Kismayo most peaceful southern city in 2010

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Kismayo most peaceful southern city in 2010

Post by grandpakhalif »

Everywhere in Somalia there are riots assassination attempts and instability, Kismayo has been relatively stable because of Al Shabaab.
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Kismayo most peaceful southern city in 2010

Post by sheekh-Farax-zero »

masha-allaaaaaaaaaaah,, 1st time in 20 years of civil war :clap: :clap:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Kismayo most peaceful southern city in 2010

Post by AhlulbaytSoldier »

Few days ago the shabaabs were attacking each other in an mosque. so i wouldnt say the most peaceful southern city. :lol:
baidoa is the most peaceful city right now, followed by marka.
User avatar
Enlightened
Posts: 164
Joined: Sat Apr 10, 2010 9:01 am

Re: Kismayo most peaceful southern city in 2010

Post by Enlightened »

peaceful? Kismayo is pretty much destroyed by 20 years of violence and anarchy
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Kismayo most peaceful southern city in 2010

Post by DR-YALAXOOW »

grandpakhalif wrote:Everywhere in Somalia there are riots assassination attempts and instability, Kismayo has been relatively stable because of Al Shabaab.
your wrong kismaayo under al shabaabs rule actually it's more violent than any previous regimes, it was not long time ago, only 5 mounth ago when al shabaab militas and madoobe militans were fighting inside the city and mny civilians were killed, even after that lot of assisations accured in kismaayo latest one was one person were killed when al shabaab whit hand grenade exploded inside MASJID in kismaayo.

here some news about violence in kismaayo

april 2010 assassination in kismaayo
Ganacsade Soomaaliyeed oo katirsan Ganacsatada Magaalada Kismaayo kudhaqan ayaa gelinkii dambe ee shalay waxaa lagu dilay gudaha magaalada Kismaayo.Ganacsadahani ayaa waxaa dilay rag gafuurka soo duubtay isla markaasina aanan la ogeyn halka ay katirsan yihiin iyadoo la ogsoon yahay in magaalada Kismaayo ay hal koox keliya gacanta kuhayaan.
here another one
Xaaladda Magaaladda Kismaayo oo kacsan ka dib marki lagu dilay Sarkaal ka tirsan Xarakadda Al-Shabaab
March 20, 2010 | NEWSWaxaa habeenimadi xalay magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa Xarakadda Mujaahidinta Al-Shabaab.

Sarkaalkaasi ayaa lagu magacaabi jiray Sheikh Da’uud Cali Xassan waxaana uu ahaa Taliyihi Saldhigi degmadda Dhoobley ee maamulka Xarakadda Al-Shabaab,waxaana dilkiisa geystay rag hubeysan oo aan la aqoon haybtooda.

Salaada Cishaha ka dib ayaa rag ku hubeysna baastoolado ay Sarkaalkaasi ku dhex toogteen bartamaha magaaladda Kismaayo,waxaana ay ka baxsadeen goobta dilka ka dhacay.

Xaaladda Magaaladda Kismaayo ayaa lasoo sheegaaya in ay aad u kacsantahay,waxaana ay ka dambeysay Sarkaalkaasi.Ciidanka maamulka Xarakadda Mujaahidinta Al-Shabaab ee magaaladda Kismaayo wadaan howlgalo ay ku baadigoobayaan cidi ka dambeysay dilka Sarkaalkaasi.

Ma jirto ila iyo hada cid loo soo qabtay dilka Sarkaalkaasi,waxaana aan la ogeyn sababaha rasmiga ee ka dambeysay dilkiisa.
here latest news of kismaayo MAY 2010
Qarax xoogan ayaa caawa ka dhacay masjid ku yaalo magaalada Kismaanyo ay ku duganayeen dad u soo dukashada tagay salaada cishaha
Qarax oo ahaa noca Banka ayaa la ogeen cida ka danbeysa waxaana ku dhintay dhowr qof halka dhaawaca uu aad u badan yahay waxena tan ku soo adeysaa maalin kadib qaraxyadii lala eegtay masjid ku yaalo suuqa bakaaraha kaa oo ku geeriyoodeen tiro dad ah

Ma cada ilaa iyohada cida sida rasmi ahaan ka dambeeyay qaraxaasi Salaadii Cisho ee Caawa kadib ka dhacay mid kamid ah Masjidyada ku yaala magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda hoose
Soomaliya ayaa ku soo badanayo ugaarsiga masjiyada dhaxdooda ah iyadoona ay dhici jirtay in qof soo dukada la hadase masjidka dhaxdiisa qaraxyo laga fulinaayo

Goobaha ku yaalo masjidyada ee la qarxinayo maal mahaan waxaa gacanta ku hayao xoogaga islaamiyiinta ee Ashabaab

Qaraxa ayaa ka dhacay masjid ku yaala xafadda Guulwade ee magaaladaasi.

Waxaa meesha ka jirailay argagaxa badan waxaa la maqlayaa qeyla dhaan aad u badan oo keentya in dadka ku soo xoomaan
XAQIIQDA WAXAY TAHAY KISMAAYO WAA AY KA AMAAN XUN TAHAY GOOBAHA AY KA TALIYAAN AHLU SUNNAH SIDA DHUUSO MAREE GUURACEEL CABDUQWAAQ XITAA MAAMUL GOBOLEEDKA GALMUDUG STATE AYAA KA AMAAN WANAAGSAN KISMAAYO, SABABTOO AH QOF SI BAREER AH LOOGU DILEY MA JIRTO HALKAAS
http://www.goobjoog.com/2010/04/01/fala ... ay-dhacay/
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”