breakingnews war in Buhoodle

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

breakingnews war in Buhoodle

Post by The_Emperior5 »

Local isaaq troops from The Somali Ethiopian Region invade Buhoodle
Few people died
its on hadhwanaagnews.com check it out
Last edited by The_Emperior5 on Fri May 21, 2010 7:37 am, edited 1 time in total.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: breakingnews war in Buhoodle

Post by Siciid85 »

Emperior, Jaabkii Buhoodle is near. :)
Last edited by Siciid85 on Fri May 21, 2010 7:40 am, edited 1 time in total.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: breakingnews war in Buhoodle

Post by Siciid85 »

http://www.hadhwanaag.com/detail.asp?id=13417

SSC is a toast, do you know all the cars from the hawd to cayn are blocked and not allowed to go in? but the cars going to hargeysa or burco or elsewhere is fine.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: breakingnews war in Buhoodle

Post by The_Emperior5 »

Yeah the Somaliland troops are North of Buhoodle And west of Buhoodle widhwidh and horurfadhi While isaaq troops from the Somali region within Ethiopia Crossed the border From their side of Buhoodle
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: breakingnews war in Buhoodle

Post by malakumod »

look at this two fools. xabashi iyo naaghood waxaab kama qaadikarto SSC. all this does is confirm the well know fact that somaliland is nothing more than a mere proxy of ethiopia. somaliland is nothing more than a slave protectarate of ethiopia and you people are modern day dood xamaals like your forefathers.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: breakingnews war in Buhoodle

Post by The_Emperior5 »

Dude you dont look that happy Buhoodle is on the border of somaliland and Ethiopia one side is on Ethiopias side and one side is On Somaliland, Somaliland is doing everthing To stop Invaders And argagaxiso like ssc to come inside Somaliland :mrgreen:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: breakingnews war in Buhoodle

Post by The_Emperior5 »

War deg deg ah dagaal ka socda Buuhoodle iyo Itoobiyeen soo galay magaaladaas
Posted to the web on May 21

S

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn ayaa sheegaya in dagaalo halkaasi ay ku dhex marayaan Ciidamo Itoobiyeen ah oo ka soo gudbay xuduuda ku waasoo dagaalo culus ku dhexmarayo magaalada xoogaga SSC ee halkaasi ku sugan

Dagaalkan oo socda mudo ka yar saacad la isuna adeegsanayo hubka noocayadiisa kala duwan ayaan wali la xaqiijin khasaaraha dhabta ah ee uu gaystay dagaalkan

Sidoo kalena waxaa maanta lagu soo waramayaa in ciidamo ka tirsan maamulka somaliland ay gaadheen degmada widhwidh oo ka tirsan gobolka Buuhoodle ciidamadan oo sida laga warqabo ku jihaysan deegaanada hawdka ayaa ilaa hada aan la garanayn sababaha rasmiga ah ee ay ka wadaan deegaanadaas

Wixii war ah ee ka soo kordha kala soco holhol.net

holhol.net
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: breakingnews war in Buhoodle

Post by malakumod »

The_Emperior5 wrote:Dude you dont look that happy Buhoodle is on the border of somaliland and Ethiopia one side is on Ethiopias side and one side is On Somaliland, Somaliland is doing everthing To stop Invaders And argagaxiso like ssc to come inside Somaliland :mrgreen:
lool. there you are with your usually non sense. but that wont detract me from original point.
somaliland is a ethiopian protectarate and you my friend are a modern day dood xamaal. ma xabashi u yeedho, ma gaal futada u dhigo. ssc will never be part of somaliland and instead of dealing with you we will deal with your masters first.
Last edited by malakumod on Fri May 21, 2010 7:56 am, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: breakingnews war in Buhoodle

Post by The_Emperior5 »

We shall see halkaad ku danbeysid thats all i got to tell you :mrgreen:
Somaliland wa qarran hadaad didid inad ka mid noqotiid dhulka waad ka guureysa wa ino balllan. dadka guura dhulku ma guuro, ooh yeah one more thing Ethiopia waxay tiri haday aqbalaan inay guuraan they can live in Ethiopia on their side of the border ka waran arinkaas ciidamadan somaliyeed eeh saaka buhoodle so galllay adiga wey ku diyaarinayan uun sidi aad u dagii lahayd Ethiopia :up: :D
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: breakingnews war in Buhoodle

Post by malakumod »

The_Emperior5 wrote:We shall see halkaad ku danbeysid thats all i got to tell you :mrgreen:

waa run walle dhulki ma guuro ee dadka guura. marka welcome saxiib adiga iyo gaalada aad kabaha uu meeydhid ee ku wadadaba, waayo dhaaf niinkii ku yimi bey geerudu dhibeeysaa :up:. marnaba qaranka soomaaliyeed iyo dhulka soomaaliyeed ee ssc uma ogolin xabashi iyo adoonteeda. waxaanu caado iyo tariikh u leenahay in aano dhulka soomaaliyeed ka dufaacno cadoga gaalka ah. adiguna waxaad caado u leedahay waad taqaanaa :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: breakingnews war in Buhoodle

Post by The_Emperior5 »

According to BBC Somali 10 people are dead

Buuhoodle oo lagu dagaalamay

Askarta Ethiopia
Sadex ciidamada Etoobiya ah iyo toban qof Somali ah ayaa la sheegay in ay ku dhinteen dagaal saaka ka dhacay magaalada Boohoodle, kaas oo dhexmaray ciidamo Etoobiya ah iyo dad ka tirsan degaanka.
Dadka ku dhaawacmay dagaalkaas ayaa tiradoodu ka badan tahay labaatan qof.

