http://www.somaliland.org/2010/05/02/wa ... -aanaynayo“Arrintaasi way jirtaa, waxayna ahayd dhacdo fool-xun. Weftigu waxay Madaarka tageen saacadu markay 6:00 subaxnimo ahayd, Baasabooradana waxa u siday nin Xasan Diini la yidhaahdo, dabadeedna markii ay xafiiska socdaalka ee Madaarka galeyeen xubnaha kale Boosabooradooda wuu siiyay, Wasiirka Boosahana wuxuu yidhi kaagii waan waayay.” ,” sidaa waxa yidhi mid ka mid ah jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan magaalada Dubai oo xalay khadka Telefoonka ugu waramay Wargeyska Ogaal oo ka cudur-daartay in magaciisa la xuso. “Markii hore wuxuu yidhi Baasaboorku wuu iga lumay, markii dambe ee weftigu ambabaxayna Baasaboorkii jeebkiisa ayuu ka soo saaray, inay la ogaayeen iyo inkalena Ilaahay baa og. Weftigu sidii ay hadalka u dhigayeen, ninkaas uun bay canaanteen, wayna dhoofeen. Laakiin, Wasiirku aad buu u cabanayaa, waanad garan kartaa xaalada uu ku sugan yahay Wasiir halkaa lagaga tegay.” ayuu raaciyay.![]()
Warku wuxuu intaa ku daray, in xubno Jaaliyadda ee magaalada Dubai ka tirsani Wasiir Cali-Sandule dib uga qaadeen Madaarka, kuna celiyeen hotel lagu magacaabo Shiraton oo uu degen yahay.
Ma jiro wax war ah oo rasmi ahaan weftiga Madaxweynaha iyo Madaxtooyadu ka soo saareen Wasiirkaa la sheegay inuu ku xanibmay magaalada Dubai. Hase ahaatee, mar aanu la xidhiidhnay Afhayeenka Madaxtooyada, si aanu arrintan wax uga waydiino, noomay suurtogelin in aanu helno
Ali-sandule humiliated
Moderator: Moderators
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Ali-sandule humiliated
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Ali-sandule humiliated
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 664 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 3 Replies
- 724 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 10 Replies
- 585 Views
-
Last post by Reer Burao
-
- 3 Replies
- 330 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 13 Replies
- 1374 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 9 Replies
- 846 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 9 Replies
- 1022 Views
-
Last post by Coldoon
-
- 7 Replies
- 686 Views
-
Last post by NewHargeisaGirl
-
- 10 Replies
- 1120 Views
-
Last post by mahoka
-
- 2 Replies
- 379 Views
-
Last post by hanqadh