Indho-Deero Tower in Hargeisa
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Indho-Deero Tower in Hargeisa
LiQaaye_TDH wrote:
Where is this located in hargeisa Down town ?
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Indho-Deero Tower in Hargeisa
Yap infront of City Center Hotel.... and behind Barwaaqo Hotel 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Indho-Deero Tower in Hargeisa
LiQaaye_TDH wrote:Yap infront of City Center Hotel.... and behind Barwaaqo Hotel
haa wa suuqa hoose To the road of Masjid jamaca hargeisa But it was build recently right when i was there in 2007 There was no Such tower
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Indho-Deero Tower in Hargeisa
yeah the construction was going on when i was there 6 months ago!The_Emperior5 wrote:LiQaaye_TDH wrote:Yap infront of City Center Hotel.... and behind Barwaaqo Hotel
haa wa suuqa hoose To the road of Masjid jamaca hargeisa But it was build recently right when i was there in 2007 There was no Such tower
How is the Campaign for the elction going BTW?
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Indho-Deero Tower in Hargeisa
The_Emperior5
Intaad sharal sheikh holiday sharmalsheikh u tegeysid tag wadankii wax badan ayaa iska bedelee.
Intaad sharal sheikh holiday sharmalsheikh u tegeysid tag wadankii wax badan ayaa iska bedelee.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Indho-Deero Tower in Hargeisa
Well Campaign dident start yet , as we are waiting for a date to be set By the The Electoral Commission , the voter registrations Is finished We got 90% of the voteregistration done, The campaign has to start this week or the week after Riyaale is in France with his Wife I think he is Buying A house in france , for the future 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Indho-Deero Tower in Hargeisa
Rightwing wrote:The_Emperior5
Intaad sharal sheikh holiday sharmalsheikh u tegeysid tag wadankii wax badan ayaa iska bedelee.
yeah wa runta 3 years wadanki igu danbeysey i will go maybe this year inshallah summerka , wax baddan ba is bedelay waleh
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Indho-Deero Tower in Hargeisa
Warya Waa Ninkaagan Wadanki Ku Soo Wada Maray 2 week, Bal Ka Waran waxey Dowlad Ku sheegi uu Qabatay Waxi Dhaafa Haleeya?Rightwing wrote:The_Emperior5
Intaad sharal sheikh holiday sharmalsheikh u tegeysid tag wadankii wax badan ayaa iska bedelee.
Emeprior.... I dont think his in France to buy a house, his there to live there and dont come back no more to somaliland, he will be there till the end of june, they have given up on the election, this election is between 2 parties The Elephant (Kulmiye) and Shurunshuur (UCID) dont know how to say Shurunshuur in English!
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Indho-Deero Tower in Hargeisa
LiQaaye_TDH
Sxb, walaa Haleeya walaa Hargeisa wadanka waxba lagama qaban.In Hargeisa the capital there is no single pavement , dadka iyo baabuurad ayaa is dhex yaacaya.
Laba mushkuladood ayaa meesha yaala.
1-Xukuumada oo aan lahayn tayo
2-Shacabka oo u haysta laaluushka sharci
. Shacabkaa ku qasba in Policeka, Judgeka etc inay laaluush qaataan.
Waxaa loo baahanyahay xukuumad soo celisa kala danbeyn.
Sxb, walaa Haleeya walaa Hargeisa wadanka waxba lagama qaban.In Hargeisa the capital there is no single pavement , dadka iyo baabuurad ayaa is dhex yaacaya.
Laba mushkuladood ayaa meesha yaala.
1-Xukuumada oo aan lahayn tayo
2-Shacabka oo u haysta laaluushka sharci

