The most unlucky ''sarkaal''

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

The most unlucky ''sarkaal''

Post by AhlulbaytSoldier »

Sarkaal ka tirsanaa Dowladda Soomaaliya oo meydkiisa isaga oo gowracan la soo dhigay Degmada Deyniile.

This article was Published at: 17-05-2010 and has been viewed 515 times

Back to home Print this Page Send to a Friend Bottom of the Page


Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray C/naasir Jabaan ayaa waxa uu dhawaan ka goostay Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya, isaga oo isu dhiibay kooxda Hubeysan ee Alshabaab, oo uu horay uga tirsanaan jiray sarkaalkani.

Sarkaalkan ayaa asalkiisa ahaa Alshabaab
, waa uu ka soo goostay, dowlada ayuu isku soo dhiibay, waxa uu caan ku ahaa dagaaladii safka hore ee Aslhabaab lala galay waxaana ay kooxda alshabaab ku tuhmeysaa in uu dilay saraakiil muhiim ahaa, intuu uu dowladda Soomaaliya la shaqeynayey.

Maalmihii tagayey ayaa waxaa isku khilaafsanaa madaxda sare ee Alshabaab sida laga yeelayo sarkaalkan, waxaana aakhirkii uu go’aankoodu noqday in ay gowracaan, waxaana saakay meydkiisa la soo dhigay Degmada Deyniile ee Magaalada Muqdisho.

C/naasir Jabaan ayaan la ogeyn sababihii uu uga tagay Dowladda Federalka hase yeeshee waxaa wararku ay sheegayaan in sidoo kale gacanta kooxda alshabaab uu iminka ku jiraan qaar ka mid ah qoyska sarkaalkan la dilay mana la ogo go’aanka ay ka qaadan doonaan.

Faallo dhawaan la soo dhigay website-ka Radio Muqdisho ayaa looga hadlay qadiyada sarkaalkan iyo qoyskiisa, iyada oo calaamatul su’aalna la dul dhigay mustaqbalka C/naasir jabaan.


An ex-convert-ex-convert cameleon is punished for not being able to stick with 1 group & old crimes :clap:
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: The most unlucky ''sarkaal''

Post by xoogSADE14 »

Soomaali dambiyadeey masaakiinta iyo qaranka ka galeen ayaa laga daahirinayaa.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”