Latest News on Buhoodle.

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Latest News on Buhoodle.

Post by Babygirl- »

Warka inta Hadeer la huubo.

9 to 11 Shahiids.

1 Madhibaan.
1 Geri-Koombe.
7 to 9 Dhulbahante.

the wounded are 30+

on their Side, they lost more than 9 soldiers & two of their Cammanders, Prisoners have been taken (13, some saved by the Cuqal) the rest were excuted in the near by towns. two of their Techincals were burnt.

Today their Gurmaad (ethiopian) came ( and 1000s of ours) & they met the elders on the Ethiopian side & told them we want Peace & we are Sorry for what happened & that they will pay for what happend. :up: & that they want to collect their dead, injured & look for their missing. (Reer-miyi have killed some)

How did it start, it started when Ethiopian's & their Somali Dabo Dhilifs came to the Border and started harrassing the people & stoping trucks at the border and holding them!, when the people asked them to realease their trucks they opened fire and it hit one man, that's when all hell broke loose & they were chased. :up:

They were trying to Break the Back of the people of SSC in support of the Dabo Dhilifs, bu we showed them not to Mess with us. :up: Allahu Akbar.

The War on the Somalidiid has started from Widh Widh to the out skirts of the Capital Laascaanood, every town is sending Gurmaad, we have won the first battles killed many including their cammanders & burnt 5 technicals, Haal Yaan laga Rebiin Cadoowga!! :rose: :som: :rose:
Last edited by Babygirl- on Sat May 22, 2010 2:59 pm, edited 4 times in total.
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Latest News on Buhoodle.

Post by hanqadh »

Babygirl :up: :som:

AUN to all the Mujaahids.

Good developments....
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Latest News on Buhoodle.

Post by Babygirl- »

Allaahu Akbar weey Jabeen, (Somalidiids) Two Cammanders have been killed and many of their Militias were killed, they attacked civilians on their escape near Bali Hadhac.

Jaaba oo Miir idi kama Haaro. :up:

SSC DARAWIISHEEY GULEEYSTA. :rose: :som: :rose:

Handhaq Guul inadeer. :up:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Latest News on Buhoodle.

Post by Khalid Ali »

Babygirl dadka aad laysan halkee lugu aasa mise waxa waxa qoro jidbaale. all we know is that one Sarkaal from somaliland is wounded Called Axmed daahir and he was taken to burco, No other sarkaal has died, But the jabhad wala karbaashay saaka
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Latest News on Buhoodle.

Post by Babygirl- »

Stop lying Qashinyahoow, Victory is with SSC. :rose: :som: :rose:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Latest News on Buhoodle.

Post by Khalid Ali »

Babygirl- wrote:Stop lying Qashinyahoow, Victory is with SSC. :rose: :som: :rose:
:lol: :lol: :lol: oke hadaad sidaas jeceshihid
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Latest News on Buhoodle.

Post by Babygirl- »

Walle Darawiish meel eey Joogta Dhiiga Dhaqaaq, :up: Dhurwaaga Xabashi iyo Dabo Dhilifkeeda Somalidiidna Dhulkaa lala dhaac. :up:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Latest News on Buhoodle.

Post by Siciid85 »

"Waxaa kale oo waraku sheegayaa in dagaalkaas oo markii dambe ballaadhay inay dablaydaas SSC kaga dhinteen toban qof iyo ilaa labaan dhaawac ah, oo isugu jira dhaawac kala duwan."
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Latest News on Buhoodle.

Post by Siciid85 »

Emperior is right Mujahiid Axmed dahir isn't dead he was wounded but 10 SSC militias lost their lifes on the way.

Widhwidhi (Oodweynenews)- Weerar lala beegsaday Ciidan ka tirsan Ciimada Qaranka Somaliland magaalo-madaxda Gobolka Sool ee Laascaanood, ayaa illaa hadda inta la ogyahay waxa ku dhaawacmay affar askari, ka dib markii koox dablay ahi ay jid-gooyo u galeen.



Waxaa kale oo waraku sheegayaa in dagaalkaas oo markii dambe ballaadhay inay dablaydaas kaga dhinteen toban qof iyo ilaa labaan dhaawac ah, oo isugu jira dhaawac kala duwan.



Ciidankaas weerarka gaadmada ah lagu qaaday, ayaa markii weerarka lagu soo qaaday waxay marayeen magaalada Widh Widh, iyagoo ku soo socday magaalada Buuhoodle oo uu shalay ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidammada Itoobiyaanka iyo dadka deegaanka, kaasoo sababay khasaare ba'an oo dhimmasho iyo dhaawacba leh.



