Sunday, 23 May 2010 11:56 xusen Qarax ayaa saacad ka hor waxa uu gilgilay Xerada Ciidamada Xabashida Itoobiya ay ku leeyihiin gudaha Buuhoodle halkaasoo la sheegay inuu ka dhacay khasaare xun oo ay ku dhinteen 4 askari & haweenay rayidka deegaanka ka mid ahayd, waxaana loo badinayaa in qaraxaasi uu ka kacay Bumbooyinka gacanta laga tuuro oo ay xidhnaayeen askarta dhimatay qaarkeed, qaraxuna waxa uu xerada ka dhacay saaka iyadoo uu ka socdo shir u dhexeeyey odayaasha deegaanka & saraakiisha Ciidamada Bariga Itoobiya oo halkan ku sugan hadda.
Xiisaddu waxa ay deegaanka ka sii socotaa Xilli uu habeenimadii xalay (Axad) agagaarkaasi ka da" ay roob balaadhjan kaasoo saaka hakiyey in dagaaaladii shalay ee dhexmaray Ciidanka SL & Kooxo hubaysan ay ka sii socdaan degmada Widhwidh.
Allhawd.com
Breaking news 4 more Habashi foot soldier Dead in Buhoodle
Moderator: Moderators
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Breaking news 4 more Habashi foot soldier Dead in Buhood
Allah o ma nahareesto habashi and their badaqoodi.
power to somali people in buhoodle who defending their land from amhaaro iyo dabaqoodi.
power to somali people in buhoodle who defending their land from amhaaro iyo dabaqoodi.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 41 Replies
- 2482 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 19 Replies
- 2564 Views
-
Last post by wadaniweyn1
-
- 4 Replies
- 758 Views
-
Last post by Canuck2
-
- 9 Replies
- 786 Views
-
Last post by Rebelxx22
-
- 3 Replies
- 1241 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 20 Replies
- 2799 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 15 Replies
- 1295 Views
-
Last post by kambuli
-
- 1 Replies
- 329 Views
-
Last post by original dervish
-
- 19 Replies
- 1584 Views
-
Last post by Estarix