Ileen Faarax-Caytame Runtii bay ahayd
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Ileen Faarax-Caytame Runtii bay ahayd
Markuu inna lahaa Jidwaaq waa uun 2 jilib oo kala ah Abaskuul iyo Bartire
Yabareeduna ileen waaba jilib Abaskuul ah.
Yabareeduna ileen waaba jilib Abaskuul ah.
-
Faarax-Caytame
- SomaliNetizen

- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: Ileen Faarax-Caytame Runtii bay ahayd
Salaamu Caleykum Ugaas, Anoo Meejan dhex fadhiya, Yaan arkay Qoraalkaageeina aadan wrote:Markuu inna lahaa Jidwaaq waa uun 2 jilib oo kala ah Abaskuul iyo Bartire
Yabareeduna ileen waaba jilib Abaskuul ah.
Jidwaaq waa Labo Uun, Barre oo lagu naaneysi Jiray Bartire, Iyo Rooble oo Lagu Naaneysi Jiray Abasguul.
Marka Hadaan Abasguul kuu kala qaado, waa uun sadex, TaloNabi Rooble, Wacays-Moge Rooble, Mayay Rooble, Sadexdaas baa Abasguul la isku Yidhaah.
Yabbare waa ina Mayay Rooble
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Ileen Faarax-Caytame Runtii bay ahayd
gartay ugaasFaarax-Caytame wrote:Salaamu Caleykum Ugaas, Anoo Meejan dhex fadhiya, Yaan arkay Qoraalkaageeina aadan wrote:Markuu inna lahaa Jidwaaq waa uun 2 jilib oo kala ah Abaskuul iyo Bartire
Yabareeduna ileen waaba jilib Abaskuul ah.
Jidwaaq waa Labo Uun, Barre oo lagu naaneysi Jiray Bartire, Iyo Rooble oo Lagu Naaneysi Jiray Abasguul.
Marka Hadaan Abasguul kuu kala qaado, waa uun sadex, TaloNabi Rooble, Wacays-Moge Rooble, Mayay Rooble, Sadexdaas baa Abasguul la isku Yidhaah.
Yabbare waa ina Mayay Rooble
-
Faarax-Caytame
- SomaliNetizen

- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: Ileen Faarax-Caytame Runtii bay ahayd
Mar baan leeyahay, Jilibada Absame aad si fiican oo bayaansan ukala qortid, ee ani unbaa u kansho la.
Reer Haaruun Waa Imisa Jilib, Bal iisoo qor
Reer Haaruun Waa Imisa Jilib, Bal iisoo qor
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Ileen Faarax-Caytame Runtii bay ahayd
Waa 9 jilibFaarax-Caytame wrote:Mar baan leeyahay, Jilibada Absame aad si fiican oo bayaansan ukala qortid, ee ani unbaa u kansho la.
Reer Haaruun Waa Imisa Jilib, Bal iisoo qor
Hasan-wayd haaruun
Kaamil haaruun
Iyo Bah-cusboyahan oo 7 jilb ah aanse tarmin
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Ileen Faarax-Caytame Runtii bay ahayd
inaar maad garan reer ladaga reer ugaas kooshin oo la odhan jiray OBO waa qoloma horta
-
Faarax-Caytame
- SomaliNetizen

- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: Ileen Faarax-Caytame Runtii bay ahayd
MaalinGuur bay la degi jireen kuwaasi.. Saldanadii Ugaas Faarax Samatar bay hoos iman jireen saan maqlay.ina aadan wrote:inaar maad garan reer ladaga reer ugaas kooshin oo la odhan jiray OBO waa qoloma horta
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Ileen Faarax-Caytame Runtii bay ahayd
Horta de waa iska reer guura, laakin kuwaan arkay Ugaas kooshin iyo Ugaas nuur unbay la dagaanFaarax-Caytame wrote:MaalinGuur bay la degi jireen kuwaasi.. Saldanadii Ugaas Faarax Samatar bay hoos iman jireen saan maqlay.ina aadan wrote:inaar maad garan reer ladaga reer ugaas kooshin oo la odhan jiray OBO waa qoloma horta
waase qolama
-
Faarax-Caytame
- SomaliNetizen

- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: Ileen Faarax-Caytame Runtii bay ahayd
Garan Mahayo Ina adeerow.. Horta Ugaas Kooshin iyo Ugaas Nuur, Dhankan SHiniile iyo Nogob-Yareey ma xuduud bay ka leeyihiin oo way is gaadhaan?ina aadan wrote:Horta de waa iska reer guura, laakin kuwaan arkay Ugaas kooshin iyo Ugaas nuur unbay la dagaanFaarax-Caytame wrote:MaalinGuur bay la degi jireen kuwaasi.. Saldanadii Ugaas Faarax Samatar bay hoos iman jireen saan maqlay.ina aadan wrote:inaar maad garan reer ladaga reer ugaas kooshin oo la odhan jiray OBO waa qoloma horta
waase qolama
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Ileen Faarax-Caytame Runtii bay ahayd
Faarax
Haa way is gaadhan inaar
Haa way is gaadhan inaar
- Hard-Rock
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1419
- Joined: Sat Nov 18, 2006 8:16 pm
- Location: Azania state of Somalia
Re: Ileen Faarax-Caytame Runtii bay ahayd
Ina aden,ina aadan wrote:Waa 9 jilibFaarax-Caytame wrote:Mar baan leeyahay, Jilibada Absame aad si fiican oo bayaansan ukala qortid, ee ani unbaa u kansho la.
Reer Haaruun Waa Imisa Jilib, Bal iisoo qor
Hasan-wayd haaruun
Kaamil haaruun
Iyo Bah-cusboyahan oo 7 jilb ah aanse tarmin
Can you name those other 7? how do they divide?
So far, I only know 5 Ilma Harun:
Hasan Wayd Harun, Kamil Harun, Ahmed Harun, Sammane Harun & Abdikarim Harun.
I know you are Hasan Wayd and it divides into:
Dari Hasan Wayd, Isman Hasan Wayd & Bubal Hasan Wayd(this is your lineage)
I can go on by the way & break down Beesha Jaahuur eventhough I'm only related to the Huwanka.
I heard the of story jahuur man Vs Shini(Bee)
I heard Shini bit Reer Harun guy so he spent the whole chasing the Bee around when he finally caught it, he killed it
and said: 'Agah!, Jaciiro miyaa la daaraa?'
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Ileen Faarax-Caytame Runtii bay ahayd
^^
@ Bee story..Hard-rock are u reer haruun 
Last edited by Queen_Arawello on Thu May 27, 2010 12:46 am, edited 1 time in total.
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Ileen Faarax-Caytame Runtii bay ahayd
Faarax-Caytame do you know Bal'cad and Weyteen siday kula baxan...these two absame clans are mystery
i have never met any person that hails from these two clans in my life 
- Hard-Rock
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1419
- Joined: Sat Nov 18, 2006 8:16 pm
- Location: Azania state of Somalia
Re: Ileen Faarax-Caytame Runtii bay ahayd
How did you get ur Visa if you don't know my sub clan?
Time to investigate your previous application
About the Absame, Ugas Faarax will be the man to ask but I know Weyteen divides into two: Aw Farah & Haji Mahamed(the bigger sub).
Haji Mahamed divides into:
Bah Maadigaan(not sure how many sons), Beyle, Ismael, Aw Abdile, Aw Yusuf.
Weyteen are the most religious Absame Sub Clan, they produced many Sheikhs that spread Islam all across the horn
About the Absame, Ugas Faarax will be the man to ask but I know Weyteen divides into two: Aw Farah & Haji Mahamed(the bigger sub).
Haji Mahamed divides into:
Bah Maadigaan(not sure how many sons), Beyle, Ismael, Aw Abdile, Aw Yusuf.
Weyteen are the most religious Absame Sub Clan, they produced many Sheikhs that spread Islam all across the horn
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Ileen Faarax-Caytame Runtii bay ahayd
Do you know what regions Weyteens settle, do they have town of their own or they share with the rest of absame..
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 1418 Views
-
Last post by Faarax-Caytame
-
- 4 Replies
- 505 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 14 Replies
- 730 Views
-
Last post by Faarax-Caytame
-
- 3 Replies
- 1126 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 2 Replies
- 1038 Views
-
Last post by mahoka
-
- 8 Replies
- 502 Views
-
Last post by wiyeer
-
- 3 Replies
- 421 Views
-
Last post by foolxume2005
-
- 99 Replies
- 3987 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 3 Replies
- 535 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 4 Replies
- 477 Views
-
Last post by WadaniggaBarakaysan