Cumar Abdirashiid is gone, what changed?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Cumar Abdirashiid is gone, what changed?

Post by Voltage »

Like a game of cat and mouse or revolving chairs. Retarded Somali socio-politico situation. It is all about "buying time" and a "little momentum" to horde more international aid money. Long term what changes?


Nothing.
User avatar
Somali_Boqor
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 319
Joined: Fri Jan 08, 2010 6:16 am

Re: Cumar Abdirashiid is gone, what changed?

Post by Somali_Boqor »

not for long.
Sharmaake oo Dib loo Magcaabayo (Xog Hoose)

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Raisalwasaarihii Hore ee Xukuumadii uu kala Diray Sheekh Shariif Cumar C/Rashiid Cali Sharmaake Dib loo soo Magcaabayo, Wararka ayaa sheegaya in Madaxwaynaha laga soo xigtay inay Macquul tahay in Cumar C/rashiid la soo celiyo iyada oo la xeeranayo Amuura badan.

Ilo wareed aanu Muqdisho ka helaya ayaa Tibaaxaya in SHeekh SHariif oo Ilaa maanta Kulamo Gooni Gooni ah la Lahaa Qaar ka mid La Taliyaashiisa ay isla meel dhigeen in Raisalwasaaraha dib loo soo Magcaabo isla markaana uu xukuumad Sal balaadhan oo Ahlu'Suna Xagooyin laga Siiyo uu soo dhiso.

Qof qariyay Magaciisa oo Villa Somaliya ku sugan ayaa noo sheegay in Madaxwaynahu uu aad ugu qanacsanyahay in Cumar C/Rashiid dib loo soo celiyo isla markaana Dawlada Wadaag ah oo Tii Hore ka Yar la soo dhiso marka loo eegayo Wasiirada oo la dhimayo.

Warar Madaxa banaan ayaa sheegaya in Wasiirada la Magcaabayo uu ka mid yahay Sheekh Aadan Madoobe Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Somaliya isaga oo Xilka Beesha Digil iyo Mirife ee Shariif Istakiin Ugu Tug Tuga Roonyahay lagu bedelayo Sheekh Aadan Madoobe taasi oo u Muuqta in SHeekha lagu Qancinayo ka dib Khilaafkii Baarlamaanka oo Gaadhay Meel Xasaasi ah.


Dadka Siyaasada Somaliya Lafa Gura ayaa sheegaya in in Dastuurku uu dhigayo in Raisalwasaarihii Hore la soo celiyo isla markaana aanay Jirin wax Caqabad ah oo ka Hor imanaysa.

Madaxwaynaha Somaliya ayaa Raisalsaaraha Magcaabaya Maalmaha Fooda ina ku soo haya Madaama SHirkii Turkiga ee xaalada Somaliya Looga hadlayay Sheekha Lagu Casumay, waxa la Saadaalinayaa in Shirka ka Hor Raisalwasaaraha la Magcaabo.
Wasiiro badan oo haatan aad ugu dhaw dhaw Villa Somaliya ayaa la sheegay in Daadku qaadayo waxana Meesha ka dhex Muuqandoono Xubnaha Ahlu'Suna Dawlada uga Mid noqonaya
.
Beesha Caalamka ayaa laga soo xigtay inay xidhiidh la soo sameeyeen Madaxwaynaha Somaliya isla markaana Cadaadis xoogan ku Saareen in Dawlada Tayo leh la soo dhiso, walow ay Xooga ku Saarin in Cumar C/Rashiid dib loo soo Magcaabo.
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: Cumar Abdirashiid is gone, what changed?

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

wallahi kooxdii shariif caloosha ayay dhulka ku haysaa! :down: :lol: :lol:


show ninka mudo baa cross hairsga casaa lugu hayay

Image

:lol: :lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”