Xoogaga Ahlusunnah oo guula waawayn ka gaaray dagaal galabtay kadhacay Magaalada Muqdisho
27 04 2010
Culumaa’udiinka Ahlusunna waljamaaca ayaa guullo waa wayn ka gaareen dagaal galabta ka dhacay agagaarka Isgooyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdiso.
Madaxa Warfaafinta ee Culumaa’udiinka Ahlusunaa Waljamaaca Sh.C/llaahi Sh.C/raxmaan Abuu Yuusuf Alqaadi, oo u waramayay warbaahinta ayaa daboolka ka qaaday in Ciidamada Ahlusunna Waljamaaca ay howlgalkii ugu horeeyay maanta magaalada Muqdisho ka bilaabeen, kadib markii Khawaarijta Shabaab ay soo weerareen farsiisimo ay Ahlusuna ku lahaayeen qeybo ka mid ah Degmada Hodan.
Abuu Qaadi ayaa intaa ku daray in Ciidamada Ahlusuna ay la wareegeen gabi ahaan Wadada wadnaha ee Magaalada Muqdisho, waxa uuna ugu bishaareeyay dadka Bakaaraha in maalinta berito ah laga dulqaadidoono gumeeysiga iyo kuwa uu ku gabraartaba.
Afhayeenka ayaa hoosta ka xariiqay in Ahlusunna ay si rasmi ah maanta Gobolka Banaadir uga bilaabeen howlgallo ka dhan ah kooxaha khawaarijta ee dhibaatada ku haya dadka Soomaaliyeed ee Muwaadiniinta ah, wuxuuna rajo wanaagsan ka muujiyay in dhawaan kooxahaasi laga saaridoono Magaalada Muqdisho, isagoo tilmaamay in Ahlusunna ay diyaargarow dagaal iyo abaabul xoog leh ay magaalada Muqdisho ka wadeen xiliyadii la soo dhaafay.
Afhayeenka ayaa ugu danbeyn ka codsaday Shacabka Soomaaliyeed in ay taagero hiil iyo hooba ah la garab istaagaan Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca, si dalka looga xoreeyo kooxaha dhibaatada ku haya bulshaweeynta Soomaaliyeed.
S/Bakaaraha falling soon into the hands of ASWJ
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super
- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
- Somali_Boqor
- SomaliNetizen
- Posts: 319
- Joined: Fri Jan 08, 2010 6:16 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 800 Views
-
Last post by MJ-Pride
-
- 17 Replies
- 1371 Views
-
Last post by Fale
-
- 31 Replies
- 2204 Views
-
Last post by AbdiCushite
-
- 17 Replies
- 1100 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 62 Replies
- 3468 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 48 Replies
- 5749 Views
-
Last post by Garuun
-
- 3 Replies
- 429 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 66 Replies
- 2916 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 32 Replies
- 1784 Views
-
Last post by King-of-Awdal
-
- 2 Replies
- 489 Views
-
Last post by COSTA