breaking news war in sool iyo Taliyihii gutada 17 o ladilay

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

breaking news war in sool iyo Taliyihii gutada 17 o ladilay

Post by malakumod »

Lasanod Online- Saturday, May 22, 2010







Widhwidh,(Lasanod Online)-Dagaal xoogan ayaa saaka ka qarxay duleedka Degmada Widhwidh dagaalkan oo u dhexeeya ciidamada SSC iyo kuwa maamulka Somaliland.


Dagaalkan ayaa qarxay kadib markii Xoogaga Hogaanka SSC ayaa weerar ku qaadeen kolonyo ciidanka Somaliland oo marayay meel aan sidaa uga fogayn degmada Widhwidh.

Dagaalkan uu soconayay qadar ayaa ciidamada Hogaanka SSC waxay gubeen qaar kamid ah gaadiidkii tiknikadaa ahaa ee ciidamada Somaliland iyagoo qaar kale qabsaday.

Dhaawaca qaar kamid ah ciidamada maamulka La baxay somaliland ayaa lasoo gaadhsiiyay gudaha magaalada Laascaanood iyadoo dagaalkan saaka lagu dilay Taliyihii guutada 17aad ee ciidamada Somaliland Col:Axmed Daahir

Wararku waxay sheegayaan maxaabiis dagaalkan lagu qabtay in la gaadhsiiyay fadhiisimaha ciidamada SSC.

Dagaalkan saaka oo ay galeen Guuto ciidana oo uu watay Taliyaha Ciidamada Hogaanka SSC ee Gobolka Cayn Kayse Cabdi Yuusuf,iyadoo ilo wareedyo kasoo baxayaa magaalada Widhwidhna ay sheegayaan in dagaalkii maanta ciidamada Somaliland lagaga furtay tiro badan oo ah hubka fudfudud.

Kala Soco Shabakada Lasanod Online Wixii Kasoo Kordha Dagaaladan.
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: breaking news war in sool iyo Taliyihii gutada 17 o ladi

Post by Executive »

WidhWidh is not in Sool, Its in Cayn (Buuhoodle district). Its where my great grandfather was born.

SSC doing a good job protecting their region :som: :up:
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: breaking news war in sool iyo Taliyihii gutada 17 o ladi

Post by malakumod »

Executive wrote:WidhWidh is not in Sool, Its in Cayn (Buuhoodle district). Its where my great grandfather was born.

SSC doing a good job protecting their region :som: :up:
bro widh-widh is in sool officially in the map. anyways there is no difference between sool iyo cayn waa isku mid :up:
User avatar
1nemansquad
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11434
Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
Location: Over here and over there

Re: breaking news war in sool iyo Taliyihii gutada 17 o ladi

Post by 1nemansquad »

its about time, let the killing start, either Dhulbahane will man up and defend their land or we should all get killed.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”