Xafladii Ugu Weynayd Oo Ay Xisbiga UCID Ku Soo Bandhigeen Lo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Xafladii Ugu Weynayd Oo Ay Xisbiga UCID Ku Soo Bandhigeen Lo

Post by Siciid85 »

Xafladii Ugu Weynayd Oo Ay Xisbiga UCID Ku Soo Bandhigeen London Iyo U Diyaargarowga Doorashooyinka Somaliland.

London(Ramaas) Apr.25, 2010 - Xaflad aad u qurux badan oo ay soo abaabuleen Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Somaliland UCID oo xalayto ka dhacdey magalada London ee cariga ingiriiska, waxay ahayd xaflad si heersare loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen madaxda iyo tageerayaasha Xisbiga UCID ee dalka ingiriiska, waxa iyana ka soo qab galay waaxaha magaalooyinka Shaffield,Bristol, Birmingham iyo dhamaan laamaha xisbiga ee London.



http://ramaasnews.com/news.php?readmore=3252
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”