lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Post by Siciid85 »

"marka Shacabka waxaanu leenahay waad ku degdegteen Dagaalkan waana in aad is dhiibtaan"



Boosaaso:(Allpuntland)-Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa siyaabo kala duwan uga hadashay Dagaalkii shalay ka dhacay magaalad Buuhoodle ee gobolka Cayn waxayna Mas'uuliyiinta Dawlada Puntland qaarkood shaaciyeen in dagaalkii shalay uu ahaa mid aanan loo dulqaadan karin halka kuwo kalena ay u hadleen si ka fudud oo ka jilicsan hadalkan adag.

Wasiirka Amniga ee Dawlada Puntland Jen,Yuusuf Axmed Kheyre oo warbaahinta la hadlaya yaa guud ahaanba dagaalkaas wuxuu ku tilmaamay mid ay Ethipia ku deg degtay,wuxuuna wasiirku sheegey in Ethiopia looga baahan yahay xakamaynta ciidankeeda si Nabad loo wada noo laado.

"Waxaan ka xumahay dagaalkii Buuhoodle oo ahaa mid aanu filayn si deg deg ahna u dhacay,waxanaanu ka xunahay Shacabkii geeryooda,Ethiopia waxaanu u sheegaynaa in ay Ciidankeeda xakaymayso oo ay samayso xal kan ka wanaagsan waayo shacabkeena ayaa la laayey taasna waxay ahayd talaabo lagu deg degay"Ayuu yiri Wasiirka Amniga ee Puntland.

Dhanka kale Wasiir xigeenka Wasaarada Warfaafinta ee Dawlada Puntland isla markaasna ah kusimaha Wasiirka Warfaafinta ee xukuumada Puntland Cabdiqani Salaad Guray ayaa hadal kan ka jilicsan warka kasoo yeeray Wasiirka Amniga,wuxuuna sheegey in Ethiopia ay saaxiibo deris ah yihiin ayna u sheegeen in ay uga baaqayaan joojinta Dagaalka halkaas ka dhacay.

"Dagaalku wuxuu ku bilowday si deg deg ah,marka Shacabka waxaanu leenahay waad ku degdegteen Dagaalkan waana in aad is dhiibtaan,sidoo kale Ethiopia Saaxiibo ayaanu nahay waxaanu ugu baaqaynaa in shacabka laga yareeyo dhibtaada si aysan u dhicin wixii shalay dhacay oo kale"Ayuu yiri Kusimaha wasiirka Warfaafinta ee Puntland.

Hadalka Wasiiradan ayaa imaanaya xili ay shalay dagaalo xoogani ka dheceen Degmada Buuhoodle oo xarun u ah Gobolka Cayn ee dawlada Puntland,waxaana halkaas ku dhimatay ugu yaraan 20-Ruux halka dhaawacuna uu intaas ka badan yahay,waxayna Mas'uuliyiinta Cayn ee Puntland APL u xaqiijiyeen in Ciidankoodii ay halkaas ka saareen sabababo aysan shgeein.

Cabdiqani Xayir
Allpuntland
Last edited by Siciid85 on Sat May 22, 2010 7:34 am, edited 1 time in total.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: lool puntland tells SSC to surrender

Post by Rightwing »

What's SSC?
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: lool puntland tells buhoodle to surrender

Post by Siciid85 »

"Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta Puntland oo isaguna la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dagaalkaasi u aha mid ku dhacay Sii Khalad ah, Waxana u sheegay Ethiopia tahay dowlad Saaxiib la ah Puntland, Isla markana aay ka xun yahiin wixii dhacay, Waxana u Tacsi u diray Ciidamada Ethiopianka ee dagaalkan ku dhintay iyo kuwa ku dhawaacmay, Waxana u meesha ka saaray in Ciidamo Puntland ah dagaalka ka qeyb qateen, isaga oo sheegay in dagaalku aha mid u Dhaxeeya Dad u ku sheegay Qaswadayaal Iyo Ciidamada Federaalka ee dowalda Ethiopia"

Wasiiro Puntland Ah Oo Qaarna Ethiopia Ammaan u Jeediyeen Qaarna U Hanjabeen
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Re: lool puntland tells SSC to surrender

Post by gurey25 »

this is sad...
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: lool puntland tells SSC to surrender

Post by Siciid85 »

Rightwing wrote:What's SSC?

