Waxaa kahadlay dad aad ubadan...dadkan Proffesarad reer Harvard Ah Ann Withorn iyo Proffesorad African American ah Francis Mills.Ann Withorn oo aha Haweenay Haysta. Ph.D Qaybta Arrimaha Bulshada Iyo Taariikhda ee Jaamacada Harvard Haweenayday,ayaa Balan qaaday inay garab istaagayaan shacabka dhibaataysan ee reer Ogadenia Bilaabina doonaan ''Grass roots movement Campaigning''.Documentarigan oo aha mid runtii powerful aha ayay ururka dhalinta OYN gaadhsiiin doonaan meelo badan oo aduunka dhinacyadiisa aha.
Waxaa Maal mahan Danbe laga Dareemaya Dunida Dhaq Dhaqaaq Shacabka Kuwaas oo haatan gaaray Meelo kala Duwan oo Dunida ah, Jabhada ONLF ayaa inta badan lagu Taageeraa Dhaq Dhaqaaqyadan Kuwaas oo ay soo Abaabulaan, Dhalinyarada, Iyo guud ahaanba Muwaadiniinta ka soo Jeeda Soomalida Ogaadeeniya.