Dhaawaca soo gaadhay Affarta askari, ayaa waxa loola soo cararay dhinaca cisbitaalka magaalada Burco oo hadda lagu dawaynayo, waxaana ku jira Taliyihii guutadaas la soo weerary Axmed-Daahir Cali oo rasaasi kaga dhacday dhabarka, illaa hadana koomo ku jira.



Kooxdaas dablayda ah ee dagaalka gaadmada ah ku qaaday Ma jiro, warar dheeraada oo ka soo baxay khasaaraha dhabta ah ee dagaalka, Haseyeeshee waxaa wararka aanu jiidaas ka helaynaa sheegayaan in cutubyo ka tirsan ciidammada qaranka Somaliland yimaadeen goobtii weerarku ka dhacay oo illaa hadda uu ka socdo dagaal u dhexeeya ciidanka iyo dableyda weerarka soo qaaday.

Oodweynenews.com/Hargeysa Office
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Latest News on Buhoodle.

Post by Khalid Ali »

Yeah wiilka Col axmed daahir wiilka gadabuursi Burco yaala wa dhawac. Ciid ay diileen ba iska yar qolladi jabhada walaga saaray goobtay joogaan waad arki doonta beri waxa ku dhaca. Guul Somaliland and we hope a fast recovary for the Mujaheed Col axmed daahir Dalkisa difaacaya. :up:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Latest News on Buhoodle.

Post by Siciid85 »

khalid ali wrote:Yeah wiilka Col axmed daahir wiilka gadabuursi Burco yaala wa dhawac. Ciid ay diileen ba iska yar qolladi jabhada walaga saaray goobtay joogaan waad arki doonta beri waxa ku dhaca. Guul Somaliland and we hope a fast recovary for the Mujaheed Col axmed daahir Dalkisa difaacaya. :up:


Amiin quick recovery for the mujahiid who is defending his country against nabadiids.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Latest News on Buhoodle.

Post by udun »

Looks like the SNM's policy of Mayd Qarin is back. Back in the days when we were delivering a knock-out blow against SNMs, they used to have a policy where they hid their killed and wounded. So today's loss of two Soomaalidiid militia officers and the wounding of another officer became only one officer wounded :lol: . Keep in mind the dead and wounded of self-hating SL militia is countless. The Burao and Oog hospitals are full with all of the wounded from the Widhwidh battles. There is a confirmed Condom (aka HJ) officer killed. There is another officer killed and once we know the full details, we will post it. One thing is very clear, it has been a bad day for the SNM militia and their cyberspace supporters.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Latest News on Buhoodle.

Post by Babygirl- »

Nugaal & Hawd Raagi Baxaada uu Fadhiyeey.
Waale Saciid Harti Baan ciidi Horjoogsaneeyn.
Inaad Hanaaan Weeydo Mooyo Haboow Haa Filaan.

Shirshoore Habaarwa Niimankiiina Sharaafta Badaan.
Shareecada Eeebe nimankii kuu sheegana.
Shaaraaf aan Gureeyn Ragaa Shaati looga Dhigaay.
Shaakalii Maayo Ilaah Shahiid waa ka yaahay.

Reer-Hagar, Wacaays Adan iyo wiilashii Mudnaa.
Cali-Geeri Gaardinaaya Geeyiga kaa Badaan.
Yahye & Khaliid iyo Wilaashaan Khaldamiin.
Barkaad & Bahararsamo Badidoo lumiiin..
Dhamoow Faraax Garaad ba dhanbaal ka sida.
Eee wixi nala Barataamaaya Hasoo Baxeen.

Naleeye & Nuur oo Ciiida Ka badaan.
Jamaac Siyaad ka biirtaa ahee an la gari kariin.
Mahamuud Ugaaryahan & Wacays Cabdulaha Culus.
Cali Garaad & Cumar Wacays ka Amarka Weeyn.
Dhamoow Maxamuud Garaad ba Dhanbaal ka siida.
Eee Wixi nala Barataamaaya Haso Baxeen.

Hinjiile iyo Hayaag na wawada Halyeey.
Cabdi Garaad wa Raag culus oon ciyaar aheeyn.
Reer-Yoonis, bare, Abokor iyo Madaaxdeena sare.
Wadada Mahamed muse Waa Culimoo Culus.
Garaad Yasiin iyo Dowlaada soocde.
Eee Wixi nala Barataamaaya Haso Baxeen.

Hassan, Huseen, Xamuud iyo Mahamuud Ugaas.
Ugaasyo waa Gesiyaa an shaki laheeyn.
Turyaar iyo Faraah Adaan ka cagaanoow.
Carale Mahad iyo Samakaab Ahmed ka culus.
Cigaal Naleeye iyo Hasan Ahmed waa Raag sheegane.
Eee Wixi nala Barataamaaya Haso Baxeen.

