A Cat Fight in the Somali Parliament
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super
- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
A Cat Fight in the Somali Parliament
I thought they were better than the bakoorad wielding warlords
---------------------------------------------------------------------------------
Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla & Xildhibaanada Qamar Aadan Cali oo labaduba ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka ee Muqdisho ku sugan ayaa dagaal gacan ka hadal ah uu ku dhexmaray hotelka Saxafi galabnimadii Jimacada, waxeyna wararku sheegayaan in dagaalkooda ka dambeeyey shir Jaraa’id oo oo uu ku qabtay hotelkaasi afhayeenka labada gole ee Muqdisho Cumar Xaashi Aadan, waxaana shirkaasi ka mid ahaa xubnihii ka hadlay xildhibaanada Caasha Axmed Cabdalla, iyadoo hadaladii ay ka jeedisay shirkaasi ay gaashaanka ku dhifatay xildhibaanada Qamar Aadan Cali oo sheegtay in magaca xildhibaanada baarlamaanka aaney ku hadli karin Caasha Axmed Cabdalla, waxaana gacan ka hadalka dhexmaray labada xildhibaan uu sababay dhaawacyo soo gaaray mid ka mid ah labadaasi xildhibaan.
Labada xildhibaan oo ku wada mowqif ah xubnaha labada gole dowladda ee Muqdisho ku sugan ayaa waxaa xalinta khilaafka ka dhexeeya ku soo baxay xubnaha labada gole, iyadoo ay soconayaan wadahadalo loogu kala dab-qaadayo si loo demiyo xiisada soo kala dhex-gashay.

- Smooth_Qaaxoti
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1480
- Joined: Sun Apr 24, 2005 11:58 am
- Location: nigga, please. i'm right under yo mom's diraac....
Luggooyo, i read that news yesterday. and i am not that shocked at all. Look, weligaa adigooo diyaarad saaran labo maryooleey madaxa is qabsadey maadan arag baan filiyaa. Man I hate myself at that time. i dont know how the fighting started. Waxaan maqlaa uun, "Nayaa waa taadan afka biijada leh, hadaad naagtahay soo istaag , hadaan hoyada oo aroosa ku tusin."

-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Xoog-sade, sxb,maxaan ka la celiyaa, tusbaxaa ii dheeraa oo waxaan ku hayey Alahayoow safar salaama. You know what, it was my first time aan diyaarad raaco and i got that bad experience. Iminka waan ka baqaa hadaan arko maryooley ila saaran diyaarada.
Last edited by Wise-Man on Tue Aug 02, 2005 6:19 pm, edited 1 time in total.
- dhuusa_deer
- SomaliNet Super
- Posts: 8152
- Joined: Wed Feb 09, 2005 4:13 pm
- Location: Canada
- LionHeart-112
- SomaliNet Super
- Posts: 17794
- Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
- Location: Not yet determined
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1634
- Joined: Sun Apr 17, 2005 12:47 am
- Location: Over the Rainbow
- LionHeart-112
- SomaliNet Super
- Posts: 17794
- Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
- Location: Not yet determined
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1634
- Joined: Sun Apr 17, 2005 12:47 am
- Location: Over the Rainbow
- LionHeart-112
- SomaliNet Super
- Posts: 17794
- Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
- Location: Not yet determined
(Quote=Wiseman]"Look, weligaa adigooo diyaarad saaran labo maryooleey madaxa is qabsadey maadan arag baan filiyaa. Man I hate myself at that time. i dont know how the fighting started. Waxaan maqlaa uun, "Nayaa waa taadan afka biijada leh, hadaad naagtahay soo istaag , hadaan hoyada oo aroosa ku tusin.
@afka biijada

- COSTA
- SomaliNet Super
- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: A Cat Fight in the Somali Parliament
Two years and they still fighting 

- 1nemansquad
- SomaliNet Super
- Posts: 11434
- Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
- Location: Over here and over there
Re: A Cat Fight in the Somali Parliament
Man I wonder if LH, Mocha and dhuuso are still alive and kicking. Good characters.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 1367 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 6 Replies
- 56 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 8 Replies
- 936 Views
-
Last post by Cawar
-
- 8 Replies
- 1203 Views
-
Last post by BlackRain
-
- 18 Replies
- 1129 Views
-
Last post by kenyan4life
-
- 43 Replies
- 2278 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 2 Replies
- 616 Views
-
Last post by Mondey
-
- 5 Replies
- 819 Views
-
Last post by Sagaashan
-
- 18 Replies
- 2396 Views
-
Last post by Brigadier12
-
- 4 Replies
- 734 Views
-
Last post by jalaaludin5