Page 1 of 1
Listen Sahra Halgan
Posted: Sat May 15, 2010 12:59 am
by Goljano Lion
kuwa tagaya Somaliland.Sahri waxay leedahay basar u socda , dhalinyartii baad ka washeene
http://waaheen.com/?p=10089
Re: Listen Sahra Halgan
Posted: Sat May 15, 2010 1:28 am
by Rightwing
Goljano Lion wrote:kuwa tagaya Somaliland.Sahri waxay leedahay basar u socda , dhalinyartii baad ka washeene
http://waaheen.com/?p=10089
Sahra halgan waa legend

Re: Listen Sahra Halgan
Posted: Sat May 15, 2010 1:29 am
by hargaysaay
horta sahri waa qoloma
Re: Listen Sahra Halgan
Posted: Sat May 15, 2010 1:32 am
by Goljano Lion
hargaysaay wrote:horta sahri waa qoloma

She is H-yonis
Re: Listen Sahra Halgan
Posted: Sat May 15, 2010 1:34 am
by hargaysaay
sax waan gartay
Re: Listen Sahra Halgan
Posted: Sat May 15, 2010 1:37 am
by Rightwing
sahra Halgan waa Cabdale sacad. Waqtigii halganan ka waa gabadhii qaadi jirtay "
Faqash wey tegeysaa sii tukhaan tukhiyaay
walee way tegeysaa sii tukhaan tukhiyaay
Ninkastoo turuq sheegta toobin baan u qoraa
markaan kuu tudhi lahaa adigaa tegi waayey
Tubtii aad mari lahayd markaan ciidan ku teedshay
Re: Listen Sahra Halgan
Posted: Sat May 15, 2010 1:42 am
by Goljano Lion
Rightwing wrote:sahra Halgan waa Cabdale sacad. Waqtigii halganan ka waa gabadhii qaadi jirtay "Faqash wey tegeysaa sii tukhaan tukhiyaay"

why qarxis waryaa
Re: Listen Sahra Halgan
Posted: Sat May 15, 2010 1:45 am
by Rightwing
Goljano Lion wrote:Rightwing wrote:sahra Halgan waa Cabdale sacad. Waqtigii halganan ka waa gabadhii qaadi jirtay "Faqash wey tegeysaa sii tukhaan tukhiyaay"

why qarxis waryaa
Long live sahra halgan
Ninkastoo turuq sheegta toobin baan u qoraa
markaan kuu tudhi lahaa adigaa tegi waayey
Re: Listen Sahra Halgan
Posted: Sat May 15, 2010 1:53 am
by hargaysaay
the first sacad muse singer
Re: Listen Sahra Halgan
Posted: Sat May 15, 2010 1:54 am
by Rightwing
hargaysaay wrote:the first sacad muse singer
Not sure. However, sahra is a snm Legend.
Re: Listen Sahra Halgan
Posted: Sat May 15, 2010 2:01 am
by hargaysaay
Rightwing wrote:hargaysaay wrote:the first sacad muse singer
Not sure. However, sahra is a snm Legend.
Yes indeed
Re: Listen Sahra Halgan
Posted: Sat May 15, 2010 2:22 am
by Rightwing
Re: Listen Sahra Halgan
Posted: Sat May 15, 2010 6:43 am
by Siciid85
Sahra Halgan.

Re: Listen Sahra Halgan
Posted: Sat May 15, 2010 4:29 pm
by Cumar-Labasuul
Rightwing, heestaa malaha waxay aheyd heesti SNM-ta hurdada ka toosisey oo ey ku guulesteen.
Faqash wey tagaysaa
