Siilaanyo Cardkii iskaa bedelaaya halkan ka daawo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Siilaanyo Cardkii iskaa bedelaaya halkan ka daawo

Post by Bohol iyo karaman »

[youtube]RkXO5F6wgNc&feature=player_embedded[/youtube]




they insulted him, 4:16 Magacaa? magacaaga horaanu uu maqalay.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Siilaanyo Cardkii iskaa bedelaaya halkan ka daawo

Post by Siciid85 »

:lol: Bohol adiga iyo Siilaanyo ma old enemies baad tihin horta you should both have a ring fight in the boxing arena somaha inadeer kkkk joking.
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Siilaanyo Cardkii iskaa bedelaaya halkan ka daawo

Post by Bohol iyo karaman »

sheekadii mantaa ugu qosolkaa badnayd, Taageere reer kulmiye ah oo mantaa Sanduuq laa cararay :lol: Degmada Gebiley lan soo qabtay oo laa xidhay
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Siilaanyo Cardkii iskaa bedelaaya halkan ka daawo

Post by kaliil »

Bohol iyo karaman wrote:sheekadii mantaa ugu qosolkaa badnayd, Taageere reer kulmiye ah oo mantaa Sanduuq laa cararay :lol: Degmada Gebiley lan soo qabtay oo laa xidhay

LOOOOOOOOOOOOOOOOL! WUXUU ISLAHAA XOOGAA KAADHADH AH U XAD KULMIYE ILEEN TAAGEERAYAAL KU FILAN MA HAYSTAANE :lol: .
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Siilaanyo Cardkii iskaa bedelaaya halkan ka daawo

Post by Siciid85 »

Bohol, did that happened in gabiley? liqaaye siad it was sallaxley ileen wa beentiis. :lol:
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Siilaanyo Cardkii iskaa bedelaaya halkan ka daawo

Post by Bohol iyo karaman »

Salaxley mid hawlwadeenadaa kaa mid ah baa lagu daqray habeen horaynaa ahayd laakiinse walahay manta gebileybay kaa dhacayday nin sanduuq laa cararay laakiinse booliskaa soo qabtay wana laa xidhay (wararka lagu kal soonyahay ee laheylayaa waxay sheegayaan in uu ahaa taageerayaasha Kulmiye)
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Siilaanyo Cardkii iskaa bedelaaya halkan ka daawo

Post by kaliil »

Siciid adigu ma Liqaayaad aamintaa wuxuu kuu sheego? anigu hore ayaan kuugu sheegay inuu Liqaaye beenaale aan caqli lahayn yahay.Neef xoolo ah waxba ma dhamo. Neefka xoolaha ah faaido ayaabu leeyahay oo marna waa la maalaa, marna hilib ayaa laga helaaye Liqaaye xoolaha xiitaa wuu ka hooseeyaa
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Siilaanyo Cardkii iskaa bedelaaya halkan ka daawo

Post by Siciid85 »

Bohol iyo karaman wrote:Salaxley mid hawlwadeenadaa kaa mid ah baa lagu daqray habeen horaynaa ahayd laakiinse walahay manta gebileybay kaa dhacayday nin sanduuq laa cararay laakiinse booliskaa soo qabtay wana laa xidhay (wararka lagu kal soonyahay ee laheylayaa waxay sheegayaan in uu ahaa taageerayaasha Kulmiye)


:lol: Ok thanks for the info.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Siilaanyo Cardkii iskaa bedelaaya halkan ka daawo

Post by Siciid85 »

Kaliil, iis daaji inadeer Liqaaye waan nin Tolka ah i know he can be silly sometimes, laakinse overall his not a bad guy marka fadlan cayda naga yare inadeer.
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Siilaanyo Cardkii iskaa bedelaaya halkan ka daawo

Post by Bohol iyo karaman »

