Page 1 of 9

To sexy-kitten

Posted: Sun Jul 31, 2005 12:16 pm
by UkMan9
Dear sister

Ma maqashay sheekadii daanyeerkii iyo liinta....

Daanyeer ayaa damcay inuu liin ku boodo oo soo goosto markuu dhowr jeer isku dayey oo gaari waayey ayuu inta si xun u fiiriyey yiri Liin maaha waxaasi waa akhas iyo qurun uf lamaba cuni karo....Lool waxaa ka keenay inuu sidaas yiraahdo waa markuu gaari waayey Liinta....

Waxaan sheekadaas kuugu sheegay dadka caayaya Majeerteen oo hadba magac u bixinayo waa dad gaari waayey Darajo Ahaan Dagaal Ahaan iyo Taariikh Ahaan...Marka waxaad Tiraahdaa Maah Maahdii Hawiyuhu ku Maah Maahi Jiray ee Ahayd Dameer aan ku Taagnahay Dhuusadiisu maxay iga Tartaa....

Ninkii Doonaya inuu Majeerteen Men la doodoow anigaa ah Majeerteen Maxamuud Saleebaan Cumar Maxamuud....La kaalay waxaad haysid anigaa Ballan kaa qaaday inaan Taariikhda Dahabka ah baal kaaga furo farahana ka qaada Gabadha aad daba dhigateen...wax wax isku falaya ma tihidine......

************************************************

Majeerteen warriors travel to a land unknown,
Where sand storms blow across the desert floor,
And block all view of where to go,
We come to liberate not to conquer,
But they know not if we are friend or foe,
Their leaders tell them to fight in tribe's name,
We tell our warriors, to be on their toes,
As fatigue sets in, our warriors stay strong,
With hearts of steel mixed in with gold,
We over come their oppression,
And hear freedom ring,
We raise our glory,
As icons fall,

We bring them freedom and much more,
As family members cry for their young,
Who lose their lives for freedoms pride,
As heroes of honor never die,
Their names live on through the years to come,
As we salute them for their heroism deeds that they have done,
And let history write again a new chapter of life,
For our great grand children to read in pride,
And let freedom ring for one and all,
And hear the voices, of warrior’s cries,
Around the world, for all to hear,
Let freedom ring once more.

Wink

Posted: Sun Jul 31, 2005 12:33 pm
by Ina Baxar
Waryee faan aanad taag uu hayn baad la timid meesha . Majeertenkaad ka dhalatay halkaa iyoo "clan politics section" kaasa lagu xag-xagta ,marka waxba meelahan hay noogu booteyninee, halka ku sug cadowga , cid kula hadasha koley waayi maysidee Laughing Laughing

Posted: Sun Jul 31, 2005 12:35 pm
by UkMan9
To ....sexy-kitten

Walaashiis wax kale ayaan kaa Ilaaway....

Markii aad dhagaysato Siyaasiyiinta Qabiilada Isaaq iyo Hawiye oo ay cabanayaan dadka ama qabiilka ay ka cabaadaan oo intaas Raadiyaasha kaga qayliyaan waa Mejeerteen iyagoo ka cabanaya qabiil kale maan maqal wali Taasna Madaxa ku hay......

Walaashiis From deepest part of my heart i am really proud of you....adigoon cidna xaq darro ku samayn fight ur honour Always....

Posted: Sun Jul 31, 2005 12:38 pm
by UkMan9
[quote="Ina Baxar"]Waryee faan aanad taag uu hayn baad la timid meesha . Majeertenkaad ka dhalatay halkaa iyoo "clan politics section" kaasa lagu xag-xagta ,marka waxba meelahan hay noogu booteyninee, halka ku sug cadowga , cid kula hadasha koley waayi maysidee Laughing Laughing[/quote]

LoooooooooooooL walaashiish Gabadhaan yar oo ay xag xagteen ayaan tusaalaynayey doqomadaas ka hari waayey ayaan tusayey inay qiima laawayaal yihiin....tan iga qabso anywhere anyplace ay qabsadaan i will be there insha allah adigu mar khaanti ka ahow waxii ka yimaada.... waxaa faana cidaan waxba isku hayn inay faan tahay iyo inay runtahay Aragaane adigu wax dhowr...insha allah

Posted: Sun Jul 31, 2005 1:01 pm
by Ina Baxar
War anigu cidna maa maagin weligey oo ninka iska miskiin kaan ahee , adigu tan iyoo 2001 baad ku jirtay meeshe maa maantad soo ogatay iney sexy kitten iyoo ciidan keedu difac culus idinku jireen Laughing
Adigu koleyba , professorka jaceylkaad ahaydee maxaad ku falaysa dagal Laughing
PS: labadas gabdhood eed ku arkeyso , my avatar yaaney ku khaldin niyoow , ina baxar baa lay yidhah oo ana labadaaba qaba Laughing

Posted: Sun Jul 31, 2005 1:20 pm
by sexy-kitten
Ukman rose Ina adeer,
-

Kuligood anaa ku filan. Madaxa ayeey ciida ka ceshanayaan oo taariqo fog ayaan la galay oo aan awoowayaashood xataa aan fahamsaneen. Marka isma darajo le'ekin. Nacnac bey ku wada jawaaben. Waa dad aan taariiq laheyn. Ina adeer, waxaad ii soo qortay waa wax run ah oo jiro. Balse jaahil ma fahmo. Adna aad ayaan kuugu mahadcelinayaa. Waana ogsoonandoona inaad marwalba meeshaas ii joogtid Wink
-

Ina baxar, waxaan la yaabanahay meeshaad ka soo gashay. Embarassed Anaga difaac ma galno ee waan weerarnaa. Ilaa buulasha hooyadood ayaan orod ku galinaa ayagoo cagacad. Laughing I know music ayaa ka dhiganeysa. Wink

Posted: Sun Jul 31, 2005 1:27 pm
by Ina Baxar
Sexy kitten aniga hablo diirka iska sibaya weligey music cabaadkogu imu noqon . Hadaan idin kala qaban lahaana , dee aniga nafteydi uu baqay Laughing
PS;aniga dumarku way ii simanyihin

Posted: Sun Jul 31, 2005 1:38 pm
by UkMan9
Ina Baxar....

