Marka hore wad salaamantahiin mudanayaal iyo marwooyin,
waxan jecelahay in aan idin soo bandhigo saadaal an ku sameeyeey doorashadaaa madaxtooyada markii an helay cadaymo aan ku qancay markii aan baadhitaan badan sameeyeey,
waxan in badan isha ku hayeey siyaasada Somaliland, waxanaa sifiican ulaa socday dooraashooyinkii kaa soo dhacay dalkaa Degaanka, Madaxtooyada iyo Wakiilada, sido kale waxan xidhidh fiican laa leeyahay siyaasiyiin badan oo hugaamiya xisbiyada, waxan xidhiidh la leeyahay Commisionka qaranka.
Komiishinka qaranku wuxu sheegay in ay codayn karaan doorashada Madaxtooyada dad hal malyan kor uu dhaafaaya (over million people).
Saadaashayda
Lagama Yaabo in doorashadaan Milyan qof codeeyeen marxaalado jiraa aawigood
1. Degaanka Xeebaha ah oo lagaa xagaa baxaayo
2. Degaan badan oo an amaan koodu sugnayn (cadawga Somaliland oo badan)
3. Dhalinyaro badan oo dalkaa kaa hayaantay
Markii aan baa dhitaan badan sameeyeey waxan ogaadey in ay codayn karaan
980,000 Qof (insha allah, ilahaybaa ku shaqo leh aniga waxaygu waa saadaal uun)
Gobolada iyo Sidaa xisbiyadu uu kalaa heli doonaan, Gobolada Cusub waxan raaciyeey goboladay horee ugaa tirsanaa jireen
Maroodijeex waxa kaa codayn doonaa
350,000
Gobolka Togdheer
210,000
Gobolka Awdal
180,000
Gobolka Sanaag
140,000
Gobolka Sool
50,000
Gobolka Saahil
50,000
Wadar Tirada codayn doonta total= 980,000
Xisbiyadu Saadaashaydaa sidaanbay uu kalaa heli doonaan Gobolada
Gobolka Maroodijeex (Hargeysa)
Udub 105,000
kulmiye= 145,000
Ucid = 100,000
Gobolka Togdheer
Udub = 80,000
Kulmiye= 83,000
Ucid= 47,000
Gobolka Awdal
Udub= 100,000
Kulmiye = 50,000
Ucid = 30,000
Gobolka Sanaag
Udub= 65,000
Kulmiye= 43,000
Ucid= 32,000
Gobolka SOOl
Udub= 17,000
Kulmiye= 20,000
Ucid= 13,000
Gobolka Saaxil
Udub= 25,000
Kulmiye= 12,000
Ucid = 13,000
Inta waxa ku dhan sidaa ay xisbiyadu uu kalaa helayaan Goboladaa
Hadeeraa waxaynu isu gaynaynaa tiradaa iyo xisbigaa guulaystay.
Udub= 392,000
Kulmiye= 353,000
Ucid= 235,000
Waxay Guushu raaxday Xisbiga Udub oo mar labaad siwayn uu guulaystey guushuna raacaday kaganaa guulaystay xisbiga Kulmiye cod dhan 39,000
Waxanu waa saadaal dhab haa uu qaadaninaa waxa badan baa is bedeli karaa ( hadaa waxan dulfadhiyaa natijadii serverka iyadii oo dhamaaystiraan qofkii fure haystaa wuxu kaa fiiriin karaa websiteka Commisionka Qarankahttp://www.necsomaliland.net
Sadaashayda Doorashada Madaxtooyada, Xisbigee guulaystey?
Moderator: Moderators
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Sadaashayda Doorashada Madaxtooyada, Xisbigee guulaystey
isha ku hayaa saadaashan
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Sadaashayda Doorashada Madaxtooyada, Xisbigee guulaystey
Ninkan Waa Marko Iska Soo Marqaami jiray, mise waad Sarkhaanta Ninyow?
Doorashada Tirada Rasmiga ah ee ka Qaybgelysa: 1,060.00, and there is no way 300k was dropped and reer Boorame has 180.000 Registered
while Sool has 50K you Said?
Sool is not oodweyne my brother, only Saraar has 90.000 Voters
Get ready lose big my friend 
Doorashada Tirada Rasmiga ah ee ka Qaybgelysa: 1,060.00, and there is no way 300k was dropped and reer Boorame has 180.000 Registered
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 858 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 44 Replies
- 1896 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 8 Replies
- 1097 Views
-
Last post by waayeel101
-
- 0 Replies
- 241 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 3 Replies
- 467 Views
-
Last post by Cinque Mtume
-
- 3 Replies
- 344 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 2 Replies
- 38 Views
-
Last post by Xamari_76
-
- 11 Replies
- 966 Views
-
Last post by CigaalSHiiDaaDCFC
-
- 1 Replies
- 364 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 18 Replies
- 1603 Views
-
Last post by udun