Waxaa loo baahanyahay xukuumad soo celisa kala danbeyn.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Indho-Deero Tower in Hargeisa
Inaader waxa weeye, Meesho Dowlad iyo Maamul'ba waa la sameeyay, haddi meesha ay jiri lahayd Maamul wanaagsan oo fahmaya sida Dowlad loo maamulo, wax badan aya laga bedeli laha, hadda maamulgoboleedka puntland aya inaga dhaqaale badan..
Xukummaddani iyada dadka bartay Laalushka, waayo haddi polickeeda siin lahayd lacag ku filan iyo dhaqaalen layd wax badan aya is bedeli laha, laakin markay kala xadayso lacagti Haayadaha iyo Tii Cashuuraha, haddana ku weydiinayso wax ay ugu yeedhay Cashuur..... hadda aniga mar ayo booliska lacag laalush ah ii weydiiyay, waxaanan ku idhi Ina Sanqadh Dubad Ha ku Siiyo Mushahar kugu filan haddi kale iskaga tag shaqada, waxo iigu dhaartay ino qaato 20 dollar bishi....
Xukummaddani iyada dadka bartay Laalushka, waayo haddi polickeeda siin lahayd lacag ku filan iyo dhaqaalen layd wax badan aya is bedeli laha, laakin markay kala xadayso lacagti Haayadaha iyo Tii Cashuuraha, haddana ku weydiinayso wax ay ugu yeedhay Cashuur..... hadda aniga mar ayo booliska lacag laalush ah ii weydiiyay, waxaanan ku idhi Ina Sanqadh Dubad Ha ku Siiyo Mushahar kugu filan haddi kale iskaga tag shaqada, waxo iigu dhaartay ino qaato 20 dollar bishi....
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Indho-Deero Tower in Hargeisa
LiQaaye_TDH wrote:Inaader waxa weeye, Meesho Dowlad iyo Maamul'ba waa la sameeyay, haddi meesha ay jiri lahayd Maamul wanaagsan oo fahmaya sida Dowlad loo maamulo, wax badan aya laga bedeli laha, hadda maamulgoboleedka puntland aya inaga dhaqaale badan..
Xukummaddani iyada dadka bartay Laalushka, waayo haddi polickeeda siin lahayd lacag ku filan iyo dhaqaalen layd wax badan aya is bedeli laha, laakin markay kala xadayso lacagti Haayadaha iyo Tii Cashuuraha, haddana ku weydiinayso wax ay ugu yeedhay Cashuur..... hadda aniga mar ayo booliska lacag laalush ah ii weydiiyay, waxaanan ku idhi Ina Sanqadh Dubad Ha ku Siiyo Mushahar kugu filan haddi kale iskaga tag shaqada, waxo iigu dhaartay ino qaato 20 dollar bishi....
Lets hope in doorasho xalaali dhacdo. Kulmiye guulaysto. Kulmiyana lakala hufo marka doorashadu dhamaato, oo laga eryo wixii Rayaale soo nacay iyo inta aan tayada lahayn si loo dhiso dawlad hanata dalka.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Indho-Deero Tower in Hargeisa
waxanu u bahanahay inaynu dhisno dawlad koobaan oo wasiiro koobaan wasarahan faraha baddan wa ina la joojiyo. wasaraduhu wa inay shaqeyan from 9 o clock ila shanta, lacagta wasarahada badan loo qeybinayo waxa la samayn kara in dalka dib lo galiyo taasi wa qodobka kobaad.
Siyasada labbaad eeh ku wajahan wax qabbadka xisbiga kulmiye wa inu ku guuleysto Inu diib u habeyn ku sameyo waddooyinka jiddadka somaliland dhex marro in ala dhaqaleyo Iyo dhaqaalo wax ku ool ah la abuuro
Qodobka sadexaad na wa inay ciidanka qarranka somaliland darajjo lo sameya oo ay mijo iyo madax kala yeeshan wa inay horta inta ka bilaabaan waxyaalo baddan ba ino hadhsan
wali umaynu guda gallin siyaasada arimaha diibada
Suldaan Emperior

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Indho-Deero Tower in Hargeisa
I like the style of the building but c’mon y’all. What the fuck is wrong with our people? The color is horrible
. It doesn’t much the texture of our land. I thought Telesom tower was ugly but this one takes the cake in color wise. Yuck….
Dahanshiil buildings and the city center have the best colors in Downtown. I also think Ambassador, mansoor and Adna Hospital maintained the ultimate architecture integrity for keeping it simple in plain white.
Hargeisa is a city of white sand and clear stones. Keep it in that contrast and you have a winner. We must constitute building code in Somaliland!

- DisplacedDiraac
- SomaliNet Super
- Posts: 9711
- Joined: Wed Jan 04, 2006 10:38 am
- Location: Nobody said it'd be easy.. they just promised it'd be worth it...
Re: Indho-Deero Tower in Hargeisa
Nice, iyo i like the colour

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 36 Replies
- 1777 Views
-
Last post by Sakhraan
-
- 13 Replies
- 2418 Views
-
Last post by yawle
-
- 13 Replies
- 1824 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 11 Replies
- 1005 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 0 Replies
- 543 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 2 Replies
- 698 Views
-
Last post by yunis09
-
- 12 Replies
- 951 Views
-
Last post by SLJOOFAY
-
- 1 Replies
- 780 Views
-
Last post by DisplacedDiraac
-
- 4 Replies
- 743 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 1050 Views
-
Last post by MrPrestige