I meant buhoodle.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: lool puntland tells SSC to surrender

Post by Rightwing »

Siciid85 wrote:
Rightwing wrote:What's SSC?

I meant buhoodle.


Gartay Suldaan
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Post by Siciid85 »

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Post by Keyse_0208 »

Siciid85 wrote:"marka Shacabka waxaanu leenahay waad ku degdegteen Dagaalkan waana in aad is dhiibtaan"
:lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Post by Cali_Gaab »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Wow, walahi I'm going to chew tonight.
What a week its been, caawa sheeko dhamaanaysa maba jirto :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Post by The_Emperior5 »

The funniest part is A puntland Parliamenterian said this

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Puntland oo Ka Hadlay dagaalkii Buuhoodle
May 22, 2010


Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo lagu magacaabo Bashiir Cabdicasiis Cumar(liilan) ayaa maanta Shir Jiraa’id ku qabtay xarunta Baarlamaanka kaga hadlay dagaalkii maalintii shalay ka dhacay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Ceyn.

Xildhibaanka ayaa sheegay inuu si aad ah uga xunyihiin dhibaatooyinka ka dhacay magaalada Buuhoodle taas oo ay ka dambeeyeen siduu sheegay maamulka Somaliland oo u sheegay in ay kasoo duuleen halka la yiraahdo Daroor isagoo sheegay in ay jawaab ku sugayaan Dowladda Itoobiya.

Wuxuu sidoo kale sheegay in xasuuqa lagu sameeyay dadka shacabka ah ee degmada Buuhoodle ay isaga kaashadeen maamulka Somaliland iyo maamulka Daroor,siduu hadalka u dhigay.

Xildhibaan Bashiir ayaa xusay in maamulka Somaliland ay joojiyaan sanaadiiqda ay ku wadaan suuqa hadii aysan joojina ay suuqa ay is arkayaan taasina meesha ay ku danbaynayso ay og yihiin maamulka Somaliland.

Xildhibaanka ayaa ugu danbayntii ku baaqay in maamulka Somaliland uusan khal khal galin Amniga ka dhexjira deegaanada Soomaaliya ka xasiloonaa hadii ay sii wadan ay nabada hada lagu wada noolyahay ay meesha ka baxayso.

Waa markii ugu horeysay Mudane ka tirsan Baarlamaanka Puntland uu ka hadlo dagaalkii shalay ka dhacay degmada Buuhoodle ee u dhaxeeyey Ciidamo Itoobiyaan ah iyo dadka degaanka.

Dagaalka ayaa waxaa ku dhintey inka badan 10-qof oo rayid ah,wuxuuna dhaawaca kor u dhaafaya 33-qof.

Maxamed Siciid Yuusuf
Wakiilka Horseed Media
Garoowe,Puntland
:lol: :lol: :lol: :lol: walahi puntland ba ugu daran
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Post by Siciid85 »

:lol: :lol: :lol: @ Mamuulka daroor since when did darood became a independent state, puntlanders are crazy.
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: lool puntland tells SSC to surrender

Post by Twisted_Logic »

Rightwing wrote:What's SSC?
According to brother Air-Canada SSC stands for ceeb, Soor and Caano :lol:
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: lool puntland tells buhoodle to surrender

Post by Twisted_Logic »

Siciid85 wrote:"Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta Puntland oo isaguna la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dagaalkaasi u aha mid ku dhacay Sii Khalad ah, Waxana u sheegay Ethiopia tahay dowlad Saaxiib la ah Puntland, Isla markana aay ka xun yahiin wixii dhacay, Waxana u Tacsi u diray Ciidamada Ethiopianka ee dagaalkan ku dhintay iyo kuwa ku dhawaacmay, Waxana u meesha ka saaray in Ciidamo Puntland ah dagaalka ka qeyb qateen, isaga oo sheegay in dagaalku aha mid u Dhaxeeya Dad u ku sheegay Qaswadayaal Iyo Ciidamada Federaalka ee dowalda Ethiopia"

Wasiiro Puntland Ah Oo Qaarna Ethiopia Ammaan u Jeediyeen Qaarna U Hanjabeen
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Where is 1nemansquad who said the Darod will come to the "SSC" rescue :lol:
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Post by ToughGong »

:lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: lool puntland tells SSC to surrender

Post by Twisted_Logic »

gurey25 wrote:this is sad...
Majeerteenga waa "pragmatists" Get it "pragmatists" :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”