Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa
Anaa diiday gaal daacuf la' dabagalkiisiiye
Anaa diiday degel inaal la galo dooraweynaha e
Anaa diidey sida DABACAYUUN inaan gaalo door bido e
.
.
.
.
Kolka hore dushuu idinka rari sida dameeraha e
Kolka xiga dalkuu idinku oran duunyo dhaafsada e
Kol haddaan dhulkii adari iyo iimey dacal dhaafay
Maxaad igaga digataan beruu siina soo degineeeeeeeeeee

Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa
DABACAYUUN, baad ku walatay maxa raaga dabadooda ku tusay? 
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa
Gaalada dirayska leh anaan, daabadda u qabane
· Anaa diiday dagal inaan la galo, daalin ii colehe
· Dalka ma lihid anigaa ku idhi, doora weynaha e
· Anaa diiday nabadiisa aan, daacad noqonayne
· Anaa diiday deeqdiisa ay, naari dabataale
· Dahabkii uu waday waanigii, daadiyee qubaye
· Dagaalkiisa anigow xishoo, daalib ku ahaaye
· Durdurada Fardowsaad anaa, doortay oo rabaye
· Anaan labada daarood tan hore, darajo moodaynin
· Anaa diiday gaal daacufle ah, dabagalkiisiiye
· Doofaarka eyga ah anaan, daarihiis galine
· Sida doxorka Iidoor anaan, duud xamaal noqone
· Anigaan dariiqiyo waddada, dowga sii marine
· Anigaan dillaalkiyo arliga, duubigaw xidhane
· Anigaan dariiqada Alliyo, diinta cassiyine
· Daliilkii rasuulkii anaa, doonayoo helaye
· Diinkayga anigaan ku gadan, dabaqii naareede
· Anaan labada daarood tan hore, darajo moodayne
· Markay duusho gaaladu anaan, daabbaddu rarine
· Goortay dareeraan anaan, diiradda u qabane
· Dadow maqal dabuubtaan ku idhi, ama dan haw yeelan
· Dunjigiinba waataad kufriga, daba ordayseene
· Waataad iigu daranteen markaan, diiday oo nacaye
· War waatow digayseen markaan, duulan soo waco e
· Waataad colaadii dorraad, iigu daranteene
· Markaan diirtay waataad dushiyo, doc iga boobteene
· Waataad markii aan dafaray, daaha galiseene
· Waataad dushiina u rarteen, duq iyo waayeele
· Waatowla daristeen sidii, duul walaalo ahe
· Markaan didiyey waataad warmaha, igula duusheene
· Gortaan digniintiyo ergada, idinka deyn waayey
· Waataad damiin igu qirteen, dawriyoo falane
· Dikriga iyo eedaanka waataad, ka durugteene
· Waataad inuu dawlad yahay, dood ku bixiseene
· Dibnihiina waataad inuu, dego ka sheegteene
· Waa taad dariiqyada barteen, noo dadnaan jiraye
· Goortuu dantiisii helee, idin dubaaqeeyey
· Waataad dacluuskii Berbera, ula dawaafteene
· Diihaalka waataad Hindiga, daal ka barideene
· Dagaagiina waatii xeryaha, deyran loo dhigaye
· Waatuu dareersaday fircoon, diracyadiiniiye
· Waatuu diyaar ugu laqimay, diinta gaalada e
· Damac beena weeyaan waxaad, nagu dilayseene
· Waa waxaad dariiqii sharciga, uga dullaanteene
· Dawgii Rasuulkiina waad, dabamartayseene
· Nin dardaran iblayskii dafaa, dow ka raaridaye
· Dallacaad jaceylbaad kurtiin, noola dirirteene
· Dubaaqii waxaa idinka galay, daaro buuxsade e
· Dawo kama heshaan faranji aad, daawo dhigataane
· Dabinbuu idiin qoolayaa, waydin dagayaaye
· Dirhamkuu idiin qubahayaad, dib u go’aysaane
· Doodna waxaan u leeyahay dadkeer, hadalka deyn waayey
· Nimanyahow damiinnimada waa, lagu dulloobaaye
· Dadku wuxuu jeclaystaa waxaan, duxi ka raacayne
· Nin ragay dardaaran u tahaye, doqon waa mooge
· Denbi weeye Kufriga, aad u dabcaysaane
· Marka horre dabkuu idinka dhigi, dumar sidiisiiye
· Mugga xiga dushuu idinka rari, sida dameeraha e
· Mugga xiga dalkuu idinku odhan, duunyo dhaafsada e
· Mugga xigana daabaqadda wuu, idin dareensiine
· Dunjigeeda Soomaalibaan, deyrka ka ahaaye
· Dhaaxaan Daraawiishta idhi, doonta gaalada e
· Dhaaxay asgaro uu dalbaday, dabada taageene
· Dhaaxaan dabkii iyo la hadhay, duunyaduu wadaye
· Dhaaxaan intaan janano dilay, soo dabaaldageye
· Dhaaxaan dekado uu camiray, dumiyoo rogaye
· Ninkiisa dirirta geya maalinbay, dunidu ciishaaye
· Maantaan dabaaldegga iyo, darajo eegaayey
· Ragga haatan igu diimayow, duxi ha kaa raacdo

- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32748
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa
daba cayuun means small ass , muxu rabbay inay iidoorku yeeshan dabbo weyn raggu kuma qurux badna dabbo weyn marka daba cayuun wa caadi cay maha hadaad nugu sheegtay dabbo cayuunSiciid85 wrote:DABACAYUUN, baad ku walatay maxa raaga dabadooda ku tusay?