Ehehehee Waad iga qoslisay daacadii...runtaa 2001 kii maba ahayn 1999 ayaa nin wax ku qoray meeshaan markaas ayaa nin aan isku jaamacad dhigan jirnay igu yiri oo ah dadka from somaliland wuxuu igu yiri waaryee waxaan arkay qoraal ka hadlaya somaliland oo nin aad u maskax badan oo majeerteen ah qoray ee ma adigaa nin kaloo sidaas u hadla maan arag.... Wink markuu sidaas i yiri as u know somali amaan yar loo jeediyey waa isla kala baxaa markaas ayaan soo eegay meeshuu ka hadlayey..... and from that moment this place sifiican iisoo jiitay oo markaan caajiso wax ku qori jiray waxayna ku bilaaban tay siyaasad ahaan.... ka bacdi ayaa mid ku soo qoray gabayo jacayl ah anigu markaas ayaan isku dayey inaan bal gabayo qori karo bilaabo...
then waxaa ka bilaabatay dood meel markaas la oran jiray Puntland Polo oo ka mid ahaan jirtay somalinet forum... rag ayaa wax na dhex mareen ka bacdi way ku soo noqon waayeen qoraaladii...in another words they run like hell... Wink after that...iskuma dayin inaan siyaasad iyo qabiil ka hadlo...i am not qabiil nin ku dheeraya...but u will surpirsed how deeply i know somali history ....anyway you will see..... just koobkaaga shaaha soo dhowayso ama kofeega ah and sug wixii ka dhaca.....

sexy-kitten.....

karbaash as much as you can but please noooooo caaay hooyo ama gabar ama aabe ama qabiil noo cay do me that fav sis....plzzz.. insha allah....

Wink

Posted: Sun Jul 31, 2005 1:57 pm
by sexy-kitten
Ukman,
-
I understand what you're talking about, I'm not a qabiilist, mana bilaabin cayda aniga. Marki ey ii bilaabena ilaa boogtoodi baan damqiye waa ayga oohinta ku waashay oo soo wada yaacay sidii yeeydii. Aniguna taariiq run ah ayaan faraha ka saaray oo tooda iyo teydaba ah, mana ogola in eey accept'gareyna taariiqohooda inta aan isku heysano waa intaas oo madaxa ayeey ciida ka ceshanayaan. Wink


Ina baxar, okay, stay out of it. Very Happy

Posted: Sun Jul 31, 2005 2:14 pm
by UkMan9
sexy-kitten...

this is for you my Dearst sister rose rose

walaashiis kumaan oran adigaa bilaabay ee maanta ayaan akhriyey meel ka mid ah Women's General..waxaan arkay adiga iyo mid soo qaata XoogSADE ... oo xoogaa isku tuurtuuray ...Lool waxaana igu kallifay inaan sheekadaan soo dhex galo markaan arkay geesinimadaada iyo hufnaantaada iyo sida aad u karbaashaysay wax ma garataadaas ku caayaysay ee markaan kulaahaa noo caay waxaan ka wadaa hadda iyo wixii soo socda hadday cay qoraan inaan cay loogu jawaabin .....do you know what i mean.....

Wink

Posted: Sun Jul 31, 2005 2:31 pm
by sexy-kitten
[quote="UkMan9"] waxaana igu kallifay inaan sheekadaan soo dhex galo markaan arkay geesinimadaada iyo hufnaantaada iyo sida aad u karbaashaysay wax ma garataadaas ku caayaysay ee markaan kulaahaa noo caay waxaan ka wadaa hadda iyo wixii soo socda hadday cay qoraan inaan cay loogu jawaabin .....do you know what i mean.....

Wink[/quote]
-

Okay walaal, si fiican ayaad u hadashay. Xoogsade waa maskiin meel uu ka baxo waaye. Boqol goor baan u sheegay oo aan ku idhi orod oo raga aad meesha dumarka maxaad ka sameyneysa? Ee wuxuu arkay gabadhoodi inaan si xun u karbaashayo oo dhangad ka badiye in the politic section. Ana waxaan ku tiriye dhinaca dumarka. Hadaad aragtay waxaan qoray, marwalba waxaan ugu yeeraye XOOGSATO...Because we are the same gender. Very Happy

Posted: Sun Jul 31, 2005 3:34 pm
by yasmin507
uk man this is general discussion not clan section Very Happy

Posted: Sun Jul 31, 2005 3:59 pm
by Ahmed99
UKman, you just proved yourself that you are a "Muranle Naageed" Laughing

Posted: Sun Jul 31, 2005 5:40 pm
by yasmin507
[quote="Ahmed99"]UKman, you just proved yourself that you are a "Muranle Naageed" Laughing[/quote]
i agree Laughing Laughing

Posted: Sun Jul 31, 2005 5:42 pm
by Miss~Bl!ss
[quote="yasmin507"][quote="Ahmed99"]UKman, you just proved yourself that you are a "Muranle Naageed" Laughing[/quote]


.

.
looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool Cool