Ciidamada Qaranka fadhiisimo ka sameeystay hawdka Sool

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

Ciidamada Qaranka fadhiisimo ka sameeystay hawdka Sool

Post by yawle »

Ciidamadda Somaliland ayaa saqdii dhexe ee xalay ku duuley deegaanadda hawdka iyaga oo hadeer ku kala sugan Bali-hadhac iyo kalabaydh..



Ciidankan kalabaydh ku duulay ayaa la sheegayaa in uu ka koobnaa saddex guuto isla markaasna ay wateen baabuur gaadhaysa 30.



Waxana markii ay baxayeen laga dareemay magaaladda Laascaanood, waxayna kalabaydh ka degeen saddex Aag oo kala ahGees ku sooran, Cadayga iyo Xabaalaha.



Ciidamadda Bali- hadhac ku sugan ayaa iyagu waxay ka kooban yihin Hal guuto oo Isaaq ah iyo xoogaa uu wato Ina Galal kuwaas oo fariisimo ka samaystay duleedka bari iyo Koonfurta magaaladda.



Somalidiidka ayaa la sheegayaa in ay hordhac u yihiin Sanaaduuqda iyo kaadhadh Doorashooyinka Somaliland isla markasna aysan duulaanku ahayn Dharkayn geenyo.



Balse ay ilaalinayaan Sanaaduuqdaas Laakiin Mujaahidiinka SSC ayaa iyagu waxay ku jiraan diyaar garo iyaga oo u soo ruqaansaday dhinac Ciidamadda Somalidiidka waxayna doonayaan in ay weerarka kaga horeeyaan.



wixii war ah kala soco Xargaga.com oo hiigan adag ugu jirtay sidii ay akhristayaasheeda iyo dhagaystayaasheedaba uga ha qab tiri lahayd wararka SSC
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Ciidamada Qaranka fadhiisimo ka sameeystay hawdka Sool

Post by Rightwing »

Maybe UDUB wants create new tension in order to distract attention from the real issues facing UDUB???
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”