Burco (Buraoonline.com) 13.05.10 waararka hadda ka imanaya Magaalada Burco oo ah Caasimada Labaad Jamhuuriyada Somaliland aya la sheegaya in Dhowr Goobod La Furay Saaka 7 Subaxnimo, waxaana goobaha iska soo xaadirayay ila hadda Dad yar, waxaanad arkaysa ila Hadda Marba Dad yar oo tel tel uu soo Gelaya Xaruumaha lagu Bedelanaya Kaadhadhka Cusub.
Shacabka Ku Nool Magaalada Burco ayaad mooda in aanay wacyigelin ku filan Muhiimada Kaadhadhkani uu leeyahin Doorashada Fooda inagu soo haaysa ee dhacaysa Bisha June, waxaad mooda in Komishanka Dorooshoyinka Kaalintoodi Wacygelinta Bulshada Somaliland inaanay ka Soo Bixin, laakin se waxa aad uga muuqatay ayaamahi ugu dambeeyay magaalooyinka waaweyn ee Somaliland Xisbiyada Dalka in Qaybti Laga rabay Komishanka Dooroshooyinka ee aha in Dadka Lagu wacyigeliyo inay kaadhadhkan cusub qaatan miyi ila Magaalo ay la wareegen.
Mar ay shabkada Buraoonline.com wax ka weydiisay Hooyo Lagu magaacabo Xaliimo warsame Diiriye oo Ka Shaqeeysa Suuqa Gaaha, Siday uu qaadatay Kaadhkeedi waxey Tiri, anigo Dukaankayga waxaan Fura 6 subaxnimo waxaanan, waxaanan intaan Dukaankaygi xidhay 7 subaxnimo ayaan kaadhakygi ku soo bedeshay Xarunta ku Taala Faarax oomar wax dhibaato ah maan arag, ee deg deg ayay iigu bedelen, waxaanay sheegtay inaanay Sugi karin Doorashada Fooda inagu soo haysa.
Dhinaca kalena, mar aan is nidhi la xidhiidha Degmooyinka Gobolka Togdheer, ayaan wax war ah ka helin, laakin se wararkayaga Dambe ayaan idiin soo gudbin doona Siday Degmooyinka Gobolka Togdheer uga Socoto Hawsha Kaadhadhka Codbxinta.
Buraoonline.com
Burao@live.com
Goobaha Laga Qaadanayay Burco Kaadhadhka Cusub
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 1242 Views
-
Last post by HaragWafi85
-
- 12 Replies
- 1000 Views
-
Last post by Hodan94
-
- 16 Replies
- 2682 Views
-
Last post by Gaashaanle_87
-
- 1 Replies
- 581 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 19 Replies
- 1500 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 2 Replies
- 1470 Views
-
Last post by libaaxyare
-
- 9 Replies
- 704 Views
-
Last post by snoop12
-
- 0 Replies
- 397 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 0 Replies
- 734 Views
-
Last post by kaliil