Wixii shoe size 11 ka weyn soo gala

Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Wixii shoe size 11 ka weyn soo gala

Post by Cumar-Labasuul »

Is this the only gabay made by ina cabdalle xasan towards Habar Awal:
"Hadal aan wax tarin iyo hurguf Habar Awali baa leh"

Also regarding this gabay, ninkan herer jooga wa kuma?
"Gadh hunguri galay Habar Yoonis iyo Herer nin joogaa leh"

:D
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Wixii shoe size 11 ka weyn soo gala

Post by The_Emperior5 »

Cumar-Labasuul wrote:Is this the only gabay made by ina cabdalle xasan towards Habar Awal:
"Hadal aan wax tarin iyo hurguf Habar Awali baa leh"

Also regarding this gabay, ninkan herer jooga wa kuma?
"Gadh hunguri galay Habar Yoonis iyo Herer nin joogaa leh"

:D

No its Himilo been ah iyo hadal aan wax tarin habarawali ba leh

Harag uraya Muusa Carrihii hoodhin jireybaa leh

Sidu awrku heeriyada ugu maro hoogay arab ba leh

Gadh Hunguri Galay habaryoonis iyo nin herer jooga leh

Inta habar xabusheed iyo hoolif dacawa leh
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Wixii shoe size 11 ka weyn soo gala

Post by GENERAL_SNM »

The_Emperior5 wrote:

Same as my avatar. :clap:

They say were there's smoke there's fire. :mrgreen:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Wixii shoe size 11 ka weyn soo gala

Post by The_Emperior5 »

Yeah but ina cabdilla xassan hated us, Because we expelled Him from berbera We dont hide that so he can say what ever he wants :up: :D
i Remmember Maxammad cabdulla xassan he went to Suldaan Diriye saying war suldaan Diriye Ingrees baan la dagalamaya , suldaan diriye ba yidhi ingrees ah oo halku jooga :lol: Markasu ku yidhi berbera , oo berbera ingrees waligi ba wa joogi jiray iyo greeg iyo hindi iyo habarawal :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Wixii shoe size 11 ka weyn soo gala

Post by Siciid85 »

Cumar, originally the sayyid said this about habar awal, yaana taarikhda been laga sheegiin sxbyaal.

"Hadii awrka heeryada ka dhaco hoogay Habar Awali baa leh"
Last edited by Siciid85 on Fri Apr 30, 2010 4:53 pm, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Wixii shoe size 11 ka weyn soo gala

Post by The_Emperior5 »

Siciid85 wrote:Cumar, originally the sayyid said this about habar awal.

Hadii awrka heeryada ka dhaco hoogay Habar Awali baa leh

no thats arab Hadu awrku heeriyada ka dhaco hoogey arab ba leh

Habar awal was Himilo been ah iyo hadal aan wax tarin habarawali ba leh, sasan ku ogahay anigu
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Wixii shoe size 11 ka weyn soo gala

Post by Siciid85 »

Emperior, i must have mistaken it for the Arap then, anyways this is the funniest line Hilibo qudhun ah Gaadabuursigi huursan jiiray ba leh. :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Wixii shoe size 11 ka weyn soo gala

Post by The_Emperior5 »

Siciid85 wrote:Emperior, i must have mistaken it for the Arap then, anyways this is the funniest line Hilibo qudhun ah Gaadabuursigi huursan jiiray ba leh. :lol:

How about ciisaha bakhtiga hiigaya iyo haqay midgaan ba leh

ina cabdilla xassan intuu ciisaha sida u eegay ayuu midgo ku sheegay :lol: he Was very good poet. :up:
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Wixii shoe size 11 ka weyn soo gala

Post by GENERAL_SNM »

Emperor you must admit my avatar and the mad mullah's line mean the same thing. :D
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Wixii shoe size 11 ka weyn soo gala

Post by The_Emperior5 »

what ever makes u feel better sxb :D
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Wixii shoe size 11 ka weyn soo gala

Post by ina aadan »

War naga tag waxaan sugaayay inuu ogaden wax naga waydiinayo
saa wuxuu ila galay habar dawacanoqotay iyo mid hadal badnaatay iyo mid hunguri waynaatay. :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Wixii shoe size 11 ka weyn soo gala

Post by The_Emperior5 »

ina aadan wrote:War naga tag waxaan sugaayay inuu ogaden wax naga waydiinayo
saa wuxuu ila galay habar dawacanoqotay iyo mid hadal badnaatay iyo mid hunguri waynaatay. :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol:
koohi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 368
Joined: Sat Aug 01, 2009 6:02 pm

Re: Wixii shoe size 11 ka weyn soo gala

Post by koohi »

yaad beenta ka doorsanaysiin eega

war gabaygu sidan maahe saxa

futo hogosho hawo beena hadal aan wax tarin habar awali baa leh :lol: :lol:

wallee odaygu balaayuu ahaa
Last edited by koohi on Fri Apr 30, 2010 6:38 pm, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Wixii shoe size 11 ka weyn soo gala

Post by The_Emperior5 »

koohi wrote:yaad beenta ka doorsanaysiin eega

war gabaygu sidan maahe saxa

futo hogosho hadal aan wax tarin habar awali baa leh :lol: :lol:

Wa been waxaasi Wamaxay futto hogosh ah Oo that would be weird how can one man see all the asses of All the habarawal :lol: :lol: Himilo been ah iyo hadal aan wax tarin weye :lol:
koohi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 368
Joined: Sat Aug 01, 2009 6:02 pm

Re: Wixii shoe size 11 ka weyn soo gala

Post by koohi »

adiguu malaha kaa hadlayey :lol: :lol: :lol:

odayga waxbuu malaha aalici jiray i mean futureka
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”