Page 1 of 1
IF U .............?
Posted: Tue Aug 02, 2005 3:54 pm
by B_A_D_O_W
VIEW THIS ANA KU W**A
Hidaheena waaye baadiye
Posted: Fri Aug 05, 2005 4:46 pm
by kaaba
Hidaheena waayoo Halki hoygeenu ahaa ,
Hablaheena dhaqankiyo
asluubtaba ka keeneen
Hidaheena waaye baadiyo
hooyaa ku dhalatoo
Maernba hilmaami maayee
Hidaheena waaye baadiyo
xoolahaan ku dhaqanaa
hilkoodiyo caahaaan
haruubo kaga dhiiqsanaa
hidaheena waaye baadiyo