Hadalkan u sheegay Associated Press, isagoo ka sheegay in boqolaal ciidan ah ay u goosteen dhinacyada mucaaradka, kuwaasoo uu sheegay inay la goosteen hubkii la siiyay, wuxuuse diiday inuu sheego tirada ciidamada.
Dowlada Mareykanka ayaa durba arintan walaac ka muujisay, waxaana saraakiil u hadlay Wasaarada arimaha dibada ay sheegeen in lacagta ay ku bixinayaan DF ay si dadban tababar loogu siinayo xoogag xiriir la leh Al-Qaacida sida Ururka Al-shabaab.
"Boqolaal ciidamo ah ayaa ka goostay DF, waxayna ku biireen Mucaaradka" ayuu u sheegay AP Taliye ka tirsan ciidamada Milateriga Dowlada Somalia oo lagu magacaabo Col. Axmed Aadan Dhayow
Sarkaalkan wuxuu sheegay in ciidamada goostay ee ay ogyihiin ay intooda badan kusoo tababarteen dalalka Jabuuti, Kenya iyo Uganda, ayna waayeen mushaar $100 oo loo balanqaaday markii ciidanka ay qoranayeen.
Dowlada Somalia oo ka talisa deegaano yar oo Muqdisho ku yaala ayaa tani waxay ku noqonaysaa dhabarjab weyn, iyadoo mas'uuliyiinta la hadlay AP ay sheegeen in mushaarkii ciidamada qaab kale loo isticmaalay.
"Ciidamada waxaa loo sheegay inay bil walba heli doonaan $100, balse ma jirto wax la siiyay tan iyo markii ay kasoo laabteen tababarada, taas ayaana keentay inay baxsadaan" ayuu mar kale yiri Col. Axmed Aadan Dhayow.
Col. Dhayow wuxuu sheegay in ciidamada qaarkood aysan u gelin Al-shabaab, balse ay go'aan ku gaareen inay isaga tagaan howsha ciidanka, isagoo sheegay in tani ay waji-gabax ku tahay Dowlada sanad jirka ah ee Somalia.
"Mareykanku wuxuu balanqaaday inuu mushaar siiyo 1,800-askari, halka dalalka kale ee deeq bixiyeyaasha ah ay balanqaadeen inay bixinayaan mushaarka 3,300-askari, kuwaasoo qayb ka ah 10,000-askari oo ay DF doonayso inay amaanka kusoo celiso" ayuu yiri Yusuf Indhcade, oo sheegay inaysan jirin askar mushaar la siiyay sanad ku dhawaad.
Ciidamada Booliiska DF ayaa iyaguna ka cabanaya mushaar la'aan midan la mid ah, iyadoo Dowlada Mareykanka ay sheegtay inay ku bixisay dib u dhiska ciidamada DF in ka badan $6.80-Million, taasoo gacanta loo geliyay Madaxda Dowlada Somalia.
Fadeexadan ayaa noqonaysa tii ugu horeysay oo DF lasoo gudboonaata, waxayna muraal-jab ku tahay beesha Caalamka oo u xusul duubayay inay dowlada Somalia sare u soo qaadaan, iyadoo Sh. Shariif uu sheegay dhawaan inuu qabsanayo dalka oo dhan.
Waaxa la ' idin leeyahay waa somali
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Waaxa la ' idin leeyahay waa somali
wa dadkan oo kale
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Waaxa la ' idin leeyahay waa somali
Anaga ninki SNM-ta ku jira , lacag baad sheegaysa e , raashin bu xitaan dhowrki beri arki jirin .
Marka aynu ku sheegno waa rag kaadidooda usoo cabay carada , waa wax jira .
Faqashtu haddey reeraha deeganka gamta ka saarto , xoolo iyo waxay cunaan ba ma' heli jirin SNM-tu .
Iyaga ii sidaas ah baa haddeena marki dambe lagu yidhi nin walibow qorigaaga xerrada halkeer ah ge , ki aan loo yeedhin na , intaad AK-gaga gurigaaga dhigato , daasad dhabarka saaro o , waddoyinka baalash-ka qaxootigi harta sheikha ka soo nqoday usoo mari !
Haye ?
Waddan baynu leenahay maanta inagu caruurtayadu habeenki nabad ku seexato

Marka aynu ku sheegno waa rag kaadidooda usoo cabay carada , waa wax jira .
Faqashtu haddey reeraha deeganka gamta ka saarto , xoolo iyo waxay cunaan ba ma' heli jirin SNM-tu .
Iyaga ii sidaas ah baa haddeena marki dambe lagu yidhi nin walibow qorigaaga xerrada halkeer ah ge , ki aan loo yeedhin na , intaad AK-gaga gurigaaga dhigato , daasad dhabarka saaro o , waddoyinka baalash-ka qaxootigi harta sheikha ka soo nqoday usoo mari !
Haye ?
Waddan baynu leenahay maanta inagu caruurtayadu habeenki nabad ku seexato

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Waaxa la ' idin leeyahay waa somali
Wallahi wax laga cadhoodo weeye , 100$ bay niman Yemen ka yimid isugu dhiibeen
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Waaxa la ' idin leeyahay waa somali
Naagta dhillada ah iyo naagta xaasleyda ah , maxay ku kala duwanyihin , ilayn mid waliba ceeb bay leedahay , maalin walba na masruufkeeda ayay mid waliba ka fikirta e ?
Mid sharci ba qabta , ta kale dan ba ku kaliftay .
Maraykanku marku lacag mushahaar ka askarta bixinay , maxay tahay ujedadiisu ?
Sow dadkani dowlad ha dhistaan ma'aha ?
Maanta cali cabadal saalah , al qacida iga baxa Yemen bu ku leeyahay carabtii halkaa joogtay , khalij oo dhan ba igu dul cabaadaya , maraykanki ba isha na igu haya ...ordoo Somaliya iska qabta ayuu ku yidhi . Weligi waa la heeshin jiray argagaxisada ninkaasi . Haye ? haddaba niman wadamadoodi oo dhan laga soo eryay , oo Zeylaci ninka la idha oo aniga tolkey ah oon koob shaah ah Hargeysa looga shubayn ilaa carabka la jaro mooye ... maxa idin dul keenay ?
Ilaahey haddu arrin gaar idiin hayo , ma' kudaafad walbo waddan kasta la soo caydhiyay iyo nin aan aaskii hooyadi gaadhi karin bu idin soo diri laha ?
War nimanyow waxani waa waali caadi ah e Ilaahey ku laabta , fadlan !

- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Waaxa la ' idin leeyahay waa somali
look at this lunatic discussing with him self..lol..he must be drunk again.

- Navy9
- SomaliNet Super
- Posts: 6830
- Joined: Fri Jan 17, 2003 7:00 pm
- Location: United States of Aliens
Re: Waaxa la ' idin leeyahay waa somali
Cousin,
I am Somali by birth so most likely my Somali linguistic skills should be at native level but it is not so would you be so kind to tell me what are you talking about?
PS: I have skimmed through but I didnt understand

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 20 Replies
- 1840 Views
-
Last post by mudugawi
-
- 6 Replies
- 870 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 74 Replies
- 7207 Views
-
Last post by kaliil
-
- 9 Replies
- 539 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 3 Replies
- 1233 Views
-
Last post by JeyR
-
- 4 Replies
- 609 Views
-
Last post by great-legend
-
- 1 Replies
- 1043 Views
-
Last post by Looyaan_Junior
-
- 13 Replies
- 751 Views
-
Last post by Libah86
-
- 28 Replies
- 4137 Views
-
Last post by BigBreak