Cumaamado Xaariraa iyo Caaleema la saraaya.
Xabashi iyo Qashiinkeeda Raaga Ciida afka uu daraay.
Naguumana cuusbo waanu uu dhalaneeye.
Darawiish Dhasheedi baan nahaaye.
Markaa Dagaal loo saaftoy Goobtu tahaay Digniin.
Ragaan Diib uu siiqino oon saloogin baanu Nahaay..
Eee Wixi nala Barataamaaya Haso Baxeen.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Latest News on Buhoodle.

Post by Siciid85 »

Qudun, iis diyaari all the nabadiid - militias are going to xeerada qaxootiiga ee garowe pack up your bags. :up:
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Latest News on Buhoodle.

Post by GENERAL_SNM »

Dhawaanahanba waataanan tirin dhaantadii gabaye
Ma dhudhuminin maansooyinkii dhumucda weynaaye
Ma dhaafine waxaan damacsanaa inan war dhuugaaye
Marse haddii dadkii dhoohanaa dhedadu ii keentay
Ma dhursugo'e waa inan naxwaha ugu dhaqaaqaaye

Dhalanteedku waa waxa caruur baday dhan eegaade
Ku dhanqalante meel milicahoon dhiri ku oollayne
Dhufaan rarey ah waa lagu yaqaan dheeha roorsiga'e
Isba kuruska dhaabmaa hodiyo dhibida bawdyaaye

Hadba qaalimmada waw dhunshaa dhuurta doogga lehe
Dhudhubaha gahaydha leh wuxuu dhiriqda saydhaaba
Dhurwaa ba'an haddii lagu sallido dhimasho qoodeeye
Ma dheereeyo goortay durduro dhagac ka siiyaane
Kolka uu halbawlaha dhuftee dhuumatada gooyo
Dhuunyeedhis mooyee ka samir tamaro sii dheere
Halkaasaa waraabuu dhigaa kaga dhammeeyaaye

Adiguna dhiggiisaad tahay, iyo Dhoodi oo kale'e
Weligiin dhulmahantoow afxumo dhaha ma deysaane
Dhengadaana waa u cabbantiin sida dhabeeleede
Mar ka ay belaayadu dhacdee talo dhanaanaato
Hadhowbaa shimbiro dheelayaa dhiillo kuu noqone

Hadhowbaad Dhilaalliyo ka qaxi goobki dhererraaye
Dhurdihii Marqaan iyo hadhoowbaad Dhacar ku noolaane
Hadhoowbaad abtoow iga dhin iyo dhihi warkaagiiye
Nabad nagu dhaqaay iyo la iman odayo dhaadheere

Hadhoowbaa dhibiilaha tashigu dhiiqo kaa geliye
Hadhoowbaa raggii dhereggu hodey dhoobbi ii noqonne
Hadhoowbaad ratiga dheeliyiyo dhaanka ii raraiye
Hadhoowbaad kabaa ii dhabdhabi dheguhu hoolmeene

Hadhoowbaad dhufaysyada burciyo weelka ii dhiqiye
Hadhoowbaad riyaha iigu dhigi dhoofka waxareede
Hadhoowbaad dhamiijada ka guri naylihii Dharo'e
Hadhoowbaan xammaal kaaga dhigan taagan dhoobada'e
Hadhoowbaan dharreecida malkhabad dhoorka kuu sudhiye
Hadhoowbey dharbaaxada ilmadu dhaax ku gobo'layne

Afartaa dhammeeyee waxaan hore u sii dhaafshey

Maandhoow dhul lama maagi karo dhagaxyo jiifaane
Maandhoow dab lama sii dhex galo dhuxulo waaweyne
Maandhoow tog lama dhaafi karo daad ku soo dhacaye
Maandhoow libaax looma dhaxo meesha dhawrta lehe
Maandhoow Yaxaas laguma dhego miciya dhaadheere
Maandhoow Abeesada dharqada looma dheelmado'e
Maandhow dhayali looma maro dhuunta miinada'e
Oo maandhoow maroodiga dhabta ah looma fool dhigo'e

Dhasha reer Isaaq waad taqaan dhiirri iyo xooge
Weligeed gob loo dhaartay waa dhega adaygtaaye
Hadday dhirifto waa lagu og yahay dhac iyo duullaane

Jabhadaa la dhuray iyo sengaha dhabarku weynaaday
Dhallinyarada loo tababaree sidata dhawr qaadka
Hubka dhacaya Taangiga sidii dhibicda loo keenay
Ninkii dhimanayiyo waxan ogeyn dhaaftidii madhane
Bal an dhawro maalmahan danbay dhibi ku haysaaye

1982.. :sland: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”