Thursday, 13 May 2010
Burco(Togdhnews)-Badhasaabka Burco iyo Saraakiil ka socota Wasaaradda Daakhiliga Soomaliland ayaa Caawa Khilaaf iyo
Muran dhaliyay gacan ka hadal ku dhexmaray Huteel Barawaaqo ee magaaladda Burco.
Sida ay u xaqiijiyeen Warar lagu kalsoonyahay TogdheerNews ,Arrintan ayaa ka dhalatay ka dib markiii uu Badhasaabku oo wata Xoghayihiisi gobolka ay Huteelka ay deganaayeen ugu tageen laba sarkaal oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha , kuwaaso xalay keenay ,Magaaladda kaadhadhkii Aqoonsiga ee goob joogayaasha ka socota arimaha gudaha, isla markaana maanta u qaybiyay kooxihii dhalinyaradda ee loo xulay Hawshaasi, haseyeeshe Badha saabka , ayaa sarkaakiishan Arimaha Gudaha ka dalbaday inay ku soo wareejiyaan,kaadhadhka iyo dhaqaalaha ay sidaan
Balse saraakiishaasi ayaa diiday una sheegeen in hawshaasi tahay Hawshoodii sidaas Awgeed aanay ku wareejinayn,oo qofkasta ay gacanta ka saari doonaan, balse hadalkaasi ayaa ka cadhaysiiyay Badhasaabka , ka dibna erayo aflagaado ku yiri Sarakiishii,
taasina waxay keentay in Badhasaabkii mid ka mid ah Xubnihaas lagu magacaabo ina -Awr Liqe, ay isgacn saareen islamarkaana badha saabka ,Tukhaantukho lagaga soo turay Jaran jaraddii Huteelka .
Gudoomiyaha ayaa isla caawa Xafiiskiisa dibi u furay iskuna yeedhay Guddigii N/gelyada taaso uu ku doonaayo inay soo saaraan Qoraal lagu xidhayo Xubnahan ka socdda Wasaaradda Arrimaha Gudaha.
Sidoo kale Xubnahan ka socdda Wasaaradda Daakhiliga ayaa Badha saabku ku eedeeyay inuu doonaayo inuu carqaladeeyo hawlaha Qaadashadda Kaadhadhka Cusub.
Sida wararku sheegayaan Badhasaabka gobolka aya Maalmihii u danbeeyay u xusulduubnaa sidii u gacanta ugu dhigi lahaa lacagta iyo Kaadhadhka lagu Hawlgalinaayo xubnaha goobjoogayaasha ka socda Arimaha guddaha Balse Dhinaca looga leexayay


inaa awr liqee oo xoog kagaa saaray badhasaab biin :lol: :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Siilaanyo Cardkii iskaa bedelaaya halkan ka daawo

Post by Siciid85 »

Wtf is wrong with badhasaabka togdheer, why does he want the commission to hand the cards to him so he can cheat? :|
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Siilaanyo Cardkii iskaa bedelaaya halkan ka daawo

Post by KingWaslawi »

Badhasaabka gobolka togdheer Jaamac biin waa mid dagaal miidhana, maalma horena dad buu ka burburay macrad baabuurta ah oo ay islaayeen. wuxu horta muxuu ahaa? waa cibraan baan u malaynayaa
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Siilaanyo Cardkii iskaa bedelaaya halkan ka daawo

Post by LiQaaye_TDH »

Kaliil.... Wallahi Naag Xamuurad Marsan Lagaama Garto Hadalkaaga oo aad moodo in Lala Guursaday oo weliba Cuqdad uu Qaaday Reer iyo Liqaaye.... Bal Reerkan Dhan ee Maskaxda aan Ka Galay Ka Waran :lol: :lol: :lol: War NinYow Habar Jeclo ma Hooyada ayay Kufsatay? Waxani wax Ka Darane Mise Silaanyo aya Hooyada Kufsaday?


Bohol--- Orod Xabada Qaata, Meesha Dowlad Reer aya Soo Socde :mrgreen:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Siilaanyo Cardkii iskaa bedelaaya halkan ka daawo

Post by kaliil »

Liqaaye Habar Jeclo iyo Siilaanyo hadday wax kufsan karayaan rag bay ahaan lahaayeen oo anaaba u codayn lahaa laakiin khaniisiin la fuulo oo dabada laga wato ayaad tihiin. Siilaanyo inuu khaniis yahay oo weligii rag naag u ahaa wejigiisa iyo socodkiisa ayaa laga garanayaa. Cida Siilaanyo qabta ee dabada kasoo riixaysa waanu garanaynaa. Dhaqan xumadiina ayaanu diidaynaa ileen reer qawmu Luud baad tihiine. Adigana horaan kuugu sheegay oo kuu idhi neefka xoolaha ah ayaa kaa qiimo badan ina love xabuushow
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Siilaanyo Cardkii iskaa bedelaaya halkan ka daawo

Post by LiQaaye_TDH »

Bismillah Hadal Xumada ayo kaga daray wax kastaba, allah maxaad la yaabaysa Dadka Qaar.. War Habar Jeclo Xininyoheeda ayay Somamliland Kula Tartamaysa oo Kuna Qabsanaysa Dalka ee Adigo oo ah Habar yoonis Xininyoyaahas ma Leedahay? :mrgreen: I guess not Last time you guys ever Tasted a Power it was Habar Jeclo that Made you lose your seat :mrgreen:

This is Between Habar Jeclo and Gedabuursi-Indho Xafajo, Go an Fight for your Daily Dose of Qamandi your starving Habar yonis :arrow:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”