Page 1 of 1

Karbaashka Qurjiilaha Saaka ee Tuuloyinka SSC ee Somaliland

Posted: Sat May 15, 2010 12:27 pm
by LiQaaye_TDH
Wararka ka Imanaya Tuuloyinka Widh widh iyo Kalabaydh ay gebi ahaan Ciidamada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland la Wareegen Maanta Gelinki Hore, Marki Dhirbaaxo kulul oo ka soo Kaban waayen lagu dhuftay Ciidan iskugu jira Dumar iyo Ragg oo laga soo abaabulay Tuulada Dharkeenyo.

Ciidanka Somaliland oo ka Kooban 70 Askari iyo 7 Tekniko aya Saaka Madaxa la Galay Meel lagu sheegay inay isku uruursanayeen Ciidan Loogu Yeedhay Khasuusi oo laga soo abaabulay Nairobi iyo Qurbaha, halka marki la waayay Ciidan Ku Filan, Marki Dambe ay soo Hubeyeen Dumar fara Badan oo wada D'a ah.

Dagaalkan yar ee Saaka Ka Dhacay Tuulada Widhwidh aya waxa ku dhaawacanatay Islaan Lagu Magaacabay Cibaado Shirwac Qurjiile oo Hogaaminaysay Ciidanka Khusuusiga ee Lagu Soo Tabobaray Tuulada Dharkeenyo, waxaan Ciidanki Islaanta Lagu Celiyay meeshay Isko Uruuursanayeen.

Waxa Warka Ka soo Baxa Kala Socda Shabakadaha Jamhuuriyada Somaliland..

Wariye LiQaaye_TDH
Somalinet.com/forum

Re: Karbaashka Qurjiilaha Saaka ee Tuuloyinka SSC ee Somaliland

Posted: Sat May 15, 2010 3:19 pm
by udun
Where does the condom or futaxun boy LiQaaye_TDH get this fake news? The fact is mujaahidiin from Barkad Garaad has chased you to all the way after you tried to reach the great resistance town of Widh Widh. Bus as ussual condom or futaxun boy LiQaaye_TDH can manufacture his false claims for all we care.

Re: Karbaashka Qurjiilaha Saaka ee Tuuloyinka SSC ee Somaliland

Posted: Sat May 15, 2010 6:06 pm
by Cumar-Labasuul
Widhwidh
Image

Re: Karbaashka Qurjiilaha Saaka ee Tuuloyinka SSC ee Somaliland

Posted: Sat May 15, 2010 7:18 pm
by The_Emperior5
Cumar-Labasuul wrote:Widhwidh
Image
Omg is that what we re fighting for :lol:

Re: Karbaashka Qurjiilaha Saaka ee Tuuloyinka SSC ee Somaliland

Posted: Sat May 15, 2010 9:04 pm
by ToughGong
Cumar-Labasuul wrote:Widhwidh
Image
Image

Re: Karbaashka Qurjiilaha Saaka ee Tuuloyinka SSC ee Somaliland

Posted: Sat May 15, 2010 9:41 pm
by Goljano Lion
Where is the Harti or jeberti unity, what they gonna do now, Riyaale is forcing them to vote or die, poor dhuloz, yaa Habaraay :lol: Dhuloz dilemma..yaa habaaray kuwan...Riyaale got it figured out how to get Dhuloz votes by killing them

Re: Karbaashka Qurjiilaha Saaka ee Tuuloyinka SSC ee Somaliland

Posted: Sun May 16, 2010 9:39 am
by Keyse_0208
The_Emperior5 wrote:
Cumar-Labasuul wrote:Widhwidh
Image
Omg is that what we re fighting for :lol:

loooooool, subxaanala.

RIYAAAE FOR ANOTHER 2 TERMS WILL MAKE IT BIGGER :up: :D

Re: Karbaashka Qurjiilaha Saaka ee Tuuloyinka SSC ee Somaliland

Posted: Sun May 16, 2010 9:47 am
by ToughGong
RIYAAAE FOR ANOTHER 2 TERMS WILL MAKE IT BIGGER
:lol: :lol:

Re: Karbaashka Qurjiilaha Saaka ee Tuuloyinka SSC ee Somaliland

Posted: Sun May 16, 2010 10:40 am
by Keyse_0208
does anyone have any photos of these places, i've searched and couldn't find 1 single photo of widh-widh, i found 1 or 2 buildings but no actuall photos showing anything of any significance

Re: Karbaashka Qurjiilaha Saaka ee Tuuloyinka SSC ee Somaliland

Posted: Sun May 16, 2010 12:31 pm
by Ganjaweed
Cumar-Labasuul wrote:Widhwidh
Image
Image

:lol: :lol: :up: