Khamiis, 29, April, 2010 (HOL) Wararka laga hellayo degmada Guri-ceel ee Goballka Galguud ayaa sheegaya in saakay Waabarigii hore dagaallo u dhaxeeya Xoogagga Ahlu Sunna Waljameeca iyo Xarrkada Mujaahidiinta Al-shabaab ka dhaceen deegaanno hoos taga degmada Guri-ceel ee Goballka Galaduud.
Sida uu HOL u sheegay Wariye jooga Degmada Guri-ceel dagaallka xoogaasi ayaa ka dhacay deegaannka lagu magacaabo Ceel-baxay kadib markii ay halkaa weerar ku soo qaadeen Ciidamo ka tirsan Xarrakada Mujaahidiinta Al-shabaab ilaa haddana lama oga khasaaraha ka dhashay dagaallka saakay la sheegay in uu dhaxmaray labada dhinac, inkastoo Saraakiil u hadashay Xarrakada Mujaahidiinta Al-shabaab sheegeen in ay la wareegeen gacan ku heynta goobihii lagu dagaallamay.
Dagaalka saakay ayaa daba jooga dagaalo maalmihii ugu danbeeyay dhinacyada isaga soo horjeeda Goballada Bartamaha Soomaaliya ee Al-shabaab iyo Ahlu Sunna ku dhaxmrayay deegaanno badan oo ka tirsan Goballka Galgaduud oo ka mid ah goobaha ay ku xooga badan yihiin Culima'udiinka Ahlu Sunna Waljmeeca.
Waxaana xusid mudan in dagaallkan u danbeeyay ee ka dhacay Goballka Galgaduud qeyb ka yahay doonista Xarrakada Al-shabaab ee ah in ay la wareegeen gacan ku heynta deegaannada ay Maamulaan Culima'udiinka Ahlu Sunna Waljameeca iyaga oo horay ula wareegay deegaannada Masago-waay, Galcad, iyo Ceel-dheer oo ka tirsan Goballka Galgaduud.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
war dag dag:Al-shabaab kick sufism tigree ass from Guri-ceel
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- moshakis_nl
- SomaliNetizen

- Posts: 280
- Joined: Tue Sep 08, 2009 5:58 am
war dag dag:Al-shabaab kick sufism tigree ass from Guri-ceel
-
LobsterUnit
- SomaliNet Super

- Posts: 10442
- Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
- Location: singapore
Re: war dag dag:Al-shabaab kick sufism tigree ass from Guri-ceel
. These people aren't Sufis, rather they are mushrikeen and puppets of XABASHI gaalmadow slaves. "Sufis" have produced many great scholars, mujahids and knights of Islam. They are free from Ahlul Zenawi.
- moshakis_nl
- SomaliNetizen

- Posts: 280
- Joined: Tue Sep 08, 2009 5:58 am
Re: war dag dag:Al-shabaab kick sufism tigree ass from Guri-ceel
Dagaal kii ugu coslaa ayaa ka socdo aaga laga mugacaabo Deegaanka Ceelbaxyo oo wax yar u jirta Guriceel iyadoona masuul u hadlay Alshabaabna uu sheegay in ay qabsadeen halkaan kuna sii jeedaan Gurceel oo ah xarunta ugu weyn ee Ahlusuna waljameeca
Dagaalkaan ayaa yimid wax yar ka dib uun kadib markii ay Ahlusuna dagaalo ka bilaawday Muqdisho taa oo sida muuqata keeni karto in Alshabaabna ay dagaal ku qaado goobaha ay ka joogaan alusuna gobolada Dhexe si loo yareeyo awooda dagaal ee Muqdisho
Ciidamadaan Alshabaab ayaa sheegay in ay saacadaha soo socda qabsan doonaan Gurceel oo ah halka kaliya ay ku xoogan yihiin xoogaga awoda badan lahaa ee Ahlusuna lakiin xilgaan kala qeybsamay kadib markii ay isku qabsadeen sadano
Xooga Alshabaab oo intabadan heestaa gobolka Gal gaduud ayaa waxa kaliya oo u dhiman waa deegaanada ku yaalo laamiga kuwaa oo sida laga soo xiganayo masuuliyiinta Alshabaab ay hada u soo xeed xeyteen waxaase la arki doonaa halkay la gaarto
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: war dag dag:Al-shabaab kick sufism tigree ass from Guri-ceel
More Al Qaeda will get killed.
Moshaklis,
Why is Shabab not attacking Faroole or Riyaale ?
Moshaklis,
Why is Shabab not attacking Faroole or Riyaale ?
-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: war dag dag:Al-shabaab kick sufism tigree ass from Guri-ceel
Riyalleh marfash is a bit far for the time being
- moshakis_nl
- SomaliNetizen

- Posts: 280
- Joined: Tue Sep 08, 2009 5:58 am
Re: war dag dag:Al-shabaab kick sufism tigree ass from Guri-ceel
AbdiWahab252 wrote:More Al Qaeda will get killed.
Moshaklis,
Why is Shabab not attacking Faroole or Riyaale ?
Step By Step bro . both are dhabadhlif
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1303 Views
-
Last post by Air Canada
-
- 44 Replies
- 3848 Views
-
Last post by BVSNet
-
- 13 Replies
- 995 Views
-
Last post by sahal80
-
- 7 Replies
- 1676 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 4 Replies
- 19 Views
-
Last post by Coeus
-
- 4 Replies
- 473 Views
-
Last post by Coeus
-
- 1 Replies
- 4381 Views
-
Last post by Murax