isaaqs

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

isaaqs

Post by hargaysaay »

hadii doorashadu dhici weydo oo xaalku noqdo(my the best win) ama kii roonow reerka u hadh qabiilkee dalka ama caasimadaba xoog ku qabsan kara
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: isaaqs

Post by Rightwing »

hargaysaay wrote:hadii doorashadu dhici weydo oo xaalku noqdo(my the best win) ama kii roonow reerka u hadh qabiilkee dalka ama caasimadaba xoog ku qabsan kara

:lol: @qabiilkee dalka ama caasimadaba xoog ku qabsan kara

Your comment made Somaliland equivalent to some playgrounds for children.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: isaaqs

Post by original dervish »

RIYALE FOR ANOTHER 2 TERMS :up: :som:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: isaaqs

Post by hargaysaay »

right wing iska waran abti horta intaanan kaaga jawaabinba add baan kuugu mahad naqayaa cajaladaha aad dalkii ka soo duubtay that is all what I can say.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: isaaqs

Post by Rightwing »

hargaysaay wrote:right wing iska waran abti horta intaanan kaaga jawaabinba add baan kuugu mahad naqayaa cajaladaha aad dalkii ka soo duubtay that is all what I can say.

Adigaa mudan Inaadeer. takale inay meeshu qasanto waxba kuma aha waayo meel aan horumar, dhaqaale, aqoon midina ool ayaan soo arkay.
hadii la kala daato dee intii yaraydee 20 sano dirqiga lagu dhisay ayaa burburay. taasina haday dhacdo waxaa dhoosha ka qosli doona ALSHABAB, iyo JEBERTI.COM
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”