They should have never asked for government functions. It brings disunity and humiliation such as sharif not taking them serious.
May Allah pardon them.
It is better for them to take the role of somali ayatollahs and lead the believers in the holy jihad against wahabism(modernday khawarij).
_________________________________________
Guddoomiyahaguud ee ahlu Sunna wal-Jamaaca Alcallaamah Sheekh Maxamuud sh. Xasan oo shaaca ka qaaday inuu bur buray heshiiskii ay la saxiixdeen kooxda sharifka.
Gudoomiyaha Ahlusuna Wal Jameeca Sheekh Maxamud sheikh Xasan faarax ayaa markii ugu horeysay fagaara ku yaala Magaaladda Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ka shaaciyay inuu fashil ku dhamaaday heshiiskii awood qeybsiga ee ay la saxiixdeen dowladda garabklii maxkamadaha ee Shariif sheikh axmad gudoomiyaha ka ahaa 15-kii March 2010
Sheekh Maxamud sheikh xasan oo la hadlayay dadweyne aad u fara badan oo isu soo baxay iyo culamaa’udin ka mid ah maamulka ahlu sunna wal-Jamaaca ayaa tibaaxay in dhinaca dowlad u yaalka shariifka ay ka shaqeeyn weyday heshiiskii awood qeybsiga .
Gudoomiyaha ayaa sababta burburka heshiiska ku tilmaamay in ay tahay in meesha ay soo galeen dad aan aheyn Ahlusunna wal-jamaaca iyo dowladda KMG midna, balse ah qabqablayaal iyo siyaasiyiin kale oo doonaya in ay qaataan xil aanay shuqul ku lahayn iyagoo ku qaraabanaya magaca Ahlusunna waljameeca.
Hoggaamiyaha Ahlu sunna wal-jamaaca sh. Maxamud sh xasan ayaa ammaan u soo jeediyey wafdiga Ahlu suna wal-jamaaca ee jooga magaalada muqdisho ee u hoggaaminayo Goddoomiyaha Fulinta ahlu sunna ee Gobolada dhexe shee muxamad Yuusuf xeefow , wuxuuna sheegay in ay dul qaad badan muujiyeen iskuna dayeen in wax la saxo laakin u muuqato lagu tala diidey, waxaanna u soo jeedinaynaa in aanay wax cadaadis ah aqbalin dhaqsana isaga so tagaan.
Dadka u dhow dhow masuuliyiintan ayaa sheegay in shakhsiyaadka doonaya in ay ku qaraabtaan magaca ahlu sunna wal-Jamaaca uu ka mid yahay Axmad C/salaam oo ka mid ah taageerayaashii khawaarijta ee gacanta weyn ka gaystay in uu shabaabku soo baxo awoodna ku yeesha dalka soomaaliya.
Saxaafadaha ahlusunna ayaa horey axmad c/salaam uga qoray warbixinno ay ku caddaynayaan in uu danbiile yahay , ka dib jawaabo ay ka bixinayeen warar laysla dhex marayey ee sheegayey in axmad C/salaam uu doonayo in u xil ku qaato magaca ahlu sunna wal-Jamaaca.
Isku soo duube , Wafdiga ahlu sunna ee uu hoggaaminayo guddoomioyaha golaha fulinta sheikh MuyxYuusuf xeefow ayaa la filayaa in ay dhaqsiyo uga soo laabtaan magaalada muqdisho , shaacana ka qaadaan bur bur burka hishiiskii qarbooshka ahaa ee markiisii horeba taagta darnaa; maadaamaa guddoomiyohoodii guud uu shaaciyey in uu bur buray , isla markaana uu keenay caddeymo khatar ah oo aanu sinnaba ku khilaaafi Karin qof ahlu sunna ah .
Caddaymahaasoo ay ka mid yihiin in magacii ahlu suna ay xilal ku raadsanayaan dad aan ahlu sunna ahayn oo u ka mid yahay axmad Cabdi salaam oo ka mid ah cadawga ahlu sunna wal jamaaca iyo taageerayaasha Wahaabiyada.
Mujahidiinta Ahlusunnah made 1 mistake
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Mujahidiinta Ahlusunnah made 1 mistake
Mar horaan meeshan ku qoray ineey timaweeyntii meesha ku kala tageen.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 488
- Joined: Tue Feb 16, 2010 6:42 pm
- Location: 2 the Angleofdeath..Seefta-Sade is drawn, N by Allah the slaves of Amxaar will pay for their crimes.
Re: Mujahidiinta Ahlusunnah made 1 mistake
the 1st mistake was to work so close with Mooriyaan militias who are known for disunity and lack of principle not to mention their moral bankruptcy, 2nd mistake was thier nonsensical departure from political neutrality, 3rd mistake is currently in process.
like most groups Ahlusunnah waljamaaca group has ignored a crucial factor in contemporary somali state of affairs, and this will eventually bring about the end of their physical presence followed by the weak ideology.
i actually support their downfall and pray it happens swiftley with minimal death toll, inshallah before the next blow which alshabab has already started and is currently brewing all around them.
like most groups Ahlusunnah waljamaaca group has ignored a crucial factor in contemporary somali state of affairs, and this will eventually bring about the end of their physical presence followed by the weak ideology.
i actually support their downfall and pray it happens swiftley with minimal death toll, inshallah before the next blow which alshabab has already started and is currently brewing all around them.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 1901 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 0 Replies
- 336 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 8 Replies
- 823 Views
-
Last post by LaQaNyO
-
- 29 Replies
- 1693 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 3 Replies
- 565 Views
-
Last post by Substance
-
- 7 Replies
- 222 Views
-
Last post by Meyle
-
- 1 Replies
- 392 Views
-
Last post by Cherine
-
- 2 Replies
- 357 Views
-
Last post by Nature_Jigga
-
- 1 Replies
- 481 Views
-
Last post by shaamboo