Muqdisho: Dawladda Sariifka oo Khawaarijta Shabaabku ka qabsadeen saldhigii Nasiib Buundo oo aad ugu dhow madaxtooyada ay Amosom-tu waardiyeyso. { 21 May 2010}
waxaa la daabacay Fri 21 May 2010 07: 11: 56
Weerar ay khawaarijta shababku xalay saqdii dhexe ku soo qaadeen degaanno ka mid ah xaafada Shibbis ee magaalada muqdisho ayaa loogu awood sheegtay ciidammada dawladda shariifka.
Dagaalkan ayaa xooggiisu ka dhacay saldhig ciidan oo ay degganaayeen kooxda shariifku oo ku yaalla Degaanka Nasiib Buundo oo qarka u saaran madaxtooyada Shariifka.
Saldhiggaan ay shabaabku ka qabsadeen ayaa sababta ugu weyn loo tiiranayaa ciidammada dawladda oo intooda badan ay yihiin wahaabiya caqiida ahaan taageersan Malayshiyada shabaabka , waxaana arrintani niyad jab ku tahay kooxda dawladda sheegata ee dalka ka haysata labda KM ee iaydana ay ku waardiyeeyaan Ciidammada Amisomta.
Dagaalkan oo ahaa mid xoogganaa ayaa la sheegayaa in ay ku dhow dad 10 qof kor u dhaafanaa , dhaawacuna uu aad uga badantahay , in kastoo ay aad u adagtahay in la ogaado khasaaraha soo gaaray xabbaddii iyo madaafiicdii dadka ugu tegayey guryohooda.
Dagaalkan ayaa sababay barakac aad u xooggan oo ku yimi dadkii fara ku tiriska ahaa ee ku haray xaafadaha uu dagaalku ka dhacay .
Khawaarijta shabaabka ayaa dagaalkooda ka gaareyn wax guul ah oo aan ka ahayn in ay shacabka laayaan , kana bara kiciyaan guryohooda ; maadaaama ay qoryaha iyo ciidanka ka cararayaan marka ay arkaan ciidammada gaalada amisom , waxayna xooggooda iyo awooddooda kula dagaallamaan dadka muslimiinta ah.
Ahlusunna.org
Khawarijdogs captures more ground from the socalled govt
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 205 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 21 Replies
- 1203 Views
-
Last post by Archerr
-
- 0 Replies
- 19 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 4 Replies
- 551 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 3 Replies
- 440 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 1 Replies
- 523 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 0 Replies
- 321 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 2 Replies
- 1118 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 9 Replies
- 1479 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 0 Replies
- 290 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier