Axmed Madoobe has made the correct move, his relations with Shabab are irreparable and Xisbul Islam has betrayed him.Despite been pushed to the brinks, Shabab have failed to oust him from the Jubba regions and with his few loyal men continues to threaten there presence.In the process he has become a revered figure, commended for his bravery and unyielding stance in the face of Shabab aggression.Boga Internet ee Telefishinka Aljazeera ayaa baahiyay in Dowlada Soomaliya Iyo Hogaamiyaha ka soo Horjeedo Xarakada Shabaab ee ku sugan Gobalada Jubooyinka Axmed Madoobe ayaa ku howlan sidii Hishiis ay u dhex Mari lahaa Labada Dhan kaas oo ku saabsan Sidii Xidida loogu siibi lahaa Xarakada Shabaab ee Dalka Soomaliya Fowdada Iyo Diin Ku Gabashada ku Joogaa.
Wararka ka soo baxay Dhanka Maamulka Dowlada Iyo Axmed Madoobe ayaa sheegaya in Hishiis ka Koobaan Shan Qodob ay mardhow shaaca ka qaadi doonan kaas oo si wada jir ah loola Dagaalami doono Kooxa Maskaxada ka xada Caruuraha.
1-- Midaynta ciidamada DKMG ee lagu taba baray dalka Kenya iyo kuwa Axmed madoobe.
2 --In Alshabaab loo aqoonsado cadow labada dhinac ay wada leeyihiin
3 --In Jubooyinka laga sifeeyo Alshabaab
4 --In la dhiso maamul loo dhan yahay oo wada matala beelaha dega Jubooyinka
5 --In la ilaaliyo deriswanaaga dawlada Kenya.
Axmed Madooba ayaa ah Hogaan haatan Dadka Ku Nool ay aad u taageersan Yihiin Iyadoo Jeclaan lahaa in Xasan Turkina soo raaca, Hogaamiyaha Xasan Turki oo ahaa Hogaamiye aad looga Qiimeeyo Gobalada Jubooyinka ayaa tan iyo Intii uu ku Biiray Shabaab Dadka ka Xumaadeen, Marka la eego Miisaanka Siyaasada Jubooyinka ayaa haatan waxaa Diiradu saaran tahay, Axmed Madoobe Iyo Prof Gandhi uu u muuqda Inay wada Shaqayn Doonaan Lbada Ciidan Isku Biiran Doonaan.
Ogadentoday
Let the liberation of Jubbooyinka begin!

