo Jabuuti ayaa waxa ka dhex-oogmay muran xoogan oo ku saabsan qaab isticmaalka dekadda cusub ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, kadib markii ay dowladda Jabuuti soo saartay nidaam ka hor-imanaya kii ay markii hore ku heshiiyeen labada dal.
Dowladda dhexe Itoobiya ayaa ku gacansaydhay qaabka ay dooneyso dowladda Jabuuti in loo isticmaalo dekaddan. Dalka Itoobiya ayaa malayiin dollar lumin doona sanad kasta haddii ay dowladda dhexe Itoobiya aqbasho nidaamka cusub ee ay Jabuuti dooneyso.
Qaabka ay Jabuuti wax ku dooneyso ayaa ah in awoodaha dekadda iyo isticmaalkeeda loo daayo shirkadda lagu magacaabo Maersk Djibouti Freight Station, taas oo maamuli doonta alaabta u soo degi iyo tan ay dhoofin Itoobiya.
Maareeyaha guud ee maalmulka arrimaha dekadaha dalka Itoobiya, Mekonnen Abera, ayaa shaaca ka qaaday in qaabka ay Jabuuti wax u doonayso ay xadgudub ku tahay hashiiskii labada dal ay wadagaleen sanadkii 2002.
Hashiiskaas ayaa dhigayey in dowladda Jabuuti ay dowladda Itoobiya siiso ogeysiis 60 maalmood kahor inta aanay wax isabdal ah la sameyn. “Waa go’aan culus. Waxaanu u baahannahay in la wadahadlo oo arrintan hakad lagaliyo” ayuu yidhi Mekonnen. Mekonnon ayaa isbuuca soo socda u bixi doona dalka Jabuuti si uu arrintan u soo qiimeeyo.
Hadda kahor ayey Itoobiya uga digtay Jabuuti in ay wax isbadal ah ku sameyso nidaamka isticmaalka dekadda dalkeeda. Itoobiya ayey u xidhan tahay qaybta ugu muhiimsan ee ay maraakiibta ku soo xidhato.
Dalka Itoobiya ayaa sanadkii 100,000 oo container kala soo dega dekadda dalka Jabuuti, isla markaana ka dhoofiya illaa 40,000 oo container.
MURAN KU SAABSAN QAABKA ISTICMAALKA DEKADDA CUSUB OO KA DHEX
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 558 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 0 Replies
- 296 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 3 Replies
- 498 Views
-
Last post by SultanOrder
-
- 3 Replies
- 615 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 2 Replies
- 913 Views
-
Last post by jalaaludin5
-
- 20 Replies
- 1616 Views
-
Last post by Cawaandi_91
-
- 0 Replies
- 272 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 440 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 44 Replies
- 3752 Views
-
Last post by zulaika
-
- 3 Replies
- 614 Views
-
Last post by musika man