Rasaas xoog leh ayaa ka socotay magaalada dhexdeeda.

Ciidamada Etoobiya ayaa mudo todobaad ah ku sugan dhinaca shishe ee magaalada oo hayey baabuur dadweynuhu leeyaay, ayaa la sheegaya in dagaalki kabilowday.kaas oo markii dambe magaalada ku fiday.

Lama hubo sida rasaastu ku biilaabantay, laakiin waxa jirey dad arrin baabuur ciidamadaasi haeen ugu tegay ciidamada Etoobiya, intaan dagaalku bilaaban.
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: breakingnews war in Buhoodle

Post by malakumod »

hey emperior sxb sadeexda askari ee ethiopia waa shahiideen soma aha :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: breakingnews war in Buhoodle

Post by The_Emperior5 »

malakumod wrote:
The_Emperior5 wrote:We shall see halkaad ku danbeysid thats all i got to tell you :mrgreen:
Somaliland wa qarran hadaad didid inad ka mid noqotiid dhulka waad ka guureysa wa ino balllan. dadka guura dhulku ma guuro, ooh yeah one more thing Ethiopia waxay tiri haday aqbalaan inay guuraan they can live in Ethiopia on their side of the border ka waran arinkaas ciidamadan somaliyeed eeh saaka buhoodle so galllay adiga wey ku diyaarinayan uun sidi aad u dagii lahayd Ethiopia :up: :D
waa run walle dhulki ma guuro ee dadka guura. marka welcome saxiib adiga iyo gaalada aad kabaha uu meeydhid ee ku wadadaba, waayo dhaaf niinkii ku yimi bey geerudu dhibeeysaa :up:. marnaba qaranka soomaaliyeed iyo dhulka soomaaliyeed ee ssc uma ogolin xabashi iyo adoonteeda. waxaanu caado iyo tariikh u leenahay in aano dhulka soomaaliyeed ka dufaacno cadoga gaalka ah. adiguna waxaad caado u leedahay waad taqaanaa :up:
Wayahay hadaad didid Somaliland dee fadlan gawaadhi banu idinku gurayna meeshaad rabtan baanu idin geyneyna kharashkana anaga ba bixinayna iyo gaadiidka la idinku gurayo ba markaad waad iska guureysan Dawlada Ethiopia way ogashahay inay idin dadjiso Dhulkooda Kenya way ogashahay xita angola waanu la xidhidhnay way ogalyiihin , hadaad didid waxan sameynaya wuxu carab dheere ku samayn jiray Ismacil mire Waxan sameynaya wuxu Ina igarre ku samayn jiray awoowayasha Waxan sameynaya wuxu Salaan carabay ku samayn jiray cali dhuux. waxaan caado u leeyahay inan dhagta dhiiga ku darro
Suldaan Emperior :sland:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: breakingnews war in Buhoodle

Post by The_Emperior5 »

malakumod wrote:hey emperior sxb sadeexda askari ee ethiopia waa shahiideen soma aha :up:
Maba oga kani inay yihin Niman Habaryoonis ah Oo ka yimid gobolka gaashaamo :mrgreen:
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: breakingnews war in Buhoodle

Post by malakumod »

Wayahay hadaad didid Somaliland dee fadlan gawaadhi banu idinku gurayna meeshaad rabtan baanu idin geyneyna kharashkana anaga ba bixinayna iyo gaadiidka la idinku gurayo ba markaad waad iska guureysan Dawlada Ethiopia way ogashahay inay idin dadjiso Dhulkooda Kenya way ogashahay xita angola waanu la xidhidhnay way ogalyiihin , hadaad didid waxan sameynaya wuxu carab dheere ku samayn jiray Ismacil mire Waxan sameynaya wuxu Ina igarre ku samayn jiray awoowayasha Waxan sameynaya wuxu Salaan carabay ku samayn jiray cali dhuux. waxaan caado u leeyahay inan dhagta dhiiga ku darro
Suldaan Emperior :sland
waligaab taarikh aan jirin iska sameeyso. adeer taan baad caado u lahayda
Image
noloona tasaa kugu horeeysay and even then this was hierarchy in somaliland, first the englishmen, second was his dog and behind the dog was iidoor doing the spying and translation. laakin your status is even worse today at least marka gaal rich ah baad naag u ahad laakin hadeer gaal badow oo injir iyo huro dishay oo gaajo u bakhtiyaye ayaad nag u tahay. :down: waxba dal baan leyehay iyo wadan baan ha isku meeweelin adeer xabashi baa ku leh ee iska xamaalo
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”