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa
WTF are we arguing about? Forget history the Dervish are dead and the british are gone, however today you will find iidoors OWN former british somaliland, Dhulbahntes are living in the desert sharing shelter with the camels and ogaden tribe is still under occupation. Wallalayal, history is not judged on if's and but's but results and the end result of history is today so lets not waste time on history. Iidoor always come out on top.
Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa
A former NSS memeber Rules Idoor.
We Dhulbahante kicked him out in 2003 we Brought him Back & we can Kick him out Again!!
Somaliland waad uso dhimatee Maxa Ka tahaay Nothing faan badana..
We Dhulbahante kicked him out in 2003 we Brought him Back & we can Kick him out Again!!
Somaliland waad uso dhimatee Maxa Ka tahaay Nothing faan badana..
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32748
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa
Babygirl- wrote:A former NSS memeber Rules Idoor.
We Dhulbahante kicked him out in 2003 we Brought him Back & we can Kick him out Again!!
Somaliland waad uso dhimatee Maxa Ka tahaay Nothing faan badana..
Midhaheedi buu maanta cunaya thats for real
Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa
Maa meshaa Gaajada loogu baay? loool ad security guard iyo Janitors Europe uga joogtaan..khalid ali wrote:Babygirl- wrote:A former NSS memeber Rules Idoor.
We Dhulbahante kicked him out in 2003 we Brought him Back & we can Kick him out Again!!
Somaliland waad uso dhimatee Maxa Ka tahaay Nothing faan badana..
Midhaheedi buu maanta cunaya thats for realAnagu cabbanayna ma na aragtay haba ka yaabin
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa
Oy you put me on your ignore list.Babygirl- wrote:A former NSS memeber Rules Idoor.
We Dhulbahante kicked him out in 2003 we Brought him Back & we can Kick him out Again!!
Somaliland waad uso dhimatee Maxa Ka tahaay Nothing faan badana..
Uncle Silanyo is coming, dont lose sleep over the puppet on strings could Riyole his window dressing for the shallow minded. He has no power, couldn't even correct the wrong done to his clans men.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32748
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa
..Maa meshaa Gaajada loogu baay? loool ad security guard iyo Janitors Europe uga joogtaan
Africa is africa but the country is good its peceful and there is good development And every year we go back to our country To have a great time in our country
Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa
This is one of the key thing that I was looking for:
Sida doxorka Iidoor anaan, duud xamaal noqone
They have been kufr lackeys all their lifes.
Thanks brother Ina Aadan and that formidable sister Babygirl.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa
Udun soodigii ciidanka swayne aad kabbo qaad u ahayd dagaalki firdidin ee aad geel u qassheen gaalki swayne eeh uu fardaha idinku darray oo marba dhinac idin jaheheyudun wrote:This is one of the key thing that I was looking for:
Sida doxorka Iidoor anaan, duud xamaal noqone
They have been kufr lackeys all their lifes.
Thanks brother Ina Aadan and that formidable sister Babygirl.
![]()
Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa
You got it wrong so-called Emperor. Sayid Mohamed Cabdalle Xasan (AHUN) has called us "Gaala Faruuro." Go examine history and tell us find put what that means.The_Emperior5 wrote:Udun soodigii ciidanka swayne aad kabbo qaad u ahayd dagaalki firdidin ee aad geel u qassheen gaalki swayne eeh uu fardaha idinku darray oo marba dhinac idin jaheheyudun wrote:This is one of the key thing that I was looking for:
Sida doxorka Iidoor anaan, duud xamaal noqone
They have been kufr lackeys all their lifes.
Thanks brother Ina Aadan and that formidable sister Babygirl.
![]()
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa
Dee adigua wal ugu sa sabayey Aamaanta u were taken by force your land and your camels Under Occupation by the Dervish short lived state In taleh 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 669 Views
-
Last post by Vivacious
-
- 2 Replies
- 464 Views
-
Last post by kambuli
-
- 0 Replies
- 272 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 0 Replies
- 803 Views
-
Last post by AbduQadir
-
- 12 Replies
- 1135 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 0 Replies
- 447 Views
-
Last post by nin_yaaban
-
- 7 Replies
- 706 Views
-
Last post by ciddhartha