Page 1 of 1
The Youngest Somali Couple Get Married in Somaliland
Posted: Sun May 02, 2010 4:30 pm
by Siciid85
Hargeysa (Somaliland.Org)- Inta la ogyahay lamaanihii ugu da'da yaraa ee Soomaali ah, ayaa habeen hore ku aqalgalay Somaliland.
Lamaahan oo la kala yidhaahdo Shabcaan Maxamed Carab iyo Nimco Cusmaan Feetin oo labadoodaba da'doodu 13 jir tahay, waxa uu habeen hore arooskoodu ka dhacay degaanka tuulada Warta Aadan Abokor oo ka tirsan degmada Sallaxlay oo ilaa 63 Km Koonfur kaga beegan magaalada Hargeysa. "Marka hore way isla tageen (lamaanuhu), ka dibna sidii dhaqanka Soomaalidu ahaa waxay noqotay in la isu doono," sidaa waxa yidhi Cabdinuur Maxamed Carab oo ay walaalo yihiin carruuskaa da'da yar oo shalay Hargeysa ugu waramay Wargeyska Ogaal. "Labadooda midkoodna xataa 14 jir ma gaadhin, labada qoysna way isku waafaqeen guurkooda," ayuu raaciyay.
Waxa uu sheegay in markii labada dhinac habdhaqan gabadha isu waydiisteen ka dib, ay lamaanahaasi habeen hore ku aqalgaleen guriga qoyska wiilku ka dhashay oo Xoolo-dhaqato ah. "Waxa loo sameeyay aroos, si wanaagsana wuu u qabsoomay," ayuu yidhi Mr. Cabdinuur Maxamed Carab oo ah nin dhalinyaro ah, carruuskaa gabadha guursaday ee ay walaalaha yihiina afar carruur ahi u dhexeeyeen.
Inta la ogyahay, Shabcaan iyo Nimco waa lamaanihii u horeeyay ee da'daa isku guursada ee arooskoodu ka dhaco Somaliland.
Re: The Youngest Somali Couple Get Married in Somaliland
Posted: Mon May 03, 2010 3:24 am
by HELWAA
Re: The Youngest Somali Couple Get Married in Somaliland
Posted: Mon May 03, 2010 11:32 am
by Dhaga Bacayl
13 jirka reer miyigu aamin male. Waxbaa ka qaldan dadooda.
Laba caruura oo 13 yaa is tagey ayay ku leeyihiin. Bal xagay tageen markaa waa suall. Sow reerkii Inanka ma meeha? Maxay u celin waayeen gabadha yar ee ay u odhan waayen no haye ilaa intay dadoodu yar waynaanayso?
Dadkeena wax waynbaa ka qalkdan. l;aba caruura oo 13 jiraa maxay guur ka garanayaan. Inakuse meher masuuliyadeed ma qaadi kara markay diidnta laga eego ilayn mabu qaan gaadhine?

Re: The Youngest Somali Couple Get Married in Somaliland
Posted: Mon May 03, 2010 1:39 pm
by Siciid85
Dhagabacayl, backhome most 13 year olds are considered adults since they are more knowledgeable then the 13 year olds of the west, and know more marriage and other issues.
Re: The Youngest Somali Couple Get Married in Somaliland
Posted: Mon May 03, 2010 2:22 pm
by Dhaga Bacayl
Siciid85 wrote:Dhagabacayl, backhome most 13 year olds are considered adults since they are more knowledgeable then the 13 year olds of the west, and know more marriage and other issues.
I disagree couz. Reer miyi children are very naive and much dependent to their parents.
regardless, I blame the parents on this issue not the little horny kids. 13 is way too young for marriage responsibilities.
Re: The Youngest Somali Couple Get Married in Somaliland
Posted: Mon May 03, 2010 3:04 pm
by Siciid85
Dhagabacayl, i am sure many of our uncles, grandfathers got married at 13 back in the days it was all ok and still it's a tradition that is practised, why do you think men like adan shire sharmaake had 23 sons because they married very early and had many spouses. 
Re: The Youngest Somali Couple Get Married in Somaliland
Posted: Mon May 03, 2010 3:16 pm
by Keyse_0208
Dhaga Bacayl wrote:Dadkeena wax waynbaa ka qalkdan. l;aba caruura oo 13 jiraa maxay guur ka garanayaan.
The way i see it, let this lil brother settle down inshalla khayr bey unoqon'e, i mean its ok when oday gaboobey who is over 50+ marries a young girl, so why not someone from her age group. yea yea yea, i know older oday will take care of her better financially and for other reasons such as in "Life experience" but so what, if they've agreed and their families are ok with it, ha socoto.
Re: The Youngest Somali Couple Get Married in Somaliland
Posted: Mon May 03, 2010 4:59 pm
by Dhaga Bacayl
I don’t care what you guys say, 13 is way too young for a man to take a wife. He shouldn’t be doing the dead, at least not legally.

His father should tell him to wait for couple of years and we will take it from there, unless she got pregnant of course. Reer miyi are way too nasty these days, so I heard.

Re: The Youngest Somali Couple Get Married in Somaliland
Posted: Tue May 04, 2010 4:55 am
by Siciid85
^^^^

Reer miyi are more advanced in the marriage sxb.
Re: The Youngest Somali Couple Get Married in Somaliland
Posted: Tue May 04, 2010 5:25 am
by HELWAA
Walaahi ani somali ban ka yaabey maskax xumadooda...maney ogayn dhibaatoyenka
inanta yar gaari kara haday uur yeelato..hadhootana markey saxaro iyo kaadiba xijisan kari
waydo xabad kale uun bu ku badali.Ignorant foqal ignorant pple..
http://ipsnews.net/news.asp?idnews=22242
Re: The Youngest Somali Couple Get Married in Somaliland
Posted: Tue May 04, 2010 6:33 am
by X.Playa
^^^^ shut up laxyey dabada weyn le orod Carabtaadii doono.
Re: The Youngest Somali Couple Get Married in Somaliland
Posted: Tue May 04, 2010 11:49 am
by Siciid85
HELWAA wrote:Walaahi ani somali ban ka yaabey maskax xumadooda...maney ogayn dhibaatoyenka
inanta yar gaari kara haday uur yeelato..hadhootana markey saxaro iyo kaadiba xijisan kari
waydo xabad kale uun bu ku badali.Ignorant foqal ignorant pple..
http://ipsnews.net/news.asp?idnews=22242
Why so shocked?
Re: The Youngest Somali Couple Get Married in Somaliland
Posted: Tue May 04, 2010 12:02 pm
by HELWAA
X XAAR
I see you are back again.......markaasad biloodey inaad meel kasta ku xaartid.
Plz keep the good work so you can go back to that shit whole you belong